Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

what kind of somali food you like to eat in Quraac,da Qadada , cashada?

Recommended Posts

As for the question, what do I like to east for:

 

Quraac: Bariis iyo Hilib

Qado: Bariis iyo Hilib

Casho: Bariirs iyo Hilib

 

I just love my Bariis and Hilid, Im a typical Somali, Bariis iyo Hilib wax kale ha ii sheegin, take away from me all the Pizza's Lazanyas and everything else

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ kulaha reer hamar is qabiil name lol...waxan ula jeeday dadka xaga southka daga. tan kale wa cunta idinku aad niligu yaqaan taas uun ula jeeday, reer waqooyi qaar cuna waan arkay. So, take it easy lol....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Yahooy shimee qabiilkaaga reer xamar noqday? The last I check every one from XAMAR is reer XAMAR, no?

 

MMA, I am still waiting for you reply, I am not reer xamar?lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Xamar is a qabiil name, xaajiyo. Waana dadka Banaadiriga ah, loogu yimid magaaladda. Dhowr qabiilo oo hoose u kala baxaan, oo isku baheystay Reer Xamarnimo. Dadka Xamar degan iyo koonfurta kale iyagee Reer Xamar u yaqaaneen, lahjadoodana Xamari.

 

Dadka Xamar ku dhashay, kuna koray oo kontonkii sane u dambeeye yimid Ciyaal Xamar ayaa la dhihi jiray, dadka waa weyna Reer Muqdisho.

 

Geeljiriyaashii kuwaas sanado kale kasii horeeyana waxaa la dhihi jiray Xamar Daye.

 

Waaba kaa yaabee maanta maa i dhihi rabtaa Reer Xamar ma aqaani? Amaaba kooyto gadaal ka gaar ku ahayd magaaladda marka. Adiga iyo xabbadda hal mar aa jug isla soo dhahdeen miyaa, mise kistoo yar kasoo horeysay in 1990, oo markaa laba bari xabadka ku seexatay bahashii wiifta xabbadda isla imaateen? Xabbado keento waaxid. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Yahoow waa xabeeb satee bal sug...Inaa oysid walax dhinaxaa gaaga dhiman...lol

 

Aboow raali noqo, I don't mean to offend anyone, but I consider myself to be a reer Xamar...I am not from the reer Xamar qabiil (which I never heard of such qabiil), before this...But it is all good...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Reer Xamar kaliya muufo ma cunee, Soomaali dhan ayaa cunto

Soomaali oo dhami ma cunto sxb .... halkanba lagama cuno laakiin dadka intii koonfur ku noolayd waagii Somalia way cuni jireen markay xagaa joogeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this