Sign in to follow this  
Qac Qaac

Jeopardy

Recommended Posts

Wiilo   

what if some of us don't speak the language ppl, did u ever think about that? :confused: NO English mean No English...........Dadka ani camal ayaa kujiro oon garaneynin English come on, give us a break.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY:

 

 

Q: Waxaad Sheegtaan Labadii nin ee ku Tashtay

in Midkood uu Rasuulka (CSW) dilo,

 

Magacyadoodii, iyo waliba midkii soo muslimay

Markii uu Rasuulka u Yimid kadib?

 

Hint: Arintaan Waxay Dhacday after Dagaalkii

Badar.

 

More Hint: Labada nin midkood, waliba ninka soo

 

Muslinmay, wiilkiisa ayaa waxuu ahaa

 

Maxbuus, oo markii dagaalka dhacay

 

Ayaa Musliminta Ka Qafaasheen.

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

ENGLISH!!!!

really, respecting the wishes of those who want to learn(namely, moi!) something from the question and answers posted here isn't all that hard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaam.

 

I thought u were asking for some one's name.. u mislead us.. yareey

Qac Qaaac. suaasheyda labo ee eheed, waana laga jawaabi waayay,, was it that hard?? midd aa aragtay waa middi aa weydiinaayay yaa waayay qofkii keenay in la Qodo maalintii khandaq godka:

 

Answer: Salaam Al faarisi..

 

besides since when did i became yareey :mad: .. Eedo GG soo ma eheen?? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Curly   

I could have sworen there was a section for this!

 

Sorry, I couldn't help myself I had to state the obvious!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^^^^Jecliyaa........Gacalka Afgaaga Caano ama Isbarmuuto (hadda kaa jeceshahay) lagu qabay...... :D

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this