Sign in to follow this  
Nephissa

Virginity Lie

Recommended Posts

Ducaysanow, kaasi waa gardarraa! Asagoo kale adeerkay wuxuu oran lahaa waa geeda-sare laac!

 

Geeda-sare laacuna, Nin adoogi gaajo u baqtiyey waw garaad li'i :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Nin gaaban oo fool xun baa wuxuu qabay gabar qurux badan. Maalin buu usoo galay ayadoo si fiican isu qurxisay. Markaas buu isha la raacay awoodina waayay inuu ka jeesto. Markay aragtay siduu u eegayo bay tiri: “Maxaa kugu dhacay?".

 

“Wallaahi aad baad u qurxoonaatay”. Markaas bay tiri: “Ku bishaareyso inaan aniga iyo adiguba Janno geleyno”. Suu weydiiyey: “Oo xageed ka ogaatay?”. “Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno” bay hadal ugusoo jartay smile.gif

 

 

Ninka waxa wanaagsan inuu gabadha uu guursanayo saddex dheer yahay: da’ iyo nasab iyo duunyo, si aysan u yasin. Gabadhana waxa wanaagsan ninka ay guursanayso inay saddex dheer tahay: samir iyo edeb iyo suurad wanaag, si uusan u yasin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooool this thread had me laughing.

 

I cant believe it 4 pages and nobody mentioned sheekadii ninkii la siray oo lafta canbe loo geliyay :D sida A&T geesi ma ihi haddi kale waa tururixin lahaa but im sure most of the old timers know it anyway

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lol...laf canbe...tell with little more details.

 

 

This somali beat up his wife after his wedding night when he found out that her virginity claims after all the years of their shukaansi was a lie. Ouch. It's better to simply say you have slipped once and now you are better person.

 

What does it mean to be a virgin?

 

Simply if a girl is missing the hymen, it doesn't neccesarily mean she has had intercourse beforehand. There are many things that can break it. A girl can have ripped hymen and still be a virgin. So you know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aniga iyo [waxaygii] miyaa eed nakala gaartay

Garba duub u hayntii miyyuu gacan i naafeeyey

Ma kastuumadaan xalu gaduu caawa kala gooyey

:D:D:D ,,, mar horaa gabaygaa iigu dambaysay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

PM ma Prime Minister baa? aaminaada waxaan ka wafdaa halkanaad keeni, kolkaasa sumcad xumadii shalay ee la igu been abuurtay oo kale dhici.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sidii gabadhii shalay laga sheekeenayey baad rabtaa inaan ku iraa hoooooostaan ka hayaa. tirrir siinyaha iga daa waxaan hayo kolkaan isku hagaajiyo waan kuu soo diriye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this