Sign in to follow this  
SuulCawro

Salaama dhamaantiinba

Recommended Posts

Dhamaantiinba Salaan diiran wiil iyo gabadhba...malahayga oday majoogo e! haduu joogona Golahan wuxuu ku joogaa lambar_30 waxaan filayaa barbaartu waa wada 27ka lol

fii amaanilaah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

lol i remember sheekadi suulcowro, wuxuu ahaa cadow lakorsanayo so to speak

 

bal soo dhaaf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Asalaamu caleykum wwbr..............maadeey aad baad umahad santahay bro 100%.

 

Juxa adna salaan lamida bro dhamaantiina mahad sanidiin.

 

waase su,aale Araweelo waxaa laga hayaa yaa yidhi meeshan ama arintan ODAY kama talin? Maadey maxaad u tidhi keligay baa Oday kajooga miyaadan arkayn waayeelka jaqafsada waa ninkan Juxa ahe! ma ninka Sheekadii Suulcawro garanayaa 28 jira lol kani 28 ka ilko waa weyn salaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

yaa ku dhahay 28jir baa meeshan joogo, sidee bey kaa noqotay yaa oday?

 

try the youngest 35 and eldest maaddeey mardhaw freedom pass qaadanaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahahahahaha Juxa ma saasbaa markii horeba markaan arkay Maadey baan idhi malahayga kani 28 ka dhako weyn lol .waxaad i xusuustay hees gabadhi nin ayka yaabtay ku tidhi.................Ninku inuu Rajiim yahay Raga inuu ka weyn yahay Sacabka raabaqaadkiisa iyo reenkaad ka garataa lol..

hadaad fahmi weydo adiga lee waaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Wa calaykum al salaam waraxmatuh wabarakaatuhu wa maghfiratuh, Suul. Sheekada soo daadi, Gadar sidee lagu yahay? Soomaalidii waa wada Xabashiyowday baa la yiriye!, immisaad jidhaa, Adigu? ;)

 

Juxa, maad Ninka iska dhicisid, oo ninkan & kan ku leh? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahahah Maadeey Gadar waalagu ladan yahay, nin casiir ka dhergey dee waa iska xabashi baan filayaa lol caqliga dhergaa dhib badan buu keenaa.

anigu dee koley adiga waan kaa dhako yarahay sida juxana ma ihi lol between 20 and 30 lol ha sii wad wadin uun

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

maaddeey at times RaGEEy ma maqli jirtay, so dont mind it all.

 

suul, guulahaa haduu ku daayo, gu'gaagan ku deynayn marka xoogaa denial baad la soo toostay this morning.

 

hade dhalini dhafoorkey kutaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Gorodi.

 

Suul, anba saan moodaayey uma da' weyniyoo anoo 36 inaan jira u heystay, baa tu aan isku class ahayn oo 29 jir ah arkay!. Meelahaa kama fogi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suul cawro kolayba dadkan meesha joogaa garan maayaane ,,,,,,, fadliga magacaas aad la baxday baan kugu soo dhawaynayaa ee soo dhowow ,,, :D

 

 

Magacaygu waa Oday Biiqay ,,, waxa isna jooga Ina Igarre ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacayl sxb waad mahad santahay 100% qoladan meesha kujirta waxaan filayaa inaanay ahayn qoladii martidu u hoyan jirtey oo soodhaafba cidi nama odhanin idinka mooyaane.. Odaybiiqay lol Araweelona hadaa way iman hadaanayba joogin ina Igare isaga Gobkiisii buu hoos fadhiyaa baan filayaa saluut

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suulcawro-- My af somali is... how shall i say this "qub-qac" according to some folks *ahem*

 

Nevertheless... speaking for dadka late 80'ska dashtey [yes, don't ignore us we are here too] so dhawoow smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this