Saalax

Somaliland region blames lack of recognition on the UK

Recommended Posts

:D

"Ictiraafka Somaliland Waxaa Hortaagan Dawladda Ingiriiska"Xil, Cabdiraxmaan Dheere

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxuu ka qowmamaynayaa xoriyadii ingiriisku siiyay, qarnigii 21aad.

Waan hubaa inuu xoriyadii la siiyay berigaas,uu ka jeclaan lahaa inuu raashinka u kariyo maanta.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Wuxuu ka qowmamaynayaa xoriyadii ingiriisku siiyay, qarnigii 21aad.

Waan hubaa inuu xoriyadii la siiyay berigaas,uu ka jeclaan lahaa inuu raashinka u kariyo maanta.

 

wa wax lala yaabo odayaal 70 jira oo uu oyaaya wadankii gumaysan jiray.  :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa caruurtii ingiriiska aabayaashood cuntada ukarinjireen. May fahmin dantii laga lagalahaa inay dhamaatay oo kuekeyd berigaas. Ingiriis iyo yuhuud toons ictiraaf masoowadaan. Iska ilow 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inkasta oo aan Ilma-Gummeed loo jawaabin, hadana, Mr Salaan Carabey, ayaa gabay taariikhi ah oo dheer ka tagay oo noo hoga-tusaaleeyey sida jiiqle doc-ka-yeedh ah jawaab loo siiyo.

Sidaa-daraateed, waxan odhan karnaa, ama Somaliland ay odhan kartaa: "Ma gudboona Nin Hantiyey Dalkiisa iyo Nin ay Heeryo Saaran Tahay".

Wuxuuna  Salaan Carabey yidhi:

".......Ma Gudboona Gaarida Sare iyo Gidirta Naaxdaaye
        Ma Gudboona Geenyo iyo Sengaha Geda-gedeeyaaye
        Ma Gudboona Geesiga Hanta iyo Gocorka Caayaaye
......."

Wakaas Jawaabtii Ilma-Gumeedka SOL jiiqleynta kaga ciya.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Duufaan said:

Waa caruurtii ingiriiska aabayaashood cuntada ukarinjireen. May fahmin dantii laga lagalahaa inay dhamaatay oo kuekeyd berigaas. Ingiriis iyo yuhuud toons ictiraaf masoowadaan. Iska ilow 

That is what they don't get. In this world it is about interests.  There is no interest for UK to push for the recognition of Somaliland region. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Aabahooda' Ingiriiska ahaa maa lagu kacay. The little bread crumbs u tuuri jireen maa laga goostay mise jaadkii ayaa yaraaday.

That dude looked like qof macquul ah, then he opened his wretched secessionist mouth - same as marqaan-addicted zombies like others.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ingriis anagu harag banu wax kaga  sexeexanay. Ingriis hargeisa  iyo Somaliland oo dhan hal  saancadaale kuma dhalin. The koonfurians talyani  webigu kaga talaabi jiray.  Just to remind you guys  stoyan anaga berbera  ku  dilnay 1827 giibna anaga burco ku  dilnay . Ina calacaal xassana anaga  imeey geyney haye. You will find zero colonial products in Somaliland.  That's why we were a protectorate  and you  were  a colony.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji,

Malaa adigu maad arag Xamar baan u malaynayaaye, Talyaanigu koonfurta wuxuu ka sameyn jirey waad yaabeysaa. Oo wuxuu kaga tagay "garac" iska-dhal ah oo farabadan oo "misyooni" la-odhan jirey.

And that word - the "Mission" - actually meant a christian's missions who were send from Italy to Somalia, in-order to both administer Catholic's christian's liturgy to the "Italian's settlers community", for they were settlers there like any European's colony in Africa that had white Settlers there. As well as to "convert" as much of the Somali indigenous folks as they can into Catholicism.

Kuwaasi ayaa ku noola Soomaaliya, gaar ahaan Xamar, Marka, Baraawe, Kismaayo, oo hooyooyinkood Soomaali ahaayeen, aabayaashoodna ay Talyaani ahaayeen.

Xagga Waqooyi-na ama Somaliland ma jirin hal qof (ama shaqsi qudha) oo aabahood Ingiriis Cadaan ah ahaa. Ma jirin hal qof oo Ingiriis cadaan ah oo xataa ku dhashay Somaliland gudaheeda.

Oo taarikhdu sida ay qoreyso, naagaha ingiriiska ah ee wadanka raggooda lajooga marka ay soo dhawaato wakhtigii ay dhali lahaayeen Nairobi iyo Aden ayey u dhoofi jireen oo in ay Somaliland dhexdeeda ku dhalaan caruurtooda looma ogaleyn.

Taasna awoowayaasheen ayaa ingiriiska ka saxiixdey "qodobkaas" taariikhiga ah si aan Ingiriiska cadaanka ahi u noqon dad dalka sheegan kara in ay wax ku leeyihiin. Sida cadaanka ingiriiska ah ee Kenya ku dhashay ay u sheegteen markii ay Kenya xornimadda ka qaadatey ingiriiska sanadkii 1963 in ay "muwaadiniin" kudhashey oo u dhashay dalka Kenya ay yihiin, xataa haddii ay dad cadaan ah yihiin.

Markaas, Ilma-quudheedkan halkan ka yow-yow leh waxba kama yaqaaniin Soomaali taariikhda sooyaalka ugu qoran. Somaliland teeda u gaarka ahna maba u bilowna.

Oo badankooda waa ciyaalkii qurbaha ku af-dilaacsadey oo aan gareyn waxba. Iyo mid kaloo "Gudhuu-af-qushuushle-ah", oo Somaliland ku waashey caydeeda, iyada oo Inaadeerdii "Bilcan-Af-Garanwaa" ay Xabashidu ku bahdileyso Baydhaba. Isna halkan SOL ah ayuu "af-ka-niikis" ugu jiraa amaanta Villa Somalia

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

'Aabahooda' Ingiriiska ahaa maa lagu kacay. The little bread crumbs u tuuri jireen maa laga goostay mise jaadkii ayaa yaraaday.

That dude looked like qof macquul ah, then he opened his wretched secessionist mouth - same as marqaan-addicted zombies like others.

 

They think Engriiska is their father who didn't pay child support whom they can take to court.  :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aha, the "irony" of a wretched "Welfare scrounger", who is someone who is "actually dependent" on the "generosity" of the British's taxpayers to keep himself fed and cloth as well as keep a roof above his head, talking about some other folks who are allegedly asking some "alimony support" from the English government actually beggars belief.

But as I said many times before around here of SOL, that, one of the "side-effect" of being illiterate and stupid  (on a serious level) is that you actually do not know how what you says can actually be a "deadly boomerang" to yourself.

Which means, the more such imbecile creature talks, the more absurd laughter we shall have at his expense in here. So here is me hoping, that this knuckle-dragging plonker we have in here will continue his daily farce endlessly. 

For it surely beats any other comic relief that could be out there. And, of course, when one is at work in most days, then one could do with a bit of "side-splitting-laughter", particularly of the kind that can be so cheaply had at the expense of some passing clueless idiot. Who apparently is the singular kind of idiot in which we are deeply "blessed" to have him with us in here of SOL. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

The koonfurians have been enslaved  by Italians  and till this day they are enslaved  by Bantus and xabahis nothing has changed.  War dadkani isma  arkan.. I wouldn't waste my time on salax  the sheegato.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

The koonfurians have been enslaved  by Italians  and till this day they are enslaved  by Bantus and xabahis nothing has changed.  War dadkani isma  arkan.. I wouldn't waste my time on salax  the sheegato.

 

The difference is the southerners are not begging for the return of Italy nor do I see them looking up to Italians were's a lot of the Jeegaan community literally worship the British. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aha, another act of "imbecility" strikes again, in here I see.

Why and where?

Well, call me "the-bleedingly-obvious-jack" of SOL, but in the scale of "degradation" in which society could be reduced to, one can say the idea of Somalia "begging" the likes of Italians to come back and colonizes her is thousands times better than to be reduced as an "actual colony" of the African's Bantu creatures from Sub-Sahara Africa, which is the case now in Somalia.

After all, the notion of "begging" Italians to colonize Somalia has the "redeeming possibility" (if that wishes are granted by them) that could give Somalia a minimum of decent return, such as what the old Italian's colonizers gave to Somalia in-terms of minimum social development when they were around in that country, even if that wasn't much of enough to begin with.

Whereas on the other hand, the African's colonizers of today's reality in which Somalia is faring under it now has only a singular potential of given Somalia a teeming "hungry and bastardized Bantu kids" and nothing else in between. 

So the question is, if the Southern folks - i.e., Somalia - have had to make a choice as who they wish to be colonized by it, given that they are currently "destined" to be a colonized entity, one way or another, would they go back to their old Italian colonizers?

Or would they be "contend" to keep on living under this form of wretched African's Bantu modern colonization in which they have been living under it for a whole decade now? 

But as I said it from the top of my argument when one is so singular stupid and ill-educated, and therefore knows nothing larger than believing his own "farcical fart", then these sort of "compare-and-contrast-argument" are unlikely to be his cup of tea.

Or they are unlikely to be the stuff in which he could make a heads-or-tails about them. 

And, yet, he still wants to be taking seriously around here, or at least he wishes to detain us with his silly imbecilic spleen, endlessly. What a pricey plonker.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

The  British   ruled the entire world  the  British  empire the sun never sets from east to  west. The Italians  had only 3 colonies  in africa and we're always considered  in European  standards  what we call  less  noble less  majestic.    The koonfurians are in the most critical  situation  after  almost  28 years. No Bantu or xabashi or a jihadi bashtuni can solve their problems.  The economy Is controlled by Turkey  shabaab  Is ruling  all the land . And the Bantus are  selling their guns to  shabaab  so that   Uganda Kenya Burundi keeps on eating.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead