Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

H$M

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Mexx
balaayo ayaa ka dhigtee. War haddii la igu baryaayaba ma galeen dukaankaas.
Lacoste
amaa soo fiiriyaa taloow now. Meeshaas raqiis waaye maqlee.
:D

GAX GAX GAX, KIX KIX KIX...Igadaa igadaa!!! LOOOOOOOOOL...Bas bas waakaa haray...Waa igaaday... :D

 

I don't think inaa saan u qoslay waayahaan...Thnx...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I Loved shopping at H&M when I was in the states last, lakiin they don't have them AT ALL down here :(

You can't even shop online for them either, you have to be in Europe! It really does suck!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooool@MMA....

Yarka been afuufoo aa bilowday yaah!!! xabadka iyo gacmaha kugu yaalaan maba loogu talagalin H&M clothing anaga warkaas naga daa!! waraa ciyaal istakiin shimee noqotay? nin Tim Hortans iyo Xamdi Kunool maba xiran karo H&M..koofiyad bidaarta lagu qariyo haa ama shades oo raqiis eh laakiin Surweel iyo sasamaaniko ka gado aaaa seecamal adi war maa wadeenaa?

 

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa Tuujka waaku salaamay. Intee ka dhacday, ma nooleed? Waa maqlay in lagu af, xabad iyo lugaduubtay. :D

 

Surwaaladooda kama hadleynin iyo dharkooda dressingka ah. Kuwaas wax la gishto ma'ahee. Casual polo shirts iyo shirts ka hadlaaye. High-end quality kuwa ah haayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abaa kor iyo geesaha aan kaa salaamay horta.. Baryahaan duleelkoo oo odaykaste ka wardoonay aan ku maqnaa laakiin isbuucyadaan danbe leersasho doon aan bilaabay in aan raadsado nooh...

 

Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh.. laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement.... Surweel H&M kan sameeye Tuur ilaahey haka soo saaro asbax duureedka! waa na ceebeeye...

 

Shaati kuleeti gaab ee hada keeneen ma argtay, shaati waa haayaan laakiin shaf haduusan kugu yaalin ha isku tagin yarka!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LoooooL MR BEAn IS Back ..duqa wlcmm back.. ayaantaan badweyn aad dhex quustay aan umaleeeena markaasa sida ugu dhex dabaalaneesay biyo cabtay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ bismilaah maxaa waaye ninkaan murqaha weyn? waraa foolxumadaas iyo murqaas ma isku tagaan ee maad walaalo aniga igu taba caareysatid..cuudu bilaah waxaan qubo cunoona waa ka darantahay ee maxaa cuntay bajaq 200bls kor u dhaaftayaa? aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aaaaa!! hoo bariiska!

 

waraa 4real? I knew one fUfu that was She, so what was tabeelihii hore.. aduunka SOL waxaan ku nacay magac yada cusub...

 

ps. Waraa I was always here laakiin meeshaan boring ee noqotay.. dadka dhan news lee sheegaayaan like in aan daawan newska camal reerbaadiyaal aa isku imaaday.. MMA lee shidooyo

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh..
laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement....
Surweel H&M kan sameeye Tuur ilaahey haka soo saaro asbax duureedka! waa na ceebeeye...

HAHAHAHAHAAAAAAA...I ga dhehlee salaanuu taagaayay, intuu isku fuurinaayay bisinkee? Istaqfurulaah!!! ISTAAQFURULAAH!!! War waxaan arka?

 

 

TUUJIYEEEEEEEEEEEEEE EEEEEEEEEEEE!!! Aboow inaa monitorka hug gareeyo aanka baqay markaan magacaaga arkay...Hadana waxaan isdhahay dhoorahaan probably jac kulul uukugu dhajinaa... :D SOL waalagaa xiisay, meeshaan ani hada hurdaan kaqaadaa and lately it doesn't take much inee hurdo igu qabato...

 

 

Laakiin Lacoste wax kale ka dhigtee. Yaxaaskooda logo'aha u ah aaba necbahahay.

MMA, qatar afkeyga maku noqonaayo Lacoste...Sansamanik adooda xataa $30 majoogto maclaa funaanadahooda... icon_razz.gif Naga daa hee, American Eagal aan kugu ogahay...Way too cadaanish for my taste dukaankaas...

 

 

ps. Waraa I was always here laakiin meeshaan boring ee noqotay.. dadka dhan news lee sheegaayaan like in aan daawan newska camal reerbaadiyaal aa isku imaaday..

Ma'ila aragtaybo? War dadka TVgooda wili antenada kataagantahay xataa news waa usoogalaa dadkaan ma'ogaan umaleynaa... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Abaa kor iyo geesaha aan kaa salaamay horta.. Baryahaan duleelkoo oo odaykaste ka wardoonay aan ku maqnaa laakiin isbuucyadaan danbe leersasho doon aan bilaabay in aan raadsado nooh...

 

Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh.. laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement...

Duleel ku dilay, duleel kulahaa. Waraa gabdhaha faraha ka qaad, adigaba duleel iyo godba waa kugu yaalaanee. :D

 

Maxaa tirina? Bajaqda ha u maleyso in uu bahalka daraadeeda usoo fak fakanaayo? Waaloow dheh hee.

 

qatar afkeyga maku noqonaayo Lacoste...Sansamanik adooda xataa $30 majoogto maclaa funaanadahooda... [Razz] Naga daa hee, American Eagal aan kugu ogahay...

Miyaa. Yaa waaye dadka u gadanaayo marka oo dhoore ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kool Kat iyo MMA labadiina dirty mind aa leedihiin nooh!! Aniga dhan waxaa iga dhigteen saqajaan calaashaan dheerti nooh!! waxaan waxee gaalada ku magacaawday "character assasination" you guys are dheerting Tuujiye ok!!shiidh!!

 

Kool Kat I missed you too marax yahee!! T.O aan joogay baryahaan danbe email in aan kuu soo diro aan rabay laakiin bajaq lug laga xirtay in aad tahay aan soo xasuustay lool

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

MM, heading there this weekend...hopefully I can find nice shorts...Brown one my favorite...Its Summer...time to show some skinny Legs...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA Kaalay adiga abuukaatiga duleelada maa tahay mise surweelada tuubo tuubooyinka ee H&M? shaqfir makasee waraa?lol

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this