Deeq A.

Puntland oo raalli-gelin ka bixisay hadal madaxweyne Gaas jeediyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa raalli-gelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo madaxweyne,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) uu ka sheegay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag xilli uu booqasho ku joogay.

Madaxweyne Gaas oo bulshada ku boorrinayay in Al-shabaab laga sifeeyo degaannada ay kaga sugan yihiin Puntland ayaa xilligaas adeegsaday ereyo cara-dhaliyay oo ahaa”wiil ka yimid Diinsoor iyo Buurhakaba oo kaba dacas ah qaba” hadalkaas oo dad badani u fasireen in madaxweynuhu liidayo dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hase yeeshee war-saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in hadalka madaxweynaha ay si qaldan u turjumeen,dad raadinaya kla qeybinta bulshada Soomaaliyeed  iyo in ay dhibaato ka dhex abuuraan.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu xusay in madaxweyne Gaas uu ka hadlayay Al-shabaab ee aysan sax ahayn, warka laga faafiyay ee ku aaddan, in shacabka Koonfur Galbeed madaxweynuhu u gefay.

Xukuumadda Puntland waxay raalli-gelin buuxda siisay shacabka iyo maamulka Koonfur Galbeed, sida lagu sheegay war-murtiyeedka.

1.Koonfur-Galbeed.jpg?resize=768%2C994&s

PUNTLAND POST

The post Puntland oo raalli-gelin ka bixisay hadal madaxweyne Gaas jeediyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Gas should know better than to blame others for problems of Al-Shabaab he is supposed to fix it. It is good that he realised his mistake and officially apologize. I am happy our call is answered.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.