Saalax

Mohamed Haji Egal was a alcohol drinker

Recommended Posts

5 minutes ago, Oodweyne said:

"......Gobtii Talisey iyo Guurti Galad Go'aamisey waa Gayaan iyo Geed Sareeyaan Gun-Gocor ah oo Gudaafad laga Helay......." 

Mohamed Haji Tequila Ibrahim maxa isku tihin marwo  :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
34 minutes ago, Saalax said:

Mohamed Haji Tequila Ibrahim maxa isku tihin marwo  :D

"......Fuleyka dhufaanan ee Ficil-rageedna ka Faaruqa ah, Fahankuna ka Fooraro, Far-weyn baa loogu Far-shaxamiyaa Fariidka aanu Faraaskiisa Fuuli-kareynin......"

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Oodweyne said:

"......Fuleyka dhufaanan ee Ficil-rageedna ka Faaruqa ah, Fahankuna ka Fooraro, Far-weyn baa loogu Far-shaxamiyaa Fariidka aanu Faraaskiisa Fuuli-kareynin......"

Adeerkiin Daqud Mohamed Haji "Tequila" Ibraahim aqoonsiigi xata waxay la gaashay inu warqad laga yaabo uu qoro Israel.  :D

Shalom,
I have the honour to remain,
Your Obedient Servant

Share this post

Link to post
Share on other sites
12 minutes ago, Saalax said:

Adeerkiin Daqud Mohamed Haji "Tequila" Ibraahim aqoonsiigi xata waxay la gaashay inu warqad laga yaabo uu qoro Israel.  :D

Shalom,
I have the honour to remain,
Your Obedient Servant

"......Nacnacle Nasab-liita, oo Naxliguna Beerku Jiifo, Nash-nashleyn Najisnimo ah iyo Nabiibnimo Naar lagu Galo Naruur waa ka Dhigan Jirey......" 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Acuudi-bilaah

Qof walba wuu dhiman laakiin taariikhdiisu ma dhimato.

Dhib kuma jiro in qof walba taariikhdiisa saxdaa la sheego wanaag iyo xumaan tay noqotaba.

Kolay aragtidayda ajarka u socda marxuumkaas allaha uga meel bixiyee waa kala goyn iyo cadaawad oo uga tagay dad wada dhashay markaan dhagaystay dhawr khudbadood oo uu jeediyay.

Khamrigu waa hooyada dambiyada qofku markuu cabbo, ilaahay hanaga koriyee, wax walba way ka suurto geli karaan, wayna dhici kartaa inay ka keento khaadim yuhuud baan ahaanayaa haddii lay aqoonsado.

Sidaas oo ay tahay kuwa ducanaya oo aan cabsanayn sidaan filayo oo ay culuma ku sheegeen, yaan ka maqlay ayagoo leh aqoonsiga faataxada ha laysugu daro oo ha la ducaysto, wixii aad yuhuud iyo nasaaro ka baridaana waa isku mid.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gooni,

Waryaa Ina faqash, Ninkii dhintey ilaali lahaa ayuu hor joogaa, adiguse intaad nooshahay kuwa kuu baahan wax u qabo. Oo "Caarkaaga" xaaraanta lagu heysto ee lagumeysto ee Gedo jooga orod oo wax u qabo. Mise arintu wax ay kaa joogtaa:

".......Nin Ciil-hayo oo Cudud uu ku Caal-baxo Ciidan-Calan leh u Heyn, Col kale Cantuugo-Cay ah in uu kula Ciiraa waa Cawadiis......"

***************************

3 hours ago, Barwaaqo said:

Topic-gan  ma waxa lagu dambabasayaa ninka leexaddu sidato ee Villa Koonfuria laga eryayo?

Barwaaqo,

Haahey, ishaad ka tuurtey, Inaadeer. Oo waa sidda aad tidhi oo kaa madax-weynaha sheeganaya ee "Maganta" ku ah Villa Somalia oo marba loo "hanjabayo" ayaa dadka qaarkiis isleeyihiin wax-ka-sheega ragii sharafta lahaa ee dhintey, ee Shankaroonta Somaliland u suurto galiyey in aaney nooqon meel "African gumeysto", ceebta heysata kuwaas ku qariya "nabiibnimo" aad kaga daba quuqleysaan raggaas Madaxweyne Cigaal ku jirey.

Waase arin iyo dacaayad raqiis ah oo nin liita oo "haybtii garan-waa darbi-laga-hel-ah" miciin moodo, iyo naxligii uu afuufijirey oo qudha.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Khamriile weynaday secessionist ah oo  ku baakhtiiyay South Africa ya waxba lo oyn.  :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Saalax said:

Khamriile weynaday secessionist ah oo  ku baakhtiiyay South Africa ya waxba lo oyn.  :D

".......Gun-Quudheed oo Goob-madow laga helay, Gorof-garaad-liite Gasariirna Qaba, Gob iyo Gayaankeed Gef buu kula Gal-gashaa Galin-kasta oo Gaasira......." 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Siyaad barre waa in wax kasta laga sheegaa sidii inuu wali nool yahay

Oday biyo kulul baraf ku darsan jirayna  ilaahaybuu hor joogaa ee ha layska daayo wax meesha qabta ma'aha.

Mowtideena iyo mowtida muslimiinta allaha u naxariisto maxaan ku diidnay?

Barwaaqo abaayo farmaajo midnimadeena iyo wadajirkeena yaa ka muhiimsan wixii nakala fogaynaya aan meel ugasoo wada jeesano.

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 12/9/2018 at 11:49 PM, Oodweyne said:

"......Fuleyka dhufaanan ee Ficil-rageedna ka Faaruqa ah, Fahankuna ka Fooraro, Far-weyn baa loogu Far-shaxamiyaa Fariidka aanu Faraaskiisa Fuuli-kareynin......"

Lol😊 nice poem 

I don't understand why you waste your time replying to an individual who clearly has some challenging mental issues. Just go back to the pages of this forum few years down the line and you will not fail to find this poor man completely engrossed and obsessing about something entirely different. I think his condition has a name or some combination of letters in the medical literature. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Tallaabo said:

Tallaabo,

Yeah, you right, I shouldn't waste my time on miserable cretins like him. Although, to teach him manners, or at least to chase him from pillar to post and back again, is one of earthly pleasure in which one could get it for being in here of SOL. But, still, as you say, I must curb my enthusiasm (as it were).

And the other thing that really is so shocking to observe is to see how much of a "mental issue" he has to his name, given that he is being here long enough, and here being the dear old Blighty (UK), and yet he is actually sniffling "Welfare scrounger" (in the Daily Mail depiction of things of that sort) even to this day.

However, be that as it may, he still is here day-in-day-out, talking all manner on nonsense about Somaliland, as if that will put his wretched life into any better light. Or as if it will make him as someone who can put "three-square-meals" on the table for himself without being "dependent" on the generosity of the UK's tax-payers.

And of course, these tax-payers must not only tolerate this loser, this vagabond, but it seems that they must also provide for him with all manner of decent life (and roof-over-his-head) in which he seems to have became accustomed to it throughout the years he was "fiddling-the-dole" . What a miserable and wasted life he is intend of living through actually beggars belief.

Was alcoholic Egal ee ku bakhtiyay South Africa a relative of yours  by any chance abaayo?  :D I love seeing the tears of secessionists when they have nothing else to say but bark.  :)

Share this post

Link to post
Share on other sites
27 minutes ago, Oodweyne said:

Tallaabo,

Yeah, you right, I shouldn't waste my time on miserable cretins like him. Although, to teach him manners, or at least to chase him from pillar to post and back again, is one of earthly pleasure in which one could get it for being in here of SOL. But, still, as you say, I must curb my enthusiasm (as it were).

And the other thing that really is so shocking to observe is to see how much of a "mental issue" he has to his name, given that he is being here long enough, and here being the dear old Blighty (UK), and yet he is actually sniffling "Welfare scrounger" (in the Daily Mail depiction of things of that sort) even to this day.

However, be that as it may, he still is here day-in-day-out, talking all manner on nonsense about Somaliland, as if that will put his wretched life into any better light. Or as if it will make him as someone who can put "three-square-meals" on the table for himself without being "dependent" on the generosity of the UK's tax-payers.

And of course, these tax-payers must not only tolerate this loser, this vagabond, but it seems that they must also provide for him with all manner of decent life (and roof-over-his-head) in which he seems to have became accustomed to it throughout the years he was "fiddling-the-dole" . What a miserable and wasted life he is intend of living through actually beggars belief.

Marwo Oodka did the Jeegaan give you your divorce papers horta? intad golaha raga so fadhisaan. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now