Suldaanka

Yusuf Garaad makes a call "There won't be one person one vote in 2020"...

Recommended Posts

1. Security fail

2. AMISOM draw down fail

3. Federalism fail

4. Weaken Alshbab fail...

 

What Cheeseman claimed to have succeeded in was, he brought Djibouti and Eritrea. Yet, he was not invited in the official ceremony held in Saudi Arabia. Shows how irrelevant he is in the grand scheme of things.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The coming presidential selection in Koonfuria should have an improved formula like 5.5 instead of 4.5 which must includes AMISOM as they are now part and parcel of Koonfurian political landscape. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji,

Considering how much you a lot talk about Farmaajo, I think you guys are related. Only a family member who you had a falling out with can spend so much b!tching about you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che how can I be related to farmaajo when he is from cabuudwaaq and I am from maroodijeex. I think  your related to him since you defend him. Even though your heart is with the jihadist

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not defending him, I just find curious the four of you have indulged rhythmic sacab tun, all directed at one man. Surely, you have a different opinions or Is  reerka  always on the same wavelength.

I defend people on merit, I must say Farmajo has been failure. One wonders what he does from day to day. What's actual work schedule is like

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo is not capable of leading. Somalilanders  Are one family we have the same goals and aspiration. Our shared history that combined with the struggle  we see eye to eye

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Farmaajo ma fishilin mudanayaal iyo mareooyin.

Wuxuu soomaalida tusay nadaamka ay dawladnimada ku doonayaan noocuu yahay.

1- Hadday federaal doonayaan wuu tusay wuxuu ka yahay soomaaliya ama siduu u egyahay.

2- Hadday carab gacan u hoorsan jireen wuxuu tusay in laga maarmi karo oo qabka soomaalidu yahay wax soo jireena.

3- Hadday nabad galyo donayaan wuu tusay inay gurigooda ka bilaabaan

4- Hadday snm jamhuuriyad u haysteen wuu tusay inay gal mudug la mid yihiin.

5- Hadday xoolo musuq maasuq ku cuni jireen waa tusay in la xisaabtan jiro

Ninka intaas 18 bilood ku qabtay shaqo sahlan ma qaban

Haddaad lu iska gooyso muxuu farmaajo aambalaas iigusoo diri waayay fashil ma'ahan caqliga soomaaliduna noocaas yuu u shaqeeyaa.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
36 minutes ago, Oodweyne said:

Wakaa, "cows-iyo-biyo-ku-nool", wakaa "naxli-Faqash-dhufaanan", wakaa, "fuley-hadhkiis-ka-carare-ah" oo iska hadaaqay. Oo dabadeedna ku riyoodey ama ku qarwey Somaliland.

Saaxiib, runta ragga ka nixisaa waxa weeye, "Adeerkaa Afweyne-na" sharaf-beel iyo milgo-la'aan ayuu ku dhintay isaga oo ah "fuley" ka cararey dalkii uu xukumayey.

Kan hadda, Villa Somalia, fadhiya-na oo uu adeerka uu u yahay Afweyne ee Ina-Farmaajo la yidhaahdana, oo ah nin "magan-caar-ah", oo ku darsoo, kuna seexda kuna soo toosaa, rag Africaan ah oo lasoo kireystey "xiniinyahood" iyo "Marwadiisa-Googaradeeda-hoosteeda" oo uu kujiro oo uu ku dhuumanayo, isna waa "fashil" kale oo soo indho-weyn, oo ceebtu iyo bahdilku aaney karin.

Markaa, "naxli-faqashow", tolkaa, "Ilka-yar-faqash-reer-Gedo", ceeb taariikheed iyo mid siyaadeed-ba akdooda ayey taalaa, ee waanad garaneynin. Oo waa taan horey kuu idhi, garashada ayaad ka dhoohan tahay. 

Why are you denying his point, of Galmudug not being in Par with Somaliland?

Both are a tribal fiefdoms and both are aspiring for selfrule.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Farmaajo ma fishilin mudanayaal iyo mareooyin.

Wuxuu soomaalida tusay nadaamka ay dawladnimada ku doonayaan noocuu yahay.

1- Hadday federaal doonayaan wuu tusay wuxuu ka yahay soomaaliya ama siduu u egyahay.

2- Hadday carab gacan u hoorsan jireen wuxuu tusay in laga maarmi karo oo qabka soomaalidu yahay wax soo jireena.

3- Hadday nabad galyo donayaan wuu tusay inay gurigooda ka bilaabaan

4- Hadday snm jamhuuriyad u haysteen wuu tusay inay gal mudug la mid yihiin.

5- Hadday xoolo musuq maasuq ku cuni jireen waa tusay in la xisaabtan jiro

Ninka intaas 18 bilood ku qabtay shaqo sahlan ma qaban

Haddaad lu iska gooyso muxuu farmaajo aambalaas iigusoo diri waayay fashil ma'ahan caqliga soomaaliduna noocaas yuu u shaqeeyaa.

 

Cheeseman waa fashil. Ha moodin dalalka shisheeye danaha ay leeyihiin ee ay ayagu fududaysteen oo hirgalshadeen in Cheeseman gacan ku leeyahay. Waxa hore loo yidhi "beggars can't be choosers" ama maskiinka dawarsada ma kala doorto waxa la siin doono oo macneheedu yahay waa ku faraxsan wixii sacabka loogu rido ba. 

Cheeseman hadii Asmara looga yeedho iyo hadii Addis Abeba looga yeedho ama Qatar, wax u odhan karo maya ma ba jirto. Waa ku gawracanyay waxa loo so bandhigo inu aqbalo.

Kaadi badane waa loo gogol badiya, beesha caalamku ma aha kowo lacagta iska tuurtuuraya, waa dad ku shaqeeya "outcomes". Cheeseman jidwalkii loo dhigay iyo wixii laga filaayay inu hir galiyo tubteedi ma hayo.

Aniga iga qor mid, kolka la gaadho Jun 2019, wax badan ayaa debadda u so baxaya. Waa 8 bilood ka dib.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Any one who believes koonfurians will hold elections  in the next coming decade one man one vote is just dreaming

The place is run by jihadist and  United nation bureaucrats there is no state.  No instiutions nothing really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Fashilka halbeegga lagu cabiro soomaaliya ma yaal, waa dal sodon sano fishilnaa afka snm unbaa laga maqlaa soomaliya, yaa fushishilantay, ee soomaliland ma fashilin, cid kala taqaana ma jirto haddii "land" lagu darto iyo haddii laga jaraba.

Waxaa taal, maxaa kuu qabsoomay? Maxaad dhaqaajisay mudane madaxweyne?

Runtiina wax badan yaa u qabsoomay aragtidayda, ugu horayso in shacabka snm maamusho wax badan u kala baxaan intuu uu joogay farmaajo

Taasoo keentay in wasiirkii arimaha dibadda ee snm magacawday wax shaqo ah oo uu qabto loo waayo.

Madaxweynihiina meeluu u safro asna sidoo kale loo waayay, shaqona looga dhigay inuu qaabilo shaqaale hoose oo sacuudiga iyo imaaraadka ka yimid.

Waa lagu amaanaa qofku hadduu shaqadiisa ka qabsado dalkiisana u adeego, khiyaaligana ka saaro quluubta shacabka soomaaliyeed waa macalin, hogaamiyihii ka dambeeyana u sameeyay magac wanaagsan uu ku qaabili karo caalamkoo dhan.

Taasu waa arimaha dibadda shaki kuma jiro inuu guulo faro badan ka keenay.

Tan gudaha

Nabad galyadu waa muhiim madaxweynihii la doortaa ciiddan uu dalka ku dejiyo lama socdaan, kuwii horay u joogay waa inuu dhaqan celin cusub u sameeyaa dhawr sano, ayadana wax badan buu ka qabtay shaqo fududna ma'ahan, sabur bay u baahantahay  illaahay waa la jiraa dadkii sabura

Garsoorku waa la mid ganacsatada iyo canshuurta sidoo kale

La dagaalanka musuqa waa markii iigu horaysay oo aan maqlo agaasime la xiray iyo wasiir ku xigeen lagana codsaday inay iska hor difaacaan maxkamadda dalka.

Waa wax qabad mug wayn qof qabiilaysi indho tiray ama khiyaali ku nool unbaysan u muuqan.

Waxaa ka dhiman oo kaliya hanuuninta dadweynaha oo macnaheedu yahay in dadka loo sheego in dawladaanu aysan ahayn tii kacaankii barakaysnaa oo ay tahay isku dhoodhoob qabiilo awood ku qaybsadeen

Kow inaysan cidna ku eedin geeridooda haday jikadooda sun ku qastaan ama miino ku qaraxda guriga dhex dhigtaan.

Nabad galyadu waa masuuliyad wadareed cid gaar u qaadi kartaa ma jirto waana habka aan dawladda ku dhisanay.

Dawlad haddaad maqasho waa shacab

Shacabkuna wuxuu dawlad ku noqdaa labo arimood

Inuu ka baqo dawlad xoog wax ku maamusha oo aan cid hoos fariisan talada dalka iyo dadka.

Berigii hore ee kacaanka, haddii askari u yimaado dad meel iska fadhiya oo iska shaahaya oo uu ku yiraahda isoo daba gala ilaa isteeshinka asagoon hub wadan qof ka leexan karay raadkiisa ma jirin  xataa hadday sodon kor u dhaafaan ixtiraamka darayska askarigu lahaa.

Maantana habar ciyaal oday codkooda lakala garan maayo idaacaduhuna isku si bay u waraysanayaan ayagoo noogu sheega mucaarad iyo muxaafid.

Iyo tan labaad oo ah inuu caqligi iyo qalbi nadiif ah ku dhisaan dalkooda sida ay kusoo dhaqmeen dalalka loo tahriibo sida jarmalkoo kale.

Caqligaasna lagumasoo arag afrika intii aduunka eebe uumay waxbana lama aha inuu soomaaliya ka dhigo dalkii ugu horeeyay oo caqli "cad" yeesha.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.