Saalax

Maxamed BK apologizes and says he will go to Mogadishu

Recommended Posts

Saalax   

 

1:31 "Meelkaysta joogan Umaddayda Soomaaliyeed wa idin jecelahay"  :) it is good he apologized and realized secessionist hatred will not be tolerated in UK. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

He can take and shove back his pretentious raaligelin where the sun doesn't see. His hatred of ummadda Soomaaliyeed is well documented, including his other cuqdad-ridden infamous phrase, "Xamar xabad baa iga xigta."

In the latter case, dameerkaan eeyga ah also sung hees raaligelin ah in the middle of this year. Waxa calooshiisa ku jiro ayaa ka soo fakado, sida dameer camalna isma celin karo.

This so-called raaligelin waa lagu cadaadiyey, I am sure, worrying about his visa uu ku joogo Ingiriiska with his Soomaali baasaboor. He also wants ruwaayado kale Yurub ku qabsado, which he is afraid now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Reer Burco ayaa yidhaahda: "Ala maxaa dhakh nabiga baratey". Midkaas ayaan soo xusuustaa markaan arko mid Ina-Gumeed gudhuu ah oo afka kasoo xumbeynaya oo Soomaalinimo ku dhuumanaya. Ileyn waa "looma-Ooyaan" aan laheyn tol xiniinyo leh oo wax ka celin kara. Inta aan ka aheyn cal-calka buluukiga ah ee uu isku dabrayo.

Waxaan kaloo soo xusuustey in Mr Mahamed BK uu yahay nin uu adeer u yahay gabayaagii weynaa ee Reer Sanaag ee Xaaji Aadan Af-qalooc. Oo ahaa, ninkii qeexista Soomaalinimo iyo afkoodaba si dhaba oo cilmiyeysan loogu soo gaadhay. Xornimaddii helisteedana kaga soo qayb qaatey gabayo taariikh galey. 

Laakiin "Ina Gudhuu-may-fadaase", oo higaada, nuxurka iyo naxwaha Af-Soomaaliguba ay ugu muuqaneyso "af-giriig iyo af-laatiin", yaa u "tafsiiraya" Somalinimo waxa ay tahay?

Iyo wax dhaqanka ummadeed ah ee ay salka ku heyso. Kuwaas oo ah wax yaabo ku jira suugaantii badneyd ee Xaaji Af-qalooc nooga tagey iyadda oo gabayo ah oo taariikhda Sooyaalka Soomaaliyeed ku jira.

Markaa, waa halkii reer Burco'e, "ala maxaa dhakh-weyn nabiga baratey". Ana waxa aan odhan oo aan ku darey:

".......Alla Maxey Gudhuu iyo Gocoro Gaa-gaab ahi, Geesi Guulaystey Kadaba Guuxeen......" 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The BK issue has highlighted the misplaced priorities of Reer Koonfurka. They know who financed the bombings, they know who carried out the bombings and they know which countries are knee deep in this.

If only they spend 10% of the hate energy they expended on BK on the real issue, they could have gotten closer to resolving their issues. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.