Sign in to follow this  
IsseRiyole

1st year Anniversary

Recommended Posts

Balo waxaan ku soo biiray SOL January 17,2009 walee waa sannad ka hor hadii aadan garanaynin sida uu sannadka u socdo. Dhibaatada jirto oo aan u sheegaya Adminka waa tan.

war maxaa ku dhacay Starkii aan xaqqa u lahaa.lol. bal reer sol haladaalo inta aanan ka xiroon sol waa in aan arko Star yellow ahi. Sannad wacan to IsseRiyole. Ha la vote sameeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alla Dajiya miyaa lagu yiri war qofka baryootama waa qof mumin ahi miyaadan maqlin ,qofka sheedaanka ahi ayaa islaweyna ahi oo aanan baryootamin, hayeh ma sameusay voteka iga daa neeftuurkan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

malika...baryo iyo bukaan badan bahdaa waa kugu nacdaa!!

 

happy anniversary isse, may you continue to have long and happy stay in SOL. may you never cross swords and find yourself banned. may you always behave and be a gent.

 

faatixa

Share this post


Link to post
Share on other sites

war sallan wacan marka ugu horeysa boowayaal iyo baayooyin, war hadii xataa si wanaagsan oo sharaf leh la idiin weydiiyey Starka igu soo xooro ma diidantihiin, balo welee anaan idiin soo hooyan, JB adigu meesha kumaba jirto soo maaha ninkii intuu puntland tegay oo qarxiska nagu riday,staarkaagu waa mid madoow laakin isga soo xoor, alla KK shax shax baad tahy walaal,alla Val adiguna sidoo kale iyo intaa weydiinta ii garowday. War see la idiin weydiiyaa axsaan?

Sanadkii ii buuxsamay anigoon ogeyn. Ka sii socday salaam kuligeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this