Suldaanka

Dhaqaale xumo baahsan oo Garoowe soo foodsaartay...

Recommended Posts

@Peace Action

As Garowe approaches the pointed end of the (s)electioneering cycle, Gaas will be tempted to raid the state coffers in hope to buy votes etc. hence, I predict things to get worse in the next few months.

By October this year, you will see the visible signs of breakdown. 

One thing to keep an eye on are the clan militiamen that belong to competing factions who are congregated in Garowe's vicinity..  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
3 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Samafal  ama rag  iska dhiga oo  wax iska celiya ama calacaalkana naga daya. Hada waynu is naqana weynu kala adagnahay. 2003 2002. Ayenu adhicadeeye ka so bilooownay maantana 2018 halkaynu maraynu weynu wada oogsoonahay ama lacagtu ha idinka kala .go doo.  Ama  rasaastu ha idinka kala go.odo

 Adeer waranka xamil la isma gaadhin eh. Sidu ilàahay anaga nooga adagyahay. Ayaanu anaguna idinka idinka adagnahay.

Qadaaralahu mashafaca  it's written samawaat in  anu xadkayaga gaadhno

 

Laa Xawla Walaa Quwata Ilaa Billaah

Ma Allah baad wax uqoraysaa mise isagaa Wax qora. Bisinka. War heedhe bootada waa laguugu yaqaanaye, Allah seeg haku darsan.

Tan Puntland iyo Jeegaanta ah rag isku jooga looma dardaar wariyo. Waanu arkin meesha ay ku dambayso.

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Waar Alle ka cabsada oo nagadaaya baladan aad ka hadlaysaan hadh iyo habeen. Kii dagaal jeceli Tukaraq ha aado oo askartaa dagaalamaysa ha la safto. Laakiin meeshan buuq iyo faataadhug yaan naloola iman. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal dadku kala adag dee.  Ruushkuba ukrain wu ka adagyahay. Dee adna maxaad ku didaysa in Somaliland ka adagyahay mamuulka garowe. Qabaailku haa wadda loolamaan sidi labba qurumood eh. Qaabil iyo haabil ba qadham bay iskaga siiyeen eh

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Tallaabo wacdiga ha jamcine mufrad kadhig bootadu hal dhinac bay kasocotaa. Ina adeerkaa waxay ka maraysaa Allah qadhaa iyo qadarkiisa inuu galo. Cuddurkii qabyaalada jaahilnimo diineed buu kudarsaday.

Waraa Xaaji, horta istaqfurilayso oo Allah hawlihiisa ha galin. Mida kale meel qabiilkaagu kayga kaga adkaaday taariikhda kuma hayo, hadana uma jeedo. Waxaan ogahay uun idinkana mar ladin cayrsado oo watii madaxwaynihiinii dhamaa lageeyay duleedka Burco oo idinku qaadatay sanado inaad dib isku soo abaabushaan. Markii dambana reer Puntland awoodoodii oo dhan waxay isugu geeyeen sidii koonfur dowlad uga dhalan lahayd, idinkana waaba idinka jeesteen oo waa idin yasayeen. Taas waaye mida aad ku kibirteen. Marka aad meelaha hada aad qabsateen  aad qabsanayseena, wiilal Sool Clan ah ood laaluushteen baad kutimaadeen ee xoog idinku aad leedihiin kumaydan iman. Bal wakaase Buuhoodle oo idinku dhow oo waliba Togdheer katirsan qabsada. Bal wakaase Badhan, Dahar, Xiingalool, Laasqoray qabsada waa xuduud kiina aad sheegataane.

Marka booto iyo waxbaan ka adkahay ama ka adkaan jiray waa sheeko caruur afka laga sheegay wax run kudhisan ma aha ee isaga celceli waa intaasoo hurdo kaaga timaadaaye.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It is perfectly believable that Puntland is suffering economically as a result of this senseless war. I think the only reason Somaliland fares better is because Somaliland has it own monetary policy and can print its own money at will.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal la idinka adka wala idin soo koobay. Buhoodle is a tuulo which has  no significance to the south there s Ethiopia they  are dependent on Somaliland for food and logistics and everything.  Samafal cabdi cawar waxba iska celin mayo. Waa  Fulay baqdin baddan baa ku jirta wuxu ka baqayaaa in garowe la qabsano.  Fartu wadnaha ku haya 

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, Suldaanka said:

Naf la caari are those who were on TV begging for women and kids to take to the streets - not just begging but crying for it. 

Well the 3 stooges have been missing from their daily Saop Opera for the past 2 weeks and we now know why. The Pirate enclave is in deep financial crisis.

Also, other unverified news, but from credible sources, say that some of the clan melitia have vocated and went back to their homes.

In the meantime, Gaas is very much worried about Qardho clan melitia establishing a strong presence in Garowe, the hagbad/Ayuuto is their turn come 2019. 

 

Ha ha ha..😀😀😀 

lol@ unverified but credible...ha ha h😀

Suldaanka, you’ve become my daily dose of comedy...😀😀

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal bal waynu eegi inad xabad ridden iyo inkale anigu oday weyn baan ahay. Reerkina oo dagaal ku guuleysta taarikhda islamka iyo ta gaalada baa kuma taal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

The pirates are in a loss no pm in xamar no president in xamar.  Cabdicawar is broke piracy industry came to an end. You hear every few month's  bangiga dhexe eh pirateland waloo dhacay. Because cabdi cawar cant pay his soldiers.

Are you sure about the no president bit, Mr Reer Sariffeeye?😁

We all know the Jeegaan laangaabs are the ones who’ve  never held or will ever hold for the foreseeable future, the presidency and premiership of the  reconstructed Federal Somalia.

Which is why they’ve been crying for secession for the last 30 years in Somalia, but like a typical hapless housewife oo aan sadex ku qabno... We have said NO —and there’s absolutely nothing y’all can do about it..😆

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tilamooge beesha afweyne ma idinka isku qolo ah.  Idinka reerkaaas xukunkooda kumucaaraday  ssdf. Xita isku dhul ma degtaan isku lahjad matihidin. 4.5 uun ba dhinac idin Wada marisay but that's about it

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 minutes ago, Tillamook said:

Ha ha ha..😀😀😀 

lol@ unverified but credible...ha ha h😀

Suldaanka, you’ve become my daily dose of comedy...😀😀

There are known knowns, known unknowns, unknown unknowns... this is known unknown unknowns. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

Samafal bal waynu eegi inad xabad ridden iyo inkale anigu oday weyn baan ahay. Reerkina oo dagaal ku guuleysta taarikhda islamka iyo ta gaalada baa kuma taal.

Adigu guul horta maxaa u taqaanaa?

Xaaji Maalaayacni, laangaabnimo awgeed waxaad doorbideen inaad Soomaaliya ka go’daan... Puntland, oo ah hooyadii Federalismka Soomaaliya, waxay kuugu jawaabtay meel aad u socotid majirto ina-Adeer.

Marka guusha waxaan ku kala yeelan doonaa keenii rabitaankiisa uu hir galo, soo ma aha?

Adigu pirates-ka hadaad xaaqdid oo aad xuduuda aad ku riyootid soo xiratid markaas qaran madax banaan noqotid... taas ayaa guul kuu ah ana burcadnimadeedi ayaan ku laabanayaa oo bad weynta ayaan ka qaraabanayaa...😀

Laakin hadii aan sheekadaada raqiiska ah aan kaa hor joogsado oo Saalax iyo raggii Gacan Libaax ku shiray oo jeegada ku haya kuu geeyo Koonfuria iyo Xamar, markaas annay guushu ii soo hoyondoontaa soo ma aha?😀

Saas ayaa balan noo ah, in the meantime let’s all enjoy the free entertainment our resident comic Suldaanka is providing us..👍

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why share when you can have a country of your own  from lowyacadde ilaa yoocade .ilàahay bad beri iyo lacag ba wana siiyey. Let the hag community dominate the laangaab pirates. Stawu cala dariiiqakum. Maxaad qabi magaalo madaxdaadi Baan inyar u jira. Maalin dhow cabdi cawar baan dhagta dhiiga u darayaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.