Sign in to follow this  
money

Explicitly Mature Somali Songs?

Recommended Posts

money   

You could have a whole book about Somali songs describing about facial features: eyes, eyebrows, lashes, noises, lips, mouth, teeth...you name it! But the subject of sex is big and sometimes we Somalis assume that it is taboo and no one talks about it but in your popular songs, fables, oral traditions, there are so much out there that people either intentionally ignore or maybe unaware of it cos they choose not to pay close attention as I did.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Money, even in oral tradition or in plays, like Dhaanto, Saar etc, sometimes the advanced explicit language they use waad la yaabi!

 

 

I do have many of those oral traditions which are x-rated, to name but few, look at this one:

 

Hada ka hor baa gabar aad waxey u taqaaney ciyaarta dhaantada, caana wey ka aheyd meela badanoo Soomaaliya ka mida, waayo codkeeda quruxda iyo ciyaarteeda wanaagsan baa aad looga helay,

 

gabadhii waxey noqotey in la guursadey, balse todobaad ka dib ayaa magaalada waxaa ka jirey Ciyaar Dhaantoo aad loo soo abaabuley oo la is lahaa dhaantadan mid la mida magaalada ka dhici meyso horeyna ugama dhicin ee aan raadino gabadhii kama maarano ayada la'aanteedna waxba noo socon maayaan.

 

Waxey noqotey in gabadhii loo yimid todobaad baxeedi arooska, laguna war galiyey in aad loogu baahanyahay ayada la'aanteedna uusan waxba hagaageen, markey ogaatey in xaalku culusyahay, ayadna ay ku jirto todobaadkeedi ugu horreeyey ee guurka, ayey waxay dadkii ku tiri erayadan ayadoo kor u qaadeyso:

 

wax dheer oo dhumuc yareyn

kasii dheer xarigii dhuuc

dhareer iyo shubi dheecaan

sidii geel dhugato qabo

dhaga iyo dhimir aan laheyn

waxaasaa la i dhax dhigayee

dhallinyarooy faataxada ii soo mara

in xariga la ii dhigo

 

 

hadalkey ku soo gabagabeesay wuxuu ahaa Ilaahay ii soo barya in la i furo oon sideydi ku soo noqdo

 

 

PS: I would not make any translation available either into English or into simplified Somali.

 

Micnaha gabadha sidii hore ma ahan, hada waa la guursadey, codkedina wuu lumey, ciyaartii dhaantada aheydna sidii hore uma taqaano oo is badal weyn ayaa ku dhacey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

^ loool...In other words shubul-himaar aa la dhex dhigay yaah :D That was hilarious.

 

Ps. Cara, do tell us about the suul cowro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Money, heesaha Banaadiriga see u iloowi kartaa, macalinka. The songs may seem, to faradheers and maryooleeys, not to be that explicit on the first look of reading or listening to some of them, but, darn, some are -- hmm.

 

Markee ku heesayaan:

 

Shaq shaq

Wareejiyoow

Hurguf

 

Ma inee masafo galey buunshadeeda laga daadinaayo ka hadlaayaan maa mooday?

 

Tan kalena ah:

 

Beydaankaa

Soo hoobiyee

Halahoo isii

Midig ka dhaw

Bidix ka dhaw

Sii, sii malaboow

Sanjab, sanjab

 

Midigta iyo bidixda la dhawaayo, of course, intee kale waaye hee? Wah, no need to sharxo.

 

What about that one where Castro in sarcastic way was seeking its translation. It went:

 

Ani lee baraakadaa

Ani lee baraakadaa

Bukeen karaayee

Ani lee bukeen karaayee

 

Baraakada la bukeenaayo ma tan guryaha la saaro maa mooday? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Xaala bukeynaa? Ani koley, ayaan horena SOL ku qoray 'ani lee ku geyn karaa' lee umaleyn jiray...As in 'i am the only one who can take you home' ...Oh well...

 

Hayeh tana maxaawaaye micneheeda:

 

Tubo lee la taag taag

Twist lee la dheelaa

Twist lee la dheelaa

Baabuurka buubaayo

Biyo leesrabaa.....

 

Might not be x-rated, but hell, biyo maxaa rabo, cuz we all know gaari biyo kuma shaqeeyee? :D:D

 

Ar ha'i dambaajinina...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ani maalintii fud la isoo siiye waa shiiraaye, ababaliina. Tii i qabatay first lahayd iga qabta, iga qabta kasoo hartay urka daraadeyda lee nooh. :D Yaa igu qaldoysaana, ciyaalkii Carfoon oo udgoonta lagu dhalay? Bar iskeerso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Xashac...Uraaye waaku salaamay hee...Salaan sare wilibo...Ana makuu sheegay, anoo dhala catar wato inaa dhashay? Ka cabso, yaan kuugu bilbilin ee kaleexo catarka...

 

Geel_Jire, xaa fahantay hee adna? Mise sida MMA aa adna u fasiratay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ ama aniga si qalad ah u fahmay ama MMA baxay.

 

shiirkaa ma kuu urayn macnaha .. doobnimo ayaad ka wadaa (15-19) maadan gaadhin .... rag sxbday ah ayaan tarjuban u kala ahay one from burco @ hawd and the other from waaberi ... i have picked up alot of words in the middle ..

 

PS: heesta xasan adan samatar ee ku jirta "Guntaan ka waraabiyaa" .. heesta magaceeda maxay ahayd ? and it shouldn't be among the top in this list ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Walee ineysan lafahaaga meelahaan ku oolin yaa Geel_Jire!!! Iima been guurtid with your tarjubaan baan u ahay saxiibaday? Shiirkaaga waaguu soo uraayay, xamar suuq maleheen aan u maleynaa? LOL j/k

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geelka, yee ku waalin, saas ka wadaa, aniga, iyada iyo adigaba saas u wada fanahay, ee wax kale booto kuu galin warkeeda ha u bixin. :D

 

Heestaa raadinoysid Gilgilo ayaa la dhahaa, tan Xasan Aaden Samatar ka hadlooyaa. Ar shaley he was a special guest on Beenbeensii [err, BBC Soomaali] and a whole hour dedicated to him, oo wada interview iyo su'aalo weydiis iyo sheeko nololeedkiisa ka sheekeynayeen. Soomaali dhana meel walba kasoo wacaayeen, su'aalo weydii. Ninka waa daljecel weyn, dalkiisa aad u jecel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this