Dalmar1

QABIIL WAR: Mustafe Cagjar has finally revealed his qabyaalad face as he arms his clan with heavy weapons as war rages in Kaxandhaale

Recommended Posts

Dalmar1   

Dagaal beeleed xooggan oo ka qarxay Galgaduud

 

image.png.40fb1bb99ef65604eee687e235193e4e.png
Xildhibaan Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo dagaal qabiil uu dhexeyo beesha Farmaajo iyo Beesha Galmudug

 

Gobolka Galgaduud ee Galmudug a yaa dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan

image.png.55493ec2b36f48f485342d8599d70c72.png

 

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan.

Dagaalka ayaa ka bilowday deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud halkaasi oo marar badan maleeshiyaadka ay ku dagaalameen, waxaana la ogeyn khasaaraha ilaa iyo hadda.

Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah maleeshiyaadka dagaalamaya la sheegay inay weerareen dad xoolo dhaqato ah oo deegaanka ku sugan, taasi oo dhalisay in dagaala uu xoogeysto.

Barqadii maanta ayaa la sheegay in dagaalka uu xoogeystay, waxaana ilaa iyo hadda uu ka socdaa deegaanka, sida masuuliyiin ka tirsan maamulka Galgaduud ay sheegeen.


Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dashay dhimasho iyo dhaawac, waxaase adag in khasaaraha la ogaado maadaama dagaalka wali ka socdo deegaanka.


Maamulka Galmudug ayaa marar badan dadaalo ku bixiyay sidii maleeshiyaadkaasi dagaalkooda loo kala dhex gali lahaa, balse waxaa muuqata in markastaa dagaalka uu dib kaga bilaabanayo deegaanka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Watch the Elders in the Video below (11:36)  exposing Farmaajo, saying that farmaajo has send mp Ciyaar Jecel to shore support from DDSI Mustafa Cagjar to help his Cabudwaaq people in arming them with heavy weapons and manpower in the clan war in Galmudug, its unfortunate that Mustafa Cagjar has got involved in Clan War!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina cagjar might be a tribalist but I doubt he is  direct involved in this.. ina  cagjar his main concern is the gallas and reform  in kilinka shanaad . Galguduud has other problems.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Lahjadda uu ku hadlayo xuduudka canfarta kama sokayso iyo tuli guuleedka oromadu dhacday, jubbaland buuna ka xuurtaysan yahay qarnigii 21aad oo waxba ka dhicin.

Waxa meesha fadhiya wax yiraahda war naga aamus oo orod masaajidka aad, malaga waayay? wallee magac bilaash ma baxo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.