Dalmar1

Dire Dhaba conference successfully ends, No support declared for the acting President Mustafa

Recommended Posts

gooni   

Kolay si fiican uma fahmsani waxa loola jeedo beelaha ****, haddii loola jeedo wax alle waxaan ahayn beelihii horay hogaanka u hayay oo xulufo ahaan ayadoon dhalasho jirin waraaqaha lagu mideeyay, waxaa ka wanaagsanaa ayagoo xisbi ku badela qabiilka, waxayna heli lahaayeen qabiilo badan oo labadaa beelood ka baxsan oo misaankooda wax un ku kordhin lahaa sida kuwa la hayb sooco dadku waa tharwa kama daro.

Abtigiis waxaa uga daran beelahan tabanaya sidaan filayo, gudaha beeshiisa oo isu aragta qowmiyad balaaran oo dulumka ugu wayn ayaga kusoo dhacay waana tan keenaysa inuu u ekaado nin u sad burinaya beeshiisa

Aragtidayda waa nin wax u kala saaran yihiin oo asaga qudhiisu dhibku soo taabtay, haloo samro intuu marada geedka ka fuqsanayo yaan la degdegin, ina illeyba ayadoo la aamusan yahay oo wax shira jirrin yaa loo samri jiray.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.