Sign in to follow this  
Cawaale

Tuug Caweyne!

Recommended Posts

Cawaale   

I come across this thread on Bartamaha, and i was wondering if such stories are common in NZ?

 

Iyadoo ay tahay Sharci darro oo laysku xiro haddii aad qaad wadatid ayaa haddana aysan Soomalida qaarkood ka joogsan sidii ay ku heli lahaayeen ama ku cuni lahaayeen Qaadka. Waxaan waraysanay mid ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Hasting ee wadanka New Zealand wuxuuna noo sheegay siyaabaha ay dadku ku xadaan ama ku soo helaan qaadka. Geedka qaadka wuxuu ka baxaa dalkaas New Zealand, oo dadka guryahooda ayuu ku hor beeran yahay!.

 

Bartamaha

 

if anyone can grow the tree why not plant the damn tree in the backyard.

 

and what would the "Tuug Cagaweyne" be charged with? Trespassing? or using drugs?

 

Sheikh nuune noo faa'iideey yaakhey!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@Cawaale, I am laughin ninka la wareesanaayey, rageedi uu ahaay wallaahi, kulahaa waxaa aqaanaa niman badan oo curyaamiin ah oo geedka jaadka ka so dhacey ayagoo xadaayo, hadana kulahaa machineta powerka ay ku gooyaan geedka dhan ay jiidanaayaan ehehe :D

 

 

Sheekooyinkan ku saabsan qaadka aad bey u tira badanyihiin sxb, waxaan xasuustaa islaantii ka maseyrtey mijintii jaadka aheyd :D ninkeedi bey maxkamada geysay, qaadigii bey ku tiri iga fur ninkan oo aniga iyo qotane na la wada qabi maayo, qotane mijinta jaadka ayaa la yiraahdaa, halkii bey waraqdeeda ku qaadatey.

 

Hade nin mijintiisa ruugayo habeenkiiyoo dhan maalintiina hurdo so islaantu ma aysan cidloonin,

 

 

Waan u soo noqon doonaa sxb topigan, haraka ayaa igu jirto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

aniga iyo qotane na la wada qabi maayo, qotane mijinta jaadka ayaa la yiraahdaa, halkii bey waraqdeeda ku qaadatey.

[/QB]

widaay qoftaan horteed aa la bartay maloo sheegoo maskiinta? probably intaan iidaba la guursan ka hor!!Cajiib.

 

waxaa kaa yaabiyo ma weyneesid.

 

PS.Ragga eeyaha soo bursadeen oo geedaha kasoo dhacay aan aqanaa lee amaa i dhahdaa??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Midkoo yaakhii ah intuu mirqaan dhaafay ayaa

madiibad weyn oo biyo indhaha ahaayeen oo

sidan oo kale u fiirin mooday bada cas.

 

Waxaa u sawirantay halkii uu ku dhuflayn jiray.

Maquuro uu is dhahay. Miskiinka, madiibadkii

biyuhu ka buuxeen yo dhulka oo difaac adag

ku jira aya deetana ka yiraahdeen maxaad noo dhiibatay.

 

In ta hore iyo kabtaa sanqaroorka ah ayaa

qaliin loo la cararay. Dr.Bidaar aa ku sanco bartay.

 

Aabaday, jaadku waa balaayo. Mararka

qaar ilkaha ayuu kaa tuuri. Qurbush!

 

Abaadirow soo aruuuri caashaqa. Hehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this