Barwaaqo

Xildhibaanno kashifay Lacag uu Farmaajo Somaliland ku Burburinayo

Recommended Posts

Oodweyne   

Well, that is typical Farmaajo. A low-life trickster with a dirty appreciation of the low-cunning underhand tactics. And who to boot, couldn't fight like real man at the border between Somalia And Somaliland.

In other words, he is essentially a man who thinks, that, a "borrowed-muscles" from others will get him anywhere in Somalia (or in Mogadishu in particularly). As well as thinking that few "bribed folks" within Somaliland's political set-up, will be able to do anything to Somaliland, when in fact as history have already attested to his uncle Afweyne, with all the forces he had back then under his belt when he was in power, couldn't do a jack-all to those folks in Somaliland. Or deny their "insurgency ability" as the then "SNM forces" to hurry and harassed his "occupying forced" in their country. 

Moreover, all Mr Farmaajo actually did in here was to reveal himself, in so glaringly of a way, that he is as he ever was, namely, the same "cheap character" he always was. At least if you read him through what he has written in his M.Sc Thesis in which he defended his uncle Afweyne's action, when the later fellow was in power in Somalia back in the late 1980s.

And now, it seems, that, since Farmaajo, doesn't have the "balls or the muscles" to which to go and fight against the likes of Somaliland, he simply decided to "use" the second best thing he has in his hand. And that is trying to "bribe" few folks inside Somaliland with the "Qatari's slush fund" that was given to him by that Qataris kleptocracy in Doha.

However, unfortunately for him, he will fail just as much as his uncle Afweyne have failed in that previous endeavor of his against what eventually came to be known as Somaliland.

But all the same, this surely and finally, should be the end of all that silly talk in which the international community (IC) were pushing it, which was that we in Somaliland should talk to him and to his pseudo-government in Villa Somalia. After all, we should say to them, that, from our "perspective of things", we believe that a "two-bit-conniving-low-life", who is intending to surreptitiously "harm" you does not at all "deserved" to be dignified with any decent discussion on anything, or on any subject under the sun.

And I hope, that, the next time these international community (IC) guys come to Hargeisa, and start asking us to "parlay" with Villa Somalia's political clique, we will simply tell them, that, we actually don't talk to any "collection-of-cowards". And in particularly we don't talk to those who in turn genuinely "lack-the-courage-of-their conviction", whilst still wiling to harm you in the most cheapest and surreptitious way they can, even if they absurdly saying at the same time, that, we should discuss things with them.

This is should be the final "political bottom-line" of Mr Biihi's government where the intended talks between Villa Somalia and Hargiesa are concern. Lets hope, Mr Biihi will stick to his guns in here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Not surprised at all. In fact It's a fatwa for every d block in a position of power to do everything they can to undermine that  oasis of tranquility. 

Wiilkan dibnaha case abiy iyo aferweki u been sheegeen waa cadawga Somalia.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
31 minutes ago, maakhiri1 said:

Markaa dawlada ayaa la maal gelinaysa Mujaahid Caare? where is Saalax?😀

Don't bet your destiny on the likes of Caare given Sanaag in general or Ceerigaabo in particularly to some cowardly two bit "house-guest" in Mogadishu by the name of Cheeseman.

Why?

Well, Cheeseman's uncle Afweyne was actually chased away from Sanaag in late 1989 in a broad daylight by hardy lads. Ask your uncles all about it, I am sure they will tell in a chapter and verse sort of a way. And as it so happens, these lads, who did the "original chasing" still do run the show there to this day. Caare or no Caare, Got it, boyo? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wax khalad ah kuma jirto aragtidayda, inuu haddii xoog waayo xeelad lala yimaado ama dhaqaale ha isticmaalo ama wacyi gellin ha sameeyo hadafka ugu dambeeyaa waa in la helaa dal soomaaliyeed oo xuduudkiisa iyo calankiisu mid yahay

Isku day kastaa, guul iyo fashilba way ka dambeeyaan kama horeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

What a waste of money!!! By the time Mr Cheese is booted out of the Bantu bunker, he will have spent well over hundred million dollars and years of effort to undermine Somaliland but will have absolutely nothing to show for it. By the looks of it he hasn't moved Somaliland an inch. I guess if president Muuse Biixi retaliates with a fraction of that money, Mr Cheese will require many more battalions of Bantu mercenaries and EU funded armoured vehicles to go to his toilet 😊

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
10 hours ago, gooni said:

Wax khalad ah kuma jirto aragtidayda, inuu haddii xoog waayo xeelad lala yimaado ama dhaqaale ha isticmaalo ama wacyi gellin ha sameeyo hadafka ugu dambeeyaa waa in la helaa dal soomaaliyeed oo xuduudkiisa iyo calankiisu mid yahay

Isku day kastaa, guul iyo fashilba way ka dambeeyaan kama horeeyaan.

Waryaa, Ina-Faqash Bukaan-Socod, Miyaanan horey kuugu sheegin inaad adiga iyo "tolkaa-Reer-Ilka-Yar" aad fuleynimadda "hadh-ka-cararka" ah aad iska wada "hiddo-raacdeen". Sababta oo ah, kii indinku weynaa carar isaga oo ku jira ayuu Nigeria ku bakhtiyey, oo waa Afweyne.

Midna waa kan lacagta miciinsanaya mar haduu "xiniinyo-rageed" iska waayey uu wax kaga qaado Somaliland. Waana mid "dhufaanan" oo Marwo-dumar "magan" u ah iyo African's calooshiis-u-shaqeyste ah oo loo soo kireeyey ku daba dhuumanaya.

Sidaa daraateed, markaan ku idhi "Cad-Quudheed" ayaad ka dhex tihiin Soomaali Maxamed gudaheed, waataas nuxurku cadeynaya doodeydaas.

Sababta oo ah, "gobonnimo Shankarooon" ay leedahay oo maryo-dhiigle lagu keenay, oo waliba loogu waqan-qalay wiilal damiir-leh raganimadood, ayaad adiga iyo inaadeerkaa Farmaajo iska iibiseen lacag ayaa Somaliland lagu jabin karaa. Ama "lacag-laaluush-ah" oo uu bixiyo ayaa Jamhuuriyadnimadeeda gaarka ah lagu baabiin karaa.  Walee, maxaad Ilma-Gumeed is-urursadey adiga iyo inaadeerkaa Farmaajo tihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Warkaan marka ugu horaysa iska hubiya, hanfadonimo yaysan idin qaadin, walaalayaal.

Marka xigta haddii ayba dhacdo inuu dhaqaalo bixiyay waa tan waqoyi galbeed xaqa ugu lahayd jamhuuriyadda federaalka, si wax looga qabto abaaraha nabaad guurka gudniinka fircooniga ah iyo tahriibka dhalin yaradeenii la haray.

Mucaaradka koonfurta waxba lagama dhagaysto waa "Ri"madaxa dhari kula jirta, makala garanayaan meel dalku u socdo iyo waxa mucaarad wadaniyad leh macnihiisu yahay.

Waxa laysku hayo waa dhul soomaaliyeed oo xor ah taako ka mida waa ka qiimo badan yahay malyan qof, sababtoo ah dadku wuu dhashaa oo is dhalaa, lakiin dhulku ma dhasho ismana dhalo.

Adcaf al iimaan waa inuu farmaajo wax un isku dayaa wax badana wuu qaybtay runtiina waa daacad,sida la sheegayna daacadda baasto miirkaa biyo u celin kara.

Snm waa naf la caari dhagaxa iyo xunbadana way kala garan la'yihiin. 

Waxay dantu ku khasabtay inay odoyaasha oromada u ergoodaan si ay ugala hadlaan abey ahmed, bal inuu mar kaliya neefta ku dhaggan kasoo saaro ama casuumaad ha noqoto ama qof xafiiskii tigreegu ka guuray fariista ha usoo diro.

Snm caqligii waxaa ka qaaday qaadka hareerigaa marnaba xisaabtooda kuma jirto in oromadu soomaalida u taqaan hal qabiil,xasuuqooduna xaq yahay

Shalay bay shayd markay laynayeen mooyaale ka hor dadka waqooyiga kasoo jeeda, umusha xataa way ka dhakhso badan yihiin aragtidayda.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni  x abashida   iyo gaalamadowda  wa wax idinku wadatan anaga dhulkayagamajoogaan  ciidankooda ma isticmaalno. Xuduud banaga dhexeysa layidha the Somaliland Abyssinian border  fitmokkajahan jajaanka eeh aad nahorwadiid wa  ximaar farihisa kala aqoon  tigray afewerqi waka  u raxlayna  isagu jabuuti  dhulkaahaysto Somali iyo waxna waka  sheekeeynaya wa munafaq.

Bal weynu eegi  halku idingeeeyo ninkan  taaniga ugaandheeska ku  xaraysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaji

Madaxweyne noocee ah yaad koonfurta la doonaysaan aragtidaada,bal sifooyinkiisa mid iyo labo ma noo sheegi kartaa adigoo mahadsan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.