Duufaan

Gabre #2 is fired

Recommended Posts

Duufaan   

https://goobjoog.com/dfs-oo-dalka-ka-mamnuucday-hayadda-sahan-research/

Xog-culcus+Khabiir Afsomaliga ku hadlaa oo ka shaqeysta Somalia/Somaliland Muddo 4o-sano ku dhawaada,Maxaa u fudueeyay+Maxay ku sanifay Faroole & Sh.Shariif+Maxay Xukumada Farmaajo ugu diiday inuu Muqdisho+arimo kale oo xasaasiya?

Writen by Qaran News | 1:40 pm 18th Dec, 2018

Xog-culcus+Khabiir Afsomaliga ku hadlaa oo ka shaqeysta Somalia/Somaliland Muddo 4o-sano ku dhawaada,Maxaa u fudueeyay+Maxay ku sanifay Faroole & Sh.Shariif+Maxay Xukumada Farmaajo ugu diiday inuu Muqdisho+arimo kale oo xasaasiya?

 

Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa shalay qoraal ay soo saartay shaqada kaga joojisay hay’adda cilmi-baadhista Sahan Research oo fadhigeedu yahay magaalada Nairobi, xafiis-yana ku leh Muqdisho, Hargeysa iyo UK.

Qoraalkan kuma saabsana eedeymaha loo jeediyey  run iyo been waxay tahay midna,Balse kaliya waxaan uga hadli doonaa cidda iska leh Sahan Research iyo waxyaabihii uu horey uga shaqeyn jiray. 

HAY’ADDA SAHAN RESEARCH

Sahan Research waxaa la aas aasay 2013. Waxay ahayd qiyaastii sannad uun kaddib markii Matthew Bryden oo ah aas aasaha Sahan Research uu ka fadhiistay shaqadiisii Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan La Socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (UN Somalia and Eritrea Monitoring Group).

Sida ku qoran mareegta internetka ee hay’adda Sahan, waxay shaqadeeda xoogga ku saartaa waddamada Bariga Afrika, Geeska iyo Bariga Dhexe halkaasoo kooxoo khibrad-layaal ah ay uga hawlgalaan. Waxay hay’adda cilmi-baadhis ku sameysaa kana faallo-bixisaa arrimaha siyaasadda, amniga, nabad-dhisidda iyo habka maamulka dowladda.

Waxay kaloo wax ka qortaa arrimaha bani’aadanimmada iyo barakaca oo ay hay’ado caalami ah mashaariic kaga qaadato.

YAA ISKA LEH SAHAN RESEARCH?

Matthew Bryden ama Matt Bryden waa agaasimaha fulinta Sahan Research. Waa 51 jir u dhashay Canada. Waxaa la sheegaa in markii uu ka tirsanaa Ciidamada Keydka Canada uu fasax ku yimid Afrika 1987, markaasna uu jeeclaaday inuu ka shaqeeyo mashaariicda Afrika. Sannadkii ku xigay ayuuna ka shaqo billaabay hay’adda CARE oo uu uga shaqeeyay magaalada Berbera. Wuxuu kaloo dhowr sannadood la taliye gaar u ahaa Danjirihii Canada u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya.

Qeybta ugu xiisaha badan ee Bryden ayaa ah muddadii uu madaxda ka ahaa kooxda UN Monitoring Group ee Soomaaliya iyo Eritrea. Dad badan uma baahna in loo sheego shaqada UN Monitoring Group.

Sannadkii 2008 ayaa Matthew Bryden loo magacaabay Xiriiriyaha Kooxda Monitoring Group. Isla sannadkaasi waxay ahayd xilligii kooxaha burcad badeedka ay ka keceen xeebaha Soomaaliya, waxayna Kooxda Monitoring Group wax ka qoreysay macaashka siyaasiyiinta Soomaalida ka heli jireen dhaqaalaha ka soo baxa afduubka maraakiibta iyo shaqaalaha ajnabiga.

2010- 2012

Warbixintii kooxda UN Monitoring Group ee uu hoggaaminayey Bryden ee soo baxday 2010 waxay kooxdu ku sheegtay in Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole (hadda senator ka tirsan Aqalka Sare) uu lacag mushahar ah ka qaadan jiray budhcad badeeddii degganeyd Eyl. Badhtamihii sannadkaasi Madaxweyne Faroole si adag ayuu u beeniyay eedeynta budhcad badeeda ee loo soo jeediyay.

Sannadkii 2012 warbixin kale oo kooxdu soo saartay ayaa ku eedeysay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed musuqmaasuq xad dhaafay. Taasi waxay keentay in Dowladdii Ku-meel gaarka ee Shariif Sheekh Axmed ka soo saarto qoraal jawaab u ahaa eedeynta kooxda kuna tilmaantay Bryden “shakhsi kasoo horjeeda nabadda Soomaaliya”.

Dowladdii Sheekh Shariif waxay kaloo dalka ka mamnuucday Bryden iyadoo u jartay warqadda “persona non grata” oo ka mamnuucaysay in Bryden, oo ku iman jiray dalka magaca diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay, inuu dalka soo galo. Isla sannadkaasi ayuuna Bryden ka tagay shaqadii kooxda UN Monitoring Group.

BRYDEN XAASKIISA

Bryden waxaa u dhaxda gabar reer Somaliland ah. Wuxuu si fiican ugu hadlaa Af Soomaaliga. Wuxuu mar sheegay inuu heysto baasaboorka Somaliland maadaama uu guursaday gabar reer Somaliland ah.

ERITREA

Waxaa xusid mudan in warbixinnada Kooxda Monitoring Group ee Bryden iyo saaxiibadiis ay qori jireen ay daboolka ka qaaday xidhiidhka Eritrea iyo al-Shabaab iyo sida Eritrea hubka ku soo gelin jirtay gudaha Soomaaliya.

RABSHADIHII BAYDHABO

Jimcihii dhowaa (14kii Disembar 2018) ayaa Wargeyska Washington Post qormo uu daabacay waxay ka faalootay xaaladda cakiran ee magaalada Baydhabo iyo doorashada Koonfur Galbeed. Qoraaga qormada Max Bearak ayaa wareystay Matt Bryden. Wuxuu Bryden dhaliilay siyaasadda qasab ku maquuniska ah ee Dowladda Federaalka kula kacayso Dowlad Goboleedyada. “Ma arko hab laga wada hadlay oo looga bixi karo xaaladdan” ayuu yidhi Bryden.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Good day for Somalia and Somali people and good job for NISA. our separatist go to person is  no longer welcome to Somalia. This is man that OODWEYNE, SULDAAN and  some other separatist work for. His mission is to dismantle Somalia in peaces and benefit with separatist who gave him a women. Give a credit NISA, they properly got all these emails that our separatist here were sending to him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mourad1   

Bravo. Matt Bryden has been very supportive of Somaliland throughout the years, however, he can’t claim impartiality in his official position, while simultaneously heavily promoting Somaliland’s position on a private title. Be consistent for once. 

It is good to see that the Somali government is being more assertive toward individuals who undermine its unity or at least have ambiguous positions concerning its unity! 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mat byrdendoesn't hold any position in Somaliland he was a U.N coordinator for Somalia and Eritrea file he has not killed a single Somali to say and compare him to general gabre is just wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mowduuca muhiimadiisu waxaa weeyaan.

Hablaheenii daahirka oo alle karaameeyay,  in loo adeegsado ictiraaf oo gaal fadareeyo waa wax shareecada iyo dhaqanka suuban ka fog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
41 minutes ago, Old_Observer said:

Lets see what happens when Ethiopia or Eritrea to be exact starts cutting into Uganda business in Somalia.

Or Eritrea gets into Kenya sphere of influence.

Well, that is not gone happen. All these talks about Ethiopia and Eritera  is overreaction created by Somalia government oppositions. Baydhabo is good example where they prodicted disaster but election ended  peacefull and successfull. In fact much of security was done by Somali forces rather the Ethiopian. Specially Ereteria which does not have a boader with Somalia will not likely have much influence in Somalia politics. Somalia is making slowly improvements. Amison forces will be reduced gradually but will only replaced. Somali forces. The stability is slowly returning in Southern Somalia which closes the doors  the need of more foreign forces. The horn reaproachment will stay more empty rethoric.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 minutes ago, Duufaan said:

Well, that is not gone happen. All these talks about Ethiopia and Eritera  is overreaction created by Somalia government oppositions. Baydhabo is good example where they prodicted disaster but election ended  peacefull and successfull. In fact much of security was done by Somali forces rather the Ethiopian. Specially Ereteria which does not have a boader with Somalia will not likely have much influence in Somalia politics. Somalia is making slowly improvements. Amison forces will be reduced gradually but will only replaced. Somali forces. The stability is slowly returning in Southern Somalia which closes the doors  the need of more foreign forces. The horn reaproachment will stay more empty rethoric.

Uganda does not have border with Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
14 minutes ago, Old_Observer said:

Uganda does not have border with Somalia.

 

14 minutes ago, Old_Observer said:

Uganda does not have border with Somalia.

Uganda was brought by the west for different time. The time has changed. The time when world geopolitical was dominated Islamic extremism is over. Uganda is not useful in Somalia anymore, same with horn African nations. The idea of open boader horn Africa will take long time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afewerqi defenetly wants a cut of  the Ugandan bussines. He has a million forces he needs to send them some where since the war with Ethiopia is over. He will use demhit  TPDM to protect himself. The war on terror is long from over  the war in Yemen Yemen  the war in Syria.  The war just got different dimension. Somalia has no army  its army is Amisom. Uganda  just  appointed a new commander for Somalia.  Isias afewerqi might not have  a border with Somalia but he was involved in Mogadishu domestics politics in 2007 2008 ars ma ilooowday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

We are new era of world order. In Syria and Afghanistan there are new developments. Americans are more or less withdrawing their forces in Syria. In Afghanistan, taliban peace plan already started.  Trump already give the order to  to end the Somali program in less than three years. With all that and the progress made by Somali government the foreign forces in Somalia will only decrease. There will be no money and demand for Ereterian or anybody else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

America is moving  out of Syria simply because putin  iran  and the republican guard won the war. Apart from some Kurdish  fighters.  Suni khaleeji sponsored jihadist was totally  defeated by  bashar asad forces and Ayatollah  ali  kheimeini.

Afghanistan talks are on their way but the Afghan fighters have never been defeated. Just like in the 1980s  mujahid fought .but one thing is certain America needs war It needs to keep the war going form their arm's  industry as for  wartorn failed Somalia  jihadist control  the most land in Somalia no white soldier is  going to do the fighting it has to be xabashis tigre Eritrean and gallas and bantus. I don't see progress  Somalia  So called clan militia have yet to capture one village from shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.odweyne

Layskuma hayo markii gaaladu xoogga saartay inay dumarka iyo caruurta naga fogaystaan dhib wayn imaanayo wayna fahamsan yihiin in tiirka asaasiga ayaga yihiin.

Waa iska caadi aragtida soomaalida maanta joogta in gabar soomaaliyeed gaal guursado,sababtoo ah reer galbeedka diin iyo dhaqan kama shaqayso qof walbaa asagaa u xor ah nolashiisa

Soo sidaa ma'ahan doodaadu?

Haddii aan garta ku siino waxay ahayd gaalka seediga idiin noqday inuusan miiska keenin wixii gabadhu sariirta ugusoo sheegtay, wax meesha qabta ma'ahan inaan gaaladii beelaha ku dhex darsano.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal gacaliye dr.odweyne

mowduuco ma'ahan hablaheena sharafta badan inaan ku doodno ama u kala doodno

Mowduucu waa gaal lala xidido oo aan laga qajilayn, si uu difaaco gooni isu taagga beesha.

Inta badan waxaad kusoo celcelisaa gedo iyo gabdho la kufsaday.

Walaal Nairobi ma tagtay waligaa?

Adisababase? ma maqashay kuwo magafe ilmo saxaraha ugu dhalay?

Awoowe kuwa ugu xigmadda badan markii la waraysto burco iyo hargaysay kasoo tahriibeen wayna hadlaan waa dad nool oo karti leh?

Maxuu yahay farqiga u dhaxeeya kuwa kenyati kufsaday iyo kuwaas aan kor kusoo sheegay?

Nabadda aad walaalkaa ugu fasnayso ama aqoonsiga ku doonaydo maad hablahaas ilkaha cas ku asturtid?

Dumarku waa sharafta Nin kastaa oo muslina ku dhaarto, haddii aad hargaysa muqdisho iyo gedo ku xafidi wayday aakhirka waxaad sharaf u qaadansysaa ayadoo luntay inay kuu doodo ama gaal gacanta haysto, waana sida doodaada ka muuqata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa war lagu farxo, inkastoo this mercenary researcher's base is in Nayroobi and doesn't visit Soomaaliya, especdially Xamar, it is still good news. There is also another mercenary 'researcher' by the name of Rashiid Cabdi, this one a Soomaali that is also based in Nayroobi.

There was one honest non-Soomaali true researcher - the late professor Michael A. Weinstein of Purdue University. His analysis were timely and partial.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.