Sign in to follow this  
Maaddeey

Dahabshiil Bank oo Djibouti laga furay

Recommended Posts

Maaddeey   

20100320124039dahabshiil.jpg

Madaxa Shirkadda D/Shiil A/Rashid Mohamed Saeed

 

Bangiga Dahab-Shiil

 

Sharikadda xawaaladda ee Dahab-shiil ayaa maanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee waddanka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaaran.

 

Munaasabadda xafladda furitaanka bangiga Dahab-shiil waxaa goob joog ka ahaa madaxda ugu sareysa waddanka Djibouti, Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xeyd, Ra'iisul Wasaaraha Dileita Maxamed Dileita, Guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti Idris A. Ali, Guddoomiyaha bangiga dhexe Jaamac Maxamuud Xeyd iyo marti sharaf kale

 

Madaxa shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid, oo Djibouti jooga oo BBC uga waramayay furitaanka bangiga ayaa sheegay in bangigoodu yahay mid caalami ah oo Islaami ah.

 

Bangigan cusub ayuu sheegay madaxa shirkadda in uu u adeegi doono dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Maaddeey:

^Reer Reer beyba kaaga dhegtayee, Lafahaa?
:D

Lafaheey wey taxan yihiin :D

 

It's not that, I am just trying to figure out where you come from that's all :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lol@is jilci. Oh my fault I thought you were familiar with the term 'skinny'. It's somewhat derogatory or a label used against somalis. It was coined by the U.S forces in Somalia in '93. Markaa as NFD fella I could imagine why you were dumbfounded.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this