Saalax

Somaliland region politician complains after Guulwade says Somalia government was right to shell SNM

Recommended Posts

Saalax   

Guulwade makes some valid points about the fact no country in the world will sit down and allow rebel groups to violate the country's sovereignty & unity. Nevertheless the shelling of civilian areas in Hargeisa was wrong.


 

"Dad ayaa diyaarad lagu garaacay run weeye, dad ayaa la laayay run weeye, laakiin dal kasta oo adduunka hal ma ogolaan karo, madax banaanidiisa iyo midnimadiisa in lagu ciyaaro dowlad adduunka ogol ma jirto, ciidan jabhad oo iyagoo hubeysan oo dalka inay kala gooyaan diyaar u ah ayay magaalada soo galeen, dowladdii markaas jirtay ma waxaa kula talin laheyd inay soo kala cararaan, dowlad kasta adduunka joogta waxay mas'uul ka tahay madax banaanida iyo midnimada, cidii midnimadaas halis ku ah waxay xaq u leedahay wax kasta awood ah inay isticmaasho" ayuu yiri Jen. Guulwade Wareysi uu siiyay Barnaamijka Garnaqsi ee soo saaraha ka yahay Wariyaha rug-cadaaga ah Yuusuf Xasan oo ka baxa Shabelle TV.
 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Guul-wade haadalkiisu waa sax 100%. 

Dhinaca snm ka istaagtay oo kiiska isaga waalayso waa dhinaca uu cudurku uga jiro, daawana malaha. 

Cudurka magiciisana waxaa la dhahaa (Been)

Waan idiin sheegi sababta uu u saxan yahay guul-wade hadalkiisu.

Hadii guriga caruurta aad dhashay kuu degan tahay abeeso gasho, yaa ka masuula inuu abeesada kasoo saaro?

Aabaha reerka, soo maaha?

Jawaabtu waa Haa ama (Nacam.)

Ka waran haduu foox shido oo ducaysto iskana seexdo, abeesadu ma iskeed bay isaga tagi, mise caruurta way cuni?

Jawaabtu waa (Maya) iskeed u tagi mayso, waa inuu guriga kula dhex dagaalamaa wax alle wuxuu heli karo kana soo saaraa 

Hadii kale intay caruurta cunto bay guriga dariska ah hadana u gudbi.

Dagaalkaas rayidkii ku dhinta sababteeda abeesadaa leh, odaygii dadaalayay dambi in la saaro xaq ma'ahan.

Aabe siyaad caruurtuu dhalay iyo kuwa hargaysa joogay isugu mid bay ahaayeen waa hadaad xaqiiqda rabtaan.

Usc dad shacab ah bay laysay oo aan hubaysnayn.

Madaxdoodii waa senators  
Yalaxow, qaybdiid, Galaal waa ragga masiirka noo ilaaliya maanta.

Wax daba taagan oo dacwaynaya ma aragteen?
Jawaabtu waa (Maya)
Ayagaaba dacwad qaba wali.

Ogow shacabka ay laayeen hayb kaliya bay u dhinteen mana hubaysnayn.

Miro barde duuduub baa loo liqaa macnaheeda ma taqaaniin boowayaal?

Miraha barduhu waa nabadda waana macaan.

Hadaad gudaha finjisho wax xasharaad u eg oo aad diidayso yaa kasoo dhex bixi, duuduub yaa loo cunaa ayagoo macaan waana nabadoo kale.

Ka dib waad cayili caruur badana way kuu dhalan insha-alah.

Snm dhaqankoodu dhaqan soomaaliyeed ma'ahan waana mida keentay in sanad walba cuqdad la cusboonaysiiyo.

Waxaan kula talin lahaa inay boqorada u tagaan ayagoo isku duuban, soona kaxeeyaan dadkii u shaqayn jiray markay soomaliland xukumi jireen wixii ka nool, kuna dhaartaan inaysan qasarka boqoradda ka baxayn ilaa la aqoonsigooda farta laga saaro.
Intaan ka badan waa waali.

Wada-hadal.
Xasuuq.
Duyaarado.
Afweyne.
Faqash.

Farmaajo.
Duriyad.
Beesha dhexe.
Ciidda-gale.
Dhamaad maleh.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Odaygan guulwade lagu sheegayaa beenta kamaba xishoonayo. Kuwa dhiigyo cabka waraysanaya ayaana ka daran. In la waraystaba ma istaahilo ee waxa ka haboon in noloshiisa inta ka hadhay uu maxkamad uu isku difaacaya iyo xabsi ku dhamaysto. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
15 hours ago, Oodweyne said:

Tallaabo,

I agree with you, but the tiresome piffle (for that is what he was spouting and blathering on with it out there) reminds me of that "famous line" from the poem of our uncle Mr Salaan Carabey.

Which was when he said to a "defeated low-born" cretin like this Guulwade creature, this kind of scalp taking line of verbal virtuosity, which was:

"......Hadaad Hiil Hinaastey, Aadse Itaal U Weyday, Ma Afkaad ku Ciil Bixi, Ileyn Cidlaad Ka Hanjabeysaaye......" (or words to that effect).

Hence, in my view, even the grand passing of time itself could never wither nor diminish the punching "potency" of that simple line of Somali poetry.

It's such beauty to witness the elan of poetry's composition in which some men have the raw talent to reach it. Which is what Mr Salaan Carabey had it in abundance, indeed. 

And more to the point, I suspect such defeated man from a "defeated faqash ideology", like this creature, will always end up chancing his luck on an empty fighting talk and cheap bravado from the distance.

Given that he knows that no amount of such talk will do nothing at all to those who bested him and bested his miserable political ideology in a broad day light. Which is in essence what those folks in Somaliland who are colloquially know as the SNM folks and its political heirs have done it in the fullness of time before the "surmising ledger" of the Somali history.

This is what I suspect to be what he is finding tad difficult to accept it. For it's a history that tells such "finality of judgment" in which his political ilk are the real "eternal losers" of that history.

And of course there is nothing his kind of ilk can do about it other than to glibly or tendentiously talk crap about such history. Which is the real motivating thing on his part.

Mudane Oodweyne waan u jeedaa in uu udaygani xanuun hayya dartii oo hinaase iyo ciil sababay kula hor dhacay kamaradda. Iska daa ha iska yara nafisee. This kind of interview is a sort of psychological counselling for the likes of him and I think the great people of Somaliland are charitable enough to allow him a bit of treatment for his debilitating mental condition. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.