Sign in to follow this  
Ibtisam

Pictures :D

Recommended Posts

RedSea   

^ Abti macanow,

 

Miyaanad ogayn in uu Cilmi boondheri (Somali remeo abti run ah ii yahay. Jacayl iyo afmacaani abti waa udhalasho ee iska ka keen keen maaha.

 

"halaad baratee, waligay waan shubi jirnay"

 

Mida kale, war xun ayaan kuu hayaa hadii aad tihiin reer Xamar. Warku wuxu yahay, hablihii Somalida ee aad ku siri jirteen, 'abaayo macan, waad waad icajabisay' iyo 'abaayo runtii codkaaga ayaan ku haystaa' miinooyinkii beenta ahaa iyo sheekooyinkii beenta ahaa lawada fahan, hada hadii aad ku tiraahdo inan 'abaayo waan kaa helay nooh' waxay kuleeday 'yaad la haysataa, ma aniga mise ta iga danbaysa, waar ha ibaran' kkkkkk...

 

 

Ala Che, abti xaaladu faraha way ka baxday hadii aad tihiin reer Xamar, intii yareedna hada la isla baray.

 

Taydu laakin waa udhalasho, inanta markaan aan runtii ka helo ayaan ku yidhaahda waan kaa helay, si daacad ah, waxba gidaar cidlaa nuurad uma mariyo. Af macaani haday noqotona, waan uheesaa, gabayo kaalay aragane waan taxaa. :D

 

Bal hada ila yar eeg, erayadan hoos ku qoran, hadii inan aad jeclaato aad ugu heestid, waxaan isleeyey, oohin inta walac ka siiso ayey hab ku siin lahayd.

 

 

Waxaan ku dhihi lahaa inanta , intaan indha hayga indhaheda ku aadiyo.

 

Indha haygaa

Aragtidaa daa,

Aad bay ugu farxanee,

 

Adoo kale aadmigan kuman aragee,

Ubax carro kabaxay iyo xididadiisu,

Qalbigan, kasoo baxay ayaad,

tahee, axdi meel madhiganaa,

 

Macal ma is aroosnaa. ;)

 

Iyadoo maraas qiiroonaysa, ayaan waxaan usii raacin lahaa,

 

"Dawadii naftaydaay hablaha taan ka doortay, naftaydaa ku doonaysoo, hadh iyo habeen ma harsadee, xubii, xayaati, nuurkayga indha haay, tii naftaydu ay xaniban taay, naftayda aad baad ugu wayntee, hab isii, kaalay agtayda. :D

 

haye kawaran Che,

 

Adna halkanaad ka leeday "Hi Hodman" <What the heck is wrong with you? Af ingriis meel soo dhigo, jeans iska siib, kaba sandel ah iyo Macawis soo xidho intaanad qolkayga soo galin cambow.kkkkk :D

 

Mahadsanid.

 

nabi sala Calee, Salalahu Calayhi Wasalam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

:mad: :mad: When did my pictures thread because shukanise AKA maskeen caawiye, get the hell out of here, move it the lot of you :D

 

( you could've at least done it in english then i would ve said i was there and it was beause of my thread :D )

 

Hodman, no worries hun, what if i told you that was my first since i was born, makes your one year gap sound like bliss :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

Ibtisam thread jacking happens to the best of us ;)

somehow I don't buy that it's the first one since u were born but thanks

Walahi Che and Red u guys are hilarious :D U sure made my Monday better.... Red I didn't know u could sing ur heart out. If the late Somali Romeo is ur abti waan kaa cabsanay aniga iyo Che

Che Salaan sare bro, aniga reer xamar iyo reer waqooyiba la'igu kari waa

lol @ qoobsagaaro but I thought it was qoorsagaaro?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Salamu Calaykum,

 

 

Ibtisam,kkkk

 

Ubaxeey inabti, meesha ayaan kuu sii diiranayey inta aad maqnayd. Thread kan waxaan rabaa in ay baryo dhan meesha korka uga taalo. Hadi sidaas loo eego, adiga ayaan ku caawiynayaa. kkkk

 

Hodman,

 

Inabti, mar mar waan tuurtaa, Abtigay inan ayuu jeclaan jiran Hodan layidhaahdo, malasocotaa?kkkk Laakin marabo in aan halkii abtigay maray in aan maro.

 

Ujeedo waxay ahayd in aan smile yar wajigaaga ku dhigno, tiina way timid waana ilaahay mahadii. Hada waan sii socon, ee Macasalama inadeer. kkkk

 

 

Salamu calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Ibtisam sister masha-allah nice pictures, do you have family in Syria,Damascus? if yes ask one of your cousins if he could visit the Ummayyad library, lots of interesting work there. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nehanda   

Muj Rs, are you for real is Cilmi your late uncle cos Hodan the Somali v of Juliet was also my relative. So I am told by my ayeyos.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^ :D

 

Haa runtii, waantaan ku waayaa abtigay run ah ayuu ahaa, yacnii hooyaday inadeer 2aad.

 

Ma runbaa Somali juliet Hodan in ay wali nooshay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa Red murugu inaad igu ridid maa raabtaa. Iam not sure I wanna be as good as Cilmi. All I wanna do is to get da gals giggling, and Xamaris do that beautifully.

 

But thanks for the songs..Those heavy staff will be reserved for the wifey, and in meantime fun is the word of hour.

 

Hodman...Salaan qiima badan walaalshiis. Abaa kor iyo hoos diidaye koo maa dhex ku hashay. That just makes me and Red sad. N we thought we had it going on...darn it.

 

Midakale stop correcting me noh.Red madaxaa sii waynaanooyo. Hadoo arko Hodman correcting my Somali waa isku sii bogaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^ :D

 

Ala Fanaxow adna dabay duufaan kula duuli wayday baan ku oran, goormaad bilawday in aad tartan ila gasho?

 

Saaxib, runta hadii laga hadlo lahjadiinu way naga yar qabowday laakin jacaylku ama waxa loo yaqaan (romantism) kuma xidhna afka aad ku hadahsho laga yaaba in 5% oo kaliya afka aad ku hadashaa wax taro. Lakin wixii kale waa udhalasho iyo adoo fahma sirta gabdhaha iyo wax yaabaha ay ka helaan, taasi cilmi ayey ubaahantay.

 

Waxa dilay Abtiyo Cilmi wax siyaroo fudud loo heli karo ma ahan Mudane Che, waa inaad geed yar iyo mid dheer isku taagta, lahjad reer xamar waxba kuu qaban mayso fanaxoo. :D

 

Takele waaba iga su'aale waa halka uu sheegay mudane Che ee maxaa Hodmaneey reer xamar diiday, reer woqooyi diiday, maxaa udhaxeeya?

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Takele waaba iga su'aale waa halka uu sheegay mudane Che ee maxaa Hodmaneey reer xamar diiday, reer woqooyi diiday, maxaa udhaxeeya?

War get your mind out of gutter. Waxaan ka wade mid qararac badan reer Mudug ah inoo dhex u fariisto diidaaye.

 

Mida kale kulama tartameen ee taakulayn baan ku jiri. Waxaan is laha fanaxda weyn (thanks alot Xalimopatra for exposing that) iyo Erayada Xamariga would turn her off.Dee markaas bee dhinacaaga soo ee gaysaa. Ila fahan nooh mase madaxa kaa kaawiyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

dabshid yeah i did, want the pictures? it was amazing.

 

Alsumaale: Inshallah, Although no one ever listens to me :D

 

Hodman lool @the best of us, wait till you start a thread!

 

Red sea: Waraan kuu waadiya, are you running from the Police, what's with the name change every few days, getting me confused!

 

Red, Che, Hod: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

salan wacan oo gashka iyo laabta kasoo go'day dhamantiin dhalinyaro..

 

Mudane Che maya saaxib looma baahna wax kale,intaas ku daa hada. Hadii kale Ibtisam ayaan naqabsanaysa. labadena inoo fur topic kale si aan usii wadno sheekada.

 

Hodman,

 

ma reer Mudug? inalilaahi, ma inaad kaluunka dabto ayaad doonaysaa?

 

here how they talk..

 

"naa heedhay maandhay, xageed jidhay aad"

"dee heedhe adigaan kaa helay maandhay gacaliso, hadii aan heedhe taash kuu xirto maxaad ka qabtaa aad, inagu waynu isku fiicanay aynuye.". lool

 

Ibtisam,

 

haye sowma la iskama fiicna gacaliyo. walalo magac somali fiican ayan radinyayey intaas oodhan laakin hada kii aan rabay waan helay. wareer danbe majiro.

 

Lakin sawiradu yar yaraa, oo fog fogaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^Waan ku gartay laakin Saaxib adiga qariirada ma khal dantay mase reer Pland isku wada akaade. Waligay ma maqlin reer Mudug Malaay dabta.

 

Ibtisim...Sorry Awoowe, nice pics da way. I hoping we were gonna see you in them, but no just luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this