Sign in to follow this  
Dhubad.

Man with 86 Wives !

Recommended Posts

Emperor   

Ragi SOL marada ayaa kadhacday, waar isku xishooda and do not call this beast nin rag ah, he's nothing but Ximaar foqal Ximaar... What I find even more bizarre is the reckless use of the word 'Wife' in this context... Wife aa? mase Wives? yaa raxmaan, ma anaa waalan mase cadan baa laga heesayaa and the man is caling himself a Sheikh while he's nothing but a devil...

 

There is a clear distinction between a wife and a ho, surely the title of the thread should have read a man with 86 *****

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^lol, thanks for the warm welcome Xiinow

 

Laakiin muxuu soo kordhiyay kan aan ka ahayn kudhayasho xun, faqsuusnino iyo edeb daro... Sunna sayi'ah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Ineer waan kuu ladanahay, maxaa iga danbeeyay, xagee marinaysaa heshiiskii Djibouti, adoo calan cad lalinaayaan ku ogaayee :D

 

If you keep glorifying this man, soo kama yaabaysid inuu A&T inta is maqiiqo yiraa bal gaarsii halkaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol

 

Walaahi i didn't think about that. I should though. For with A & T, everything is posible.

 

Jabbuuti is the way to go adeer. Cidkale ha waydiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Jacaylbaro adigu malaha adoo odaya ayaad rabtaa inaad hadda bilowdid hawshan anna waxaan ku leeyahay adeerow yuusan wadnaha ku istaagin gabdho tabar umahaysidee ninkan aad arkaysid wuxuu hawshaan bilaabay maalintuu 14 jir ahaa ilaa dhowr sano ka hor adna dhowr iyo soddon afartan ayaad ku bilaabaysaa cayaar baad haysaa ninyow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this