Sign in to follow this  
Mr-Peace

Somali-African marriages

Recommended Posts

MZanzi   

BOB, tuujiye ciyaal xamar waaye baas taraarax si loo dhiibo mayaqaano waxaan ka baqaa Harambe Stars camal inu banooniga kor kuugu qaado smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Wallahi Cabdoow bro taas aan ka cabsanooyaa! :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiye:

KK kaalay meeqo kaniini ambashaliini aa maanta kugu maqan? mise burkaanti aa ku quraacatay?

Shakhfir baa lagu yiri

Shakhfur iyo nus adaa ha, xaa ii jirihee oo waxaasoo dhanoo kaniini iyo burkaanti ii siihee maaladukaato yahoow wajigiisa moodid feeraha Fufu (yacni six-pack nooh)... icon_razz.gif

 

Cambuulo aan ku casheeyay xalay nooh...

 

Bob, Tuujiye faraha ka qaad, yarka ayaamahaan caadi ma'aha...Ciyaalka xaafada hadey ahaan leheed muu Dominican Republic tan ku qaadan lahaa? Wiilkaa waa tagay, waa tagay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waanba yaabanaa ba waxaan is dhahaaye kii Baseball scout muu noqday oo meesha cayaartoy yar yar muuka raadiye mise illeyn xariiftoo aa lagasoo tumaayay...wallaahi waa la tagee de?

 

 

Ninkan waalan wuxuuba nagu fure leen cusub oo waaba madax wareer iyo hada koow yaa noo muslim eh hee? fiiri madaxiisa aa moodo muufo maraqii iyo macsaradii laga hilmaame...maaladukaato maan dhahaa? :mad:

 

 

Domenikaaan ribablig maxaa iisoo arkay? Ruben Sosa Tvga aanba ku nacay aragiisa oo aan khadyaan ka taagnaa waaba waddankiisa uga daba tag...yac!

 

 

Hada aniga intee ka keenaa lacag aan domeenikaan ribablig ku aado? mukhalas mala helaa taloow meequuna igu geenaa? maloo lugeen karaa? hadaan berri alaseey dhaqaajiyo oo aan socod boobsiiyo meeqo cawo iyo meeqa maalin aan u socohaa? :(

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

boosaneera ibnu maandooriye al-daacuun yaa dhageestay sheekooyinkiisa, waxba ma ogidiinee shib dhaha

 

 

dominikaan republic digir bas aa laga cunaa waa meel dadku dhan wada xiranyihiin palm tree as clothes, guryahey seexdaana waxaa ku nool masas afar afle ah, qofkii arkey baa arkey

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Adiga maad seexatid maxaad saacadaan meesha lasoo indho weyn tahay?

 

 

waqtigaagii sariirta waa la gaaray sooma ogid? lugaha dhaqo, macawiistaada jag isku sii, kaniinkaagana ha hilmaamin inaa laqdo ee sariirta gal...seexo caawo waxba ma jiraane. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

what do u mean seexo, it is only 2:30PM here, waxyar ka hor aanba tukaney duhurkii

 

waraa ma kaabsool imbasaliin aa maalmahaan rukun kuu ahaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by *BOB:

Hada aniga intee ka keenaa lacag aan domeenikaan ribablig ku aado? mukhalas mala helaa taloow meequuna igu geenaa? maloo lugeen karaa? hadaan berri alaseey dhaqaajiyo oo aan socod boobsiiyo meeqo cawo iyo meeqa maalin aan u socohaa?
:(

Intaa ku arkaayay uma maleynaayo inaan saan ugu qoslay wax aad soo qortay...Qosol il gur ah saan u qoslaayay qalbigaaba i hurisay...

 

Adi fiiri ha'is calool xumeyn, niyada khery usheeg, ani iyo Juxa aa kuu joogno...Ana inta aan sponsor ka xareynaa, iyadana xaga...Ani cunug iga dhuman ahaan inaan kugu xareeyo lee waaye, saa qof iga yeelaayo maleh wiilkaan yaroo dhabankiisa dhalaalaayo inaan isku qaboojiyay...Abaayo Juxa can get away with iney odaygeeda ahaan kugu keento! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D:D koolo, adna maantaad ugu darneed waxaad qorto :D:D

 

 

waxaan soo xasuustey qooleydii ku margatey masagada intey is tiri ka hor dhameeso kuwa kale inteysan kugu soo gaarin, halkii bey ku dhimatey oon ku aasney

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^What? Maxaa ugu daran? Tuujiyaa dadka kawaalay, hada waakan maskiinkaan ugaaligiisa happy-ga isaga haa dhohooyo Dominican Rep maloo lugeyn karaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

is xambaarkaan ka hadlaayay camal, iyo sidaa u meeleesay wiilka durbadiiba, anigana anaa dhalay aan ku soo galinaa camal :D

 

 

lool@domican maloo lugeyn karaa, wuu iska yeel yeelayaa ninkaan BOB godkiis ma qodna, maba baraneesid adiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Wareegto Luga Cad

 

 

:D:D:D Ugaali Fu-Fu aan u daaye isagaa suu iiga boobaayay bee nafta iga dhacday, hada waxaan fiirinaayay qiimaha uu maraayo GPS oo waxaan rabay inaan iska lugeeyo laakiin waa igu qaali kow dheh dadkana ha u sheegin laakiin waa runtaa ninkaan Tuujiye ah baa i wareeriyay...buufis buu igu xiray. smile.gif

 

 

Nuune intee joogtaa oo 2:30 PM ay hada tahay mise waxaa rabnaa isu sheegeenaa? maxaa dhacay ilmo Guinness maka haajirtay? teeda kale gabarta ha waalin waa ogtahay inee daacad iga tahaye. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Adi iisoo sheegbo sidey 2:30pm kugu noqotay? I have a feeling adiga iyo Tuujiye inaa Bob ka waashiin inaad rabtiin! Waa shakiyay ani... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Ma aragtay horta? inee buufis igu ridaan ee rabaan oo aan dharka xoorto...Allahuma Najinaa. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wareerkaana maxaas ahaa? ani maa waalan mise dad qaaqaawan aan arkooyaa? shini ha idin qaniinto wili shiirka ha idinka qaniinto....

 

 

BOB saaxiiboo Dominikaano isgee aan ku dhahay duqa waalina ma iga aha lool.. wili Porta Plata aad aan ku dhahay..... caga hoosteed aa kasoo qoyee aan ku dhahay oo adigoo ma waxar bee aheed dhaheysid aa la arki doonaa lool.....

 

 

KKK! koofi guduud waaxid! kaalay "Wareer Badanaa" compeny ah ma furaninoo oo dadka buufiska qabo lagu waraabiyo?.... BOB iyo Ailiya maan sidii labo bakeeri oo qaanjeer leh camal "qabash" isku siino? nacalaa ciridkoodo kutaalo anaheenee!

 

 

FUFU, ani tiris iyo moolees lee ka danbeeye back in the days! loool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this