galbeedi

If Farmaajo doesn't eliminate Madoobe Soon, then the office of the president will be damaged forever.

Recommended Posts

Deni, Waare and Laftagreen are as bad as the missing actors Xaaf and Madoobe. Waa walaalo kuligood. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
3 hours ago, gooni said:

Mowduuca doodu ma'ahan farmajo iyo madoobe

Doodu waa tabasho ka timid maamul goboleedyada qaarkood oo ah waxbaa nooga maqan federaalka dhexe, gaar ahaan galmudug iyo jubaland.

Federaalku intuu doono ha xukumo dacwo ma'ahan shaqadiisuu wataa.

Mr.madoobe wuxuu leeyahay xaqii jubaland ma hayno!!,

Aaway jubaland'ta uu wax u doonayo ma tobankaan nin oo kenyatiga la joogaa mise waa sadex gobol oo uusan wali indha saarin sidii loo doortay?

Waligaa ma maqashay madoobe oo socdaal ku tagay magaalo hoos tagta xukunkiisa xataa cirka ha maro haduu doonee?

Awoowe kismaayo dhagaxbuur ma'ahan waxaa dega tobonaan qabiil oo qaarkood afsoomaaliba ku hadlin ma aaminsani in nin maskax warlord ku jirto uu wadi karo.

Waxaa loo baahan yahay nin xadari ah maskax furan dadka iyo dawladda dhexe isku xiri kara, xaqiisana si degan kusoo dhacsan kara oo aan aftaag lahayn.

Xaaf

Been kuu sheegi maayee meel fadhi u ah kuma taalo galmudug

Koonfurta gaalkacyo mundul lagusoo dhaweeyo kuma yaalo, shaabad warqad galmudug leedahayna wali lama samayn

Cadaado warkeeda iska daa.

Dhusomareeb kaneecaa ku cunaysa waa haad geed waayay, jufadiisa madaxwyne kale bay dooratay.

Nimanka noocaas maamulkoodu yahay maskaxdooduna jahli ka buuxo, garbihii federaalku ku duuli lahaa malagu sheegi karaa? Simply waa maya.

Puntland 

Nimankaan waxay ka dhiganaysaa jaranjaro ay hadafkooda ku gaaraan

Hadafkoodu muxuu yahay? 

Hadafkoodu waa dawlad dhinac ordaysa tan federaalka oo wax kasta oo golaha federaalka kasoo baxa si toos ah dastuurkooda uga hor imaanayo waana camiil shisheeye u adeega oo isla markuu hadlaba la casuumayo.

 

Si kastaba farmaajo wuxuu tooshka ku qabtaa waxa laga dhaqaaqi la'yahay haday noqoto siyaasiyiin dantooda ku indho beelay haday noqoto madax goboleed faasida haday noqoto ganacsato fowdada ku naaxda

Fashil waxaa ah hadii aad tooshka dansato oo aad gudcur ku lugayso.

Beer qodax ka dhex baxday lama guran karo ilaa qodaxda laga nadiifiyo.

Madaxweyne aysan madax goboleedka isku dhici madaxweyne ma'ahan adigoo ka cabir qaadanaya dhaqankooda.

 

Nac nac nonsense. Farmajo tuuloyinka u so boqday no sheeq.

 

your type want anything but to be held accountable. This is not 1969, and the somali people fake wadaninimo they will not buy. 

 

Farmajo has brought this country to its knees ( like father like son). 

 

You have 16 months left before oblivion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
15 hours ago, Apophis said:

Nac nac nonsense. Farmajo tuuloyinka u so boqday no sheeq.

 

your type want anything but to be held accountable. This is not 1969, and the somali people fake wadaninimo they will not buy. 

 

Farmajo has brought this country to its knees ( like father like son). 

 

You have 16 months left before oblivion.

isn't too long 16 months, when your heart functioning too fast?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhoodaan   
1 hour ago, Dahireeto said:

Apophis, Madoobe's actions ain't good for the family. 

what actions? Telling Facebook president get lost.

Madoobe at least is man enough to state why the meeting failed and excuse him self from None sense meeting. where the other hand, till to day. you are so called president did not address the nation and did not bother to state his standing on the issues, or did ever address the nations he represents when there is an issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
20 hours ago, gooni said:

isn't too long 16 months, when your heart functioning too fast?

At least the murderous siyad Barr knew how to speak with the people,  the autistic Farmajo cannot even talk with a group of children.

16 months. Tick tock. See you on the way down

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
12 hours ago, Dahireeto said:

Apophis, Madoobe's actions ain't good for the family. 

Which Family? Don’t say D block. There is no such thing.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Modobe action ain't good for somalia

Family hadaad ula jeedo seeraar iyo madoobe lagama yaabo inay meel gaaraan, khibradu waa inay taariikhda ka dambaysa.

Shaqada meesha taal way ka wayn tahay guri ugaali lagu kariyo, waa saďex gobol oo qurux badan oo la doonayo in shacabkooda loo shaqeeyo laguna xiro dawladooda dhexe.

Hadii xaq ka maqanyahay jubaland nin afka cirka u taagaya ma keeni karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhoodaan   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Jecliyaa karbaashka qalimeed ee Amiin Caamir.

60252077_1944343082336251_81247322101304

Miskiin, base to your blended support of farmaajo, one can simply assume  that you are another duq bilow. Wasted public money. Millions of Somali are starving, here is your faje president spending money on cheap propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhoodaan   
23 minutes ago, Dahireeto said:

Who is Duqbilow?

 

Duqbilow is like Amin Arts that uses his mouth. He is one of thousands of paid Facebook characters, who are paid to spread Nabad Nolol Propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
11 hours ago, Dhoodaan said:

Miskiin, base to your blended support of farmaajo, one can simply assume  that you are another duq bilow. Wasted public money. Millions of Somali are starving, here is your faje president spending money on cheap propaganda.

The Farmajo dhabadilifs are out in force on SOL. They believe, as he believes, that Somalia was nithing before him and his family.

 

Somalia was something until his uncle destroyed Somalia. We will never forget that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.