Saalax

Recognition in the name of Jesus

Recommended Posts

الحمد لله علي نعمة الإسلام 

Siduu sheegayo waa nin xanuunsan jesus caloosha loo dhex geliyayna dawo u noqon mayso

Waa odayga waxa habawga ku gaboobay

Jacaylkaan saa'idka ah oo aqoonsigu sababay "rag" baa ku xisaabtamaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, maakhiri1 said:

If it wasn't Sayidka,  majority would have been Christian .

Maakhir1,

Waryaa, ileyn, waxa aad is qarisaba, aakhrikii suntii Kacaanku indinku buufiyey, ee taariikhda beenta laga sheegay aheyd, ma kaa soo maaxdey oo makaa soo burqatey, waa adinkan leh dad ayaa "Christain" noqon lahaa haddii aan Sayidku joogin. Walee maanta ayuun baad in aad Ina-Gumeed tahay isku sheegtay.

Ma isweydiisay waxa reer Waqooyi, ama Beeshe-Dhexe, ay ahayeen Sayidka hortiis iyo dabadiisba. 

In other words, what you are peddling is here is the fabricated and the bastardized history of Siyad Barre about Northern folks. For with or without Mad Mullah, Somaliland were never likely to be Christianize like the cultural weak folks of the South, of whom the Italians used to have their woman as some kind of a "comfort creatures".

And these same Southern's folks, were the same folks of whom the Italians used to have from them a teeming "little-half-caste-bastard-kids" from the Italian's loins, And then they used to convert these little bastards buggers into their Catholic faith.

In the north, on in Somaliland, there was one christian missionary school in Berbera, and it was closed not because of any alleged doings of Mad Mullah. But it was closed due to the Sheikh Madar and the rest of the Berbera Islamic Ulema, who told the English's colonial officers, that, teaching children who mostly were from people who ware too poor to feed their children, or who were too indigent as well as street kids and then converting them into Christianity, will not be tolerated.

That school was established in 1895 and was closed by 1910 for good.

And in fact, because of that horrible experience of any kind of western schooling in which the folks in the then Somaliland had experienced under the British colonial system, there ware no normal secular school of any kind in Somaliland at all till mid 1940, because people didn't trust British education at all.

And it took an enormous effort from the likes of Mr Maxamoud Ahmed Ali and his friends to open up the first normal secular schools in Sheikh and in Camoud of Boroma in late 1940s.

This is who these people in Somaliland, of whom you are so tiresomely and glibly talking about their faith (i.e., aqiido) in this absurd way, were about, yea wretched plonker.

Moreover, the number of people who were converted into Christianity in the whole of Somaliland in that era, who were children from poor families or who were street kids, were 17  in total numbers (i.e., seventeen in total). It's recorded history, and no amount of falsification done by Siyad Barre can ever erased that history.

And, of course, Mad Mullah had nothing to do with and never had anything to do with that reality of these Somaliland's folks holding on ever so tightly into their Islamic faith, no matter how much you deeply believe what you are telling yourself in here. Given that is what was told to you, apparently, by Kacaanka's fictitious history. And given that you are a "card-carrying-member-of-the-defeated-lot" of the Somali history. Hence, it's seems fitting that you are indulging and licking-it-up this sort of nonsense, indeed.

As for the this chap on this video, it's just some man who is not "all-too-right" in the head, and nothing else. But I can understand the silly game in which the sheegato we have in here of SOL is trying to get at with this video. After all, there is no joy for him to be had from that Col. Caare's tipsy fellow and from his failed agenda in Qardho's country-side.

Moreover, there is no more absurd argument to be had from him about Sanaag not being part and parcel of Somaliland, as he had hoped that will happen after the last contested presidential election in Somaliland. So it's given, that, he will make a mountain out of molehill (as it were). Particularly from this kind of silly stunt by a mentally disturb fellow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin maanta lagu gumeysto dhulkiisii ayaa wax ka sheegaya Mr Micheal Mariano, who was one of the most hard-core Somali Nationalist that ever lived in the Somali Peninsula.

I have a feeling, that, if Mr Mariano, were alive today, he would have been petitioning the UN and all to manner of international community bodies about the crime of having folks in Bay and Bakool being under a brutal occupation of the neighboring states, like Ethiopia, in this day and age, even whilst he may still be a Christian.

Wakaas farqiga u dhaxeeya Ina-Gumeed lagumeyso oo aan gareynin sido uu liito iyo nin wuxuu aaminsan yahay ee aqiido ahba ilaahey la hortagaya, laakiin aan "quudhsi" qaadan, oo ah "dhaqanka-rageed" ee loogu iman lahaa, Mr Mariano.

Laakiin halkan SOL ah waxa aynu ku heynaa, mid inaadeertii oo Xabashi gumeysanaya oo ku dul fadhiyo u niikineysa, isaguna dhoola cadeyn ku daawanaya, sida qaar halkan jooga.

Kuwaas ayaa wax ka sheegaya, taariikhdii iyo halgankii xornimo doonka aheyd ee uu Mr Micheal Mariano ummadda Soomaaliyeed u sameeyey ee uu uga tagey.   

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

If it wasn't Sayidka,  majority would have been Christian .

The irony is so deafening. For the record, Maxamed Cabdille Xassan was a Xabashi lackey. He used to get arms and what not from the Ethiopian leaders. In fact, his eldest son was awarded a Ministerial position in Haile Salase's gov't.

When Somaliland leaders went to Ethiopia to negotiate the return of the Hawd Reserve Area, it was Ina Cabdille Xassan's son sitting next to Haile Salaase laughing at the Somaliland delegation. You should read in Qaybe's Memoir.

 

@salaaxo

Shame on you. A mentally ill young man, he deserves du'a from you. Your desparation knows no bounds.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diktoore,

Just ignore him. Hadii Bay iyo Bakool 100 dhimato, xataa Reer Koonfurka ayaan soo hadal qaadin. Kolka waxba ha so hadal qaadin, ha ku wareero Somaliland waligiiba. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

الحمد لله علي نعمة الإسلام 

Siduu sheegayo waa nin xanuunsan jesus caloosha loo dhex geliyayna dawo u noqon mayso

Waa odayga waxa habawga ku gaboobay

Jacaylkaan saa'idka ah oo aqoonsigu sababay "rag" baa ku xisaabtamaya.

 

 

oday 80 jir ah oo gaalo noqonayo xiligas waba waali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Suldaanka said:

Diktoore,

Just ignore him. Hadii Bay iyo Bakool 100 dhimato, xataa Reer Koonfurka ayaan soo hadal qaadin. Kolka waxba ha so hadal qaadin, ha ku wareero Somaliland waligiiba. :D

Suldaanow,

Walee, waa runta. Oo waligey ma arag, nin ka liita oo ka "Cad-Quudheysan". Oo hadii maanta suuqa baydhaba Slave-market laga furo, halkan SOL ah ayuu iman lahaa oo dhan lahaa Somaliland ayaa gaalo jecel.

Hadda ogow, oo waxaaba dhici karta in Universal TV ayaa si live ah u soo tabineysa in Xabashi suuq gumeysi oo dadka lagu iibsaneyo (gaar ahaan dumarka) ay ka furatey Baydhabo. Waakaas Ina-Gumeedka asalka ahi sida uu u egyahay. Oo walba ka aan xataa diir-nax iyo dadnimo u damqada dadkiisa aan laheyn, inta aan ka aheyn in uu afka ka ciyo.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diinta, waa wada leenahay difaaceeduna waa waajib nawada saaran.

Saalax odaygu waa dadka laftigiisu addict balwadeed leh sidaan ku arkay yurubta bari dhawr iyo sideetankii qaar baa noloshooda ka raadiya kaniisadaha markii balwada iyo qabawga u adkaysan waayaan.

Shacabka waqooyigu alxamdulilah sidaan ku arkay 2013 iyo 2016 waxay u badan yihiin shacab muxaafid ah oo diintooda jecel.

Taariikhda 

Sayidkii meeshii ugu horaysay oo kasoo dego waxay ahayd barbera su'aashii ugu horaysay oo la waydiiyayna waxay ahayd canshuur bixi

Wuxuuna ku jawaabay adinkay idinku waajibtay inaad canshuur bixisaan oo meel fog ka yimid ama wadamo kale.

Indhihiisu waxay qabtaana waxaa ugu horeeyay ciyaal yaryar oo mucatab loo xiray oo gaalo soo dhawayn dhunkanaya.

Waana bilawgii ugu horeeyay ee soomaali ku diido gumaysi

Taariikhdaas  quruxda badan hadaad diidaan, ma cunto kariyaad ku bedelaysaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
24 minutes ago, gooni said:

Taariikhda 

Sayidkii meeshii ugu horaysay oo kasoo dego waxay ahayd barbera su'aashii ugu horaysay oo la waydiiyayna waxay ahayd canshuur bixi

Wuxuuna ku jawaabay adinkay idinku waajibtay inaad canshuur bixisaan oo meel fog ka yimid ama wadamo kale.

Indhihiisu waxay qabtaana waxaa ugu horeeyay ciyaal yaryar oo mucatab loo xiray oo gaalo soo dhawayn dhunkanaya.

Waa beentii Afweyne kuu soo xantoobey ee wax taariikh maad sheegin. Laakiin waxa aan kaga cil lahey wax kasta oo been ah oo kuu soo akhriyeyba, mar haduu isaga oo fuley ah oo baxsad ah oo ka caagan dhulkii uu u dhashay uu bakhtiyey. Adna aad halkan aad ka tanac-tanac leedadahay mar hadii lagu gumeysto maanta, oo hadda ogow, shaley iyo ingiriis tagay ka hadli meyno, ee maanta iyo gufuur-culus African ah oo aad hoos-joogta ayaanu ka hadleynaa. Markaas, wax micno leh sameyn meyso, huu-haada aad naftaada ku maaweylineyso ee aad taariikhda aad ku sheegtey.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, gooni said:

Sayidkii meeshii ugu horaysay oo kasoo dego waxay ahayd barbera su'aashii ugu horaysay oo la waydiiyayna waxay ahayd canshuur bixi

Qof wayn oo caqli leh waxa oo kale rag waa wayn lama soo hor fadhiisto. Caruurta ayaa loogu sheekeeya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Suldaanka said:

Qof wayn oo caqli leh waxa oo kale rag waa wayn lama soo hor fadhiisto. Caruurta ayaa loogu sheekeeya. 

Oo waayo saaxiib taariikhdaas miyaad joogtay adigu? mise qof joogay baad la kulantay?

Sayidku meeshii ugu horaysay oo uu kasoo dego barbera ma ahayd? mise waa been? 

Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Muxuu ahaa manhajkii ciyaalka la bari jiray wakhtigii gumaysiga adoo noo faa'iidaynaya?

Manoo sheegi kartaa taariikhdii sayidka ayadoo kooban iyo waxaad ka aaminsantahay, hadaad diiday tii kacaanka?

Muxuu beesha dhexe gabayadiisa ugu tilmaamay inay gaalada jecel yihiin sidii kii u ku dhamayn jiray (Nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene)

Waxaasoo dhan ma sheeko caruurbaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Oo waayo saaxiib taariikhdaas miyaad joogtay adigu? mise qof joogay baad la kulantay?

Sayidku meeshii ugu horaysay oo uu kasoo dego barbera ma ahayd? mise waa been? 

Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Muxuu ahaa manhajkii ciyaalka la bari jiray wakhtigii gumaysiga adoo noo faa'iidaynaya?

Manoo sheegi kartaa taariikhdii sayidka ayadoo kooban iyo waxaad ka aaminsantahay, hadaad diiday tii kacaanka?

Muxuu beesha dhexe gabayadiisa ugu tilmaamay inay gaalada jecel yihiin sidii kii u ku dhamayn jiray (Nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene)

Waxaasoo dhan ma sheeko caruurbaa?

Awoowe, Taariikhda ha ka sinaysanin. Ingriisku cashuur waxa ugu horaysay ee u ka qaaday Somaliland waxay ahayd dagaalkii kowaad ee aduunka bilowgiisi. Waxa ka so horjeestay cashuurta beesha Galbeedka Burco, waana halka dagaalkii Badarwanaag ee lagu dhaawacay Caarshe Dheere (Abaandulehii Ciidanka Ingriiska ee bariga Somaliland).

Waa kii Abwaan Tarabi ka gabyay ee yidhi

Cishadii la gubay qayradii cobosha yaa laayey

Caarshiyo raggay Dawladii ciir ka qubi weydey

Anagaa ka sii ciidan badan cidi ma kaa yeeli

 

Halka Qamaam Bulxan amaan u tiriyay Caarshe oo dhaawac ah.

Ninkii cududlaa ciyaari karee,

Caleen iyo ubax carfoon badanaa

Caarshoo mudan caawa loo sidaye

Ninkii calanleh ba cawayn karayee

Ingriis cududiisu weynaa

 

Horta arinka Cashuurta halkaa iska dhig.

 

Waxaad tidhi "Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?"

He was a cheap hack of the Sudanese Mahdi, who did un upraising against Turkey/Egyptian rulers a decade earlier.  Ina Cabdulle Xassan wuxu ku riyooday inu Mahdigii Sudan oo kale sameeyo. Waa ba arin fiican, laakin qabyaalad ayu dabada la galay. Waana ta keentay in laga takhaluso.

Maxamed Cabdille Xassan was Ethiopian lackey. 

Waxa daliil u ah, wiilkiisi u wayna Maxamed Cabdiile Xassan ayaa u sheegay madaxdii Somaliland 1957 in damaca Haile Salaase yahay inu qowmiyadaha Ethiopia mideeyo, Somalida wuxu u arkaayay in qowmiyad ka mida tahay Ethiopia. Haile Salaase afkiisa ayaa laga hayaa inu yidhia "Maxamed cabdille Xassan wuxu ahaa halyay Ethiopian ah". 

Su'aal adiga kugu soo noqonaysa, sheeg sababta aanu Maxamed cabdille Xassan waligii u weerarin Ethiopia? Xabashidu waxay joogtay Godey

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Halganku maha timir aad tukaanka ka soo iibsanayso. Waxay u baahantay wax yaabo badan in qofku ka fekero.

Xaaladda dhamaadkii 1800 or bilowgii 1900 ee dunida dib u jaleec. Somalidu waa ardaayo madaxa iskula wada jira. Waxa ku hareeraysan Dawladda Ethiopia oo heshiiso waawayn la so gashay Dunida dalalkii kala qaybsaday ee Garmany ku kulmay.

Aduunka ma ahayn sida maanta ee sharciga caalimiga ah kala xadaynaayo dawladaha.  

Mida kale bal wataa Ethiopia maamulsha maanta oo qarnigu yahay 2019 gobolka Bay iyo Bakool, bal orod oo ku jihaad oo ka saar.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead