Sign in to follow this  
Jacaylbaro

100 Kalmadood oo Raggu ku Beerlaxawsadaan Dumarka.

Recommended Posts

1. Sida Bunkaad ii qabataa

2. Waa laysku kaa goosanayaa

3. kurus baad tahay

4. saladhkaan kaa dhex arkaa

5. -waad soo tuurtay

6. Inaabti Bariis macaan

7. Qurux ayeeydeed

8. Waa laysku kaa jarayaa

9. Dhuc baad tahay

10. Gool baad tahay

11. Indho daraandar baad tahay

12. Indho deeralay baad tahay

13. Xaada ayaad i joojisaa

14. Xumad baad igu abuurtaa

15. Codkaagu waa maan-qaad

16. Bal yaan lagu cawriyin

17. Fariid qurux leh

18. -Gaari fahmo badan

19. Caqli culeys leh

20. -Yaakhii intee jirtey

21. -Abaayo macaan

22. Adiga waa na waashay yaakhii

23. Qalbi xanuun aa igu riday noo

24. Aniga cunto ma cuni kari

25. Yaakhii fiiriya sey u taallo

26. -Heey tani waa khatare

27. way iigu kaa baxdaa

28. Xaggeed ku nooleyd

29. Lama arag baad tahay

30. goormay ku dhaleen (inay mar hore ku dhalaan bay ahayd)

31. Waad isku dhacaysaa

32. Yaakhii waa i waashay aniga

33. Fujuq fariidaa tahay

34. way igaga kaa dhagtay

35. Beer lula )waa halkii Hadraawiye

36. jam-jam baad tahay

37. ninka ku helaa nasiib leh

38. inaabti miyaa lagu qabaa?

39. dharkan aad baad ugu soo baxday

40. waad maraysaa

41. khatar baad tahay

42. waa la yaabay

43. isku cun baad tahay

44. inaabti waan kaa helay

45. way igaga kaa dhacday

46. geenyo ayaad tahay

47. magac qurux badanidaa

48. waad I cajabisay

49. quruxley baad tahay

50. mays baran karnaa?

51. xaafadeed gashaa

52. numberkaaga ii sheeg

53. xalay oo dhan agtaydaan ka raadinayay

54. indhahayga nuurkoodaad tahay

55. wadnahayga jeexii baad tahay

56. jidhkaygaad dhex qaaday

57. qalbigaad luxday

58. jacaylkaaga aawadii axbaan idhi.

59. muxubo iyo kalgacal baad igu abuurtay

60. qof aan adiga ahayn qalbiga uma sii daayo

61. hadal hayntaadaan jeclahay

62. waad nuuraysaa

63. waabad I cawartay manta

64. baryahan maxaa kuu dhuuntay(waad qurux badatee)

65. sahal laguguma helayo

66. gab iyo rax baan kugu ahay

67. subag illaahay baad tahay

68. ag joogaagaan jeclahay

69. shacnigaagaa isoo jiita

70. hayga tagin bilaahi calayk

71. tii lay qoraad tahay

72. waan kaa helaa

73. way iigu kaa dhan tahay

74. lagaama jeesan karo

75. hooyonimo waad kusoo baxaysaa

76. mid kaa qurux badanba miyay jirtaa

77. halyay naagtii baad tahay

78. fujis baad tahay

79. maanshallaah, maxaad alaab ruxaysaa

80. xubno jalaqsaneey

81. sawdigan buskut noqday maaha

82. ilko caseey

83. indho u rooneey.

84. qiimo badaneey

85. wacaneey ma kusii dhaweeyaa?

86. cabaadh yahaagaa idilay

87. dhex yar

88. isku simaneey

89. malabooy

90. sonkoreey

91. kaftan wanaagsaney

92. hubqaaday

93. bil dhalataay

94. bilicsaneey

95. boqoradii haweenkaay

96. bohol yoobay awgaa

97. laamida ha marin baabuurtaa is duqayne

98. xuural cayn soo luntaad tahay kuwa aduunka uma ekide.

 

Raggii hore beerlaxawsigoodii wuxuu ahaa hal xidhaale, waxan ka mid ahaa:-

 

99. Nink intuu hablo gayaan ah u yimid, waydiiyay saddex su’aalood oo uu

Ta ugu garaadka fiican kaga dhex xulanayay wuxuu yidhi:-

Saddex arrin ii sheega

 Geel xeradii!

 Rag gogoshii!

 Garrow iidaankii!

 

Hablihii mid ka mid ah ayaa garatay oo tidhi:-

 Geel xeradii waa nabad.

 Rag gogoshiina waa Godob li’i.

 Garrow iidaankiina waa Gaajo.

 

100. Nin kalena wuxuu yidhi:-

 Gabadheey dhulkan duub

 Yaduna markaasay tidhi dee ka kac waayee.

 

 

HALKAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

ahaha sida bunkaad i qabtaa. Shaklak.

 

I once said to a girl.

 

"maanta aniga oo hiwayga saaran ayaad hal mar niyada igaga soo dhacday. dhag! anigii dhamaaba imeeyey? gaadhigii ayaa jar igala dhici gaadhay, maxaa yeelay adiga ayuu miyirkaygii, niyadaydii iyo maankaygiiba kugu soo maqnaayeen. Macaanto runtii maanta waan sigtay adiga daradaa. Waxaan sameeyo garanmaayo maskaxdaydii adaa iska dhex degay kana bixi la'."

 

she almost melted.

 

 

"aan ku jeclaadee dhagaxan sooh"

 

jawaab: soo calaali waayahee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Naw! sheeko jecelaa ma inan yar oo seexan wayday baa. hihi

 

naah, I actually heard it from someone. :D a rer xamar guy. Offcourse they're the masters of seduction. qofyeey runtii bakeerigii biyaa aaba iiga dhex muuqtay. waxkasto adi suuradaada lee ka dhex muuqanayso. :D

 

stupdhin been badanaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Abaayo rati Macsaro shiidaayo camal aa maskaxdeeda har iyo habeen ugu dhex wareegesata lol

 

alaabtan aan shalay qof dhahayo maqlay qosol aniga lol...Macaanow murqo kuusow maku majuujin karaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

79. maanshallaah, maxaad alaab ruxaysaa :D:D

 

can you really say that and get away with it?

 

67. subag illaahay baad tahay

 

This must be reer Burco :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Sheekadan ayaa hada socota waxaas waa old school

 

101 qofyahay shuban ayaa kaa da'aya

 

102 qofyahay xaar weyn baa kugu yaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^looooooooooooooooooooooooooooooool peasant, uma maleenayo hadalada nocaas ah in ee meel ku gaynayaan....Jacaylbaro bal wax ka baro ..

 

 

Jacaylbaro lool I liked most of your pick up lines....Keep it up!!

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

But I doubt Aaliyah would fall for any of them.

 

Jb: Inan jag jag iyo daadax ayaad tahay. Fariid aleelehe waa wax dabada lageeyaa oo socodka labaraa.

 

Aaliyah: umm, maxaad saas uga hadlaysaa? meesha ma ciyaal ayaad ku aragtaa aad sasaban kartid?Waar orod oo wax isku fal ayaan ku idhi oday yahow qarnigii hore kasoo hadhay.

 

wa salam.

 

------------------------

 

 

LOL ouch.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

I thought the lines (well most) were lame, so looked in the link and see that it's from a sister. She's taking the proverbial! Faraxs, use them with caution.

 

I know. You're welcome. smile.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this