Dalmar1

CUNSURIYADDA QAAWAN MAXAA U XAL AH?..... GAAS OO AFLAGAADAY BEESHA **** ****

Recommended Posts

gooni   

Samafale

Soo adeerkaa ma'ahayn ninkii yiri kitaab aan tol lahayn sidan maayo?

Shacabka puntland waa shacab cadiim ah  oo wax badan ku wanaagsan, meesha ay dalka ka deggan yihiina waa meel soomaali oo dhan ku kalsoonaan karto, naftooda iyo maalkoodaba, waxayna istaahilaan hogaamiye wanaagsan oo garan kara inuu hadalku aamaano yahay intuusan dibnaha soo dhaafin.

Ninka saa u hadlaya masuul soomaaliyeed buu soo noqday😁 

Hadalka adeerkaa wuxuu ka oran karaa oo kaliya afkaa iga boobay ee madoonayn inaan sidaa u hadlo raali ha layga ahaado, ka dibna proffessorka ha loo sacbiyo yaa ku xigta waa intaa kaliya.

Urur diimeedkaan dagaalaamaya qabiil ma leh waana xisbiga kaliya oo aan qabiil ku dhisnayn oo aaminsan fikir mayal adag kana duwan 4.5 iyo awood qaybsiga ka jira soomaaliya

Way dhici kartaa in ciidamada u dagaalamaya ay u bataan beel taasna waxaa keenaysa gobolada ay ka taliyaan waxay kasoo saaraan arday madax dhaqan sida gedo, baay, jubooyinka, shabeelooyinka iyo koonfurtoo dhan

Xataa kuwa wabiga jiinkiisa dega oo waligood dagaalimin waxay kasoo saareen dad is qarxiya waa fikir marnaba qabiil meel kamasoo galo.

Haduu ula jeedo ooda gur uu beeshiisa ku dhiiri gelinayo waana sida aan is leeyahay way ku kaliftay waxaa ka haboonayd inuu si kale wax u dhigo ama uusan qaawin erayga qabiilka kaligiis uu ka dhigay kuwo kusoo duulay puntland ayagoo aradan.

Tan aad leedahay kuraas badan yaan uga tanaasulay beeshiina

Beeshayda ilaa iyo hadda wax kursi ah lama siin awood qaybsigiina waa laga reebay soomaali oo dhan yaa dulumtay four'kana kuma jiro point five'kana warkiisa daa, lamaba tirsanba,  been kuu sheegi maayo gabar loogamasoo darin awood qaybsiga qabiilaysiga

kuraasta aad sheegayso ina-adeerkaa yaad ugu tanaasushay, isla markaana kursiga hoostiisa "dab" uu ku gubto yaa loo dhigay, ayadoo markaan hal firqad oo qura lagasoo qaatay dastuurkii hore ee ssdf.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.