Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Somalina;798799 wrote: Galgaduud Mudug ayey ka mid ahayd, waana ogtahay ee ka soco. Xasan maxbuus, xagguu joogaa hadda? Easleigh? Loool...Somalina, isaga iyo Mansuurba lama hayo....Maaddeey ma wuxuu Easleigh u aadey duqa ayuu soo salaamayaa....Maadka waa caqliloow, masawirro dalxiis buu nagu mashquulinayaa intuu meesha hawl kale u tegey:)
  2. XX...Shacabku 1991-kii waa xanaaqsanaayeen & I don't blame them waayo koox Maanafaysto la dhaho ayaa dowlad iskaga dhawaaqday iyagoon tixgelin Waqooyi iyo Koofur midna, Koofurta oo dagaal qabiil ka sii hurayey iyo dhibaatadii Dowladdii M Siyad (AUN) u geysatey oo fresh ahayd. Laakiin it is 2012 now and 20 years have passed and no recognition, gobolladii maamulka Hargeysa hoos tegeyey half iyo ka badan baa dowlado samaystay, marka ma waxaad leedahay shacabka iyo degaanku on hold haku jireen? Oodweyne, If Hargeysa cannot telorate me saying that this is Waqooyi Galbeed and you lack that sort of maturity, how can you argue "way duushay oo ictiraafkii baa soo dhow". I am sorry but this is my Principle, maamul degaan waan aqoonsanayaa balse dowlad calan leh baa Soomaaliya ka dhex dhalanaysa oo cid dhisanaysaa oo aysan xitaa rabitaan dhab ah iyo xisaabtan ku imaan adiga iyo mid kaleba ka yeeli maayo.
  3. La yaabi maayo oo SOL ayay caado ka tahay wiilal iyo gabdho adeeryaalkood faaninaya. The only difference here is Maaddeey probably has one nickname, kuwo ka daba mashxaradana ma haysto. Xassan Daahir inuu diin yaqaan, derejo ciidan gaarey, bulshana abaabuli karo la iskuma hayo, laakiin xukun iyo beel jacayl oo ka mid ah astaamihiisa ayaa laga tegey...ninka taariikhdiisa yaan qaar laga tegin. Maaddeey goormaa buuggiisu soo baxayaa?
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;798767 wrote: Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida. Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas. MMA I agree with you Maxmaed Saxnuun wa the best and the most honest of all of them. He resigned from his post when B. Qali wouldn't listen to his advise and not respect his approach. His critics used to say he was very close to Aidid (AUN).
  5. Lol....Qandalawi, anigu at least lama soo taagni Shariifku been ma sheegin iyo khalad ma samayn....doodda meesha ay u socoto fahan....waxaanse la yaabay dadka C/welina taageeraya, Shariifna ka soo horjeeda...lol...Soo labadooduba isku maamul madax uma ahan? Bal car dood sidaan oo kale ah oo amase Sharif ama hoggaamiye kale hadal been ah ee ka fakaday lagaga hadlayo halla soo bandhigo, anigoo marmarsiiyo u samaynayana arag. Teeda kale ma waxaad leedahay Shariif inuu Shabab ka tirsanaado ayay ahayd oo ma ahayn inuu siyaasaddiisa beddelaa? Oo dagaalkii uu kaga soo horjeeday dowladdii A/Y madaxda ka ahaa inuu sii wado ayay ahayd miyaa leedahay oo inuu la heshiiyo ma ahayn?
  6. Xaaji Xunjuf;798741 wrote: Abwaan Muhimadu waxa weye shacabka rabitanka taasina waxa weye gooni isutagaaga Somaliland u malayn mayo kurasi iyo xilal ba qancinaysa dadkaas marka ta in la ixtraamo weye mar kastaba. London waxay tidhi dawwlada somaliland iyo dawlada Somalia wa inay wada hadlan si ay uga arimaha khuseyaa mustaqbalkooda loona qeexo noocay isla jaanqaadi karan. Marka lacagti lugu laha Somalia ama Somaliland sidi loo kala hagi laha oo loo farsamayn laha wa in laga wada hadlo. XX....shacab Soomaaliyeed oo taladooda la raacaa beryahaan ma jiraane dadka badankood cajalad baa la geliyey haddana waa laga beddeli karaa sidaan qabo...Lol@deynta...taas xil ka weyn baa idin saaran oo ah inaan dadka iyo dalka la kala gooyn nabad, barwaaqo iyo caddaaladna loo horseedo!
  7. If I were you caano geel baan doonan lahaa.....waddan hebel iyo magaalo hebla dalxiiskooda ka naso:) laakiin haddii ay taasi adag tahay Istanbul, Spain, Morocco, India bal ka war doon.
  8. Qandalawi;798684 wrote: What is the big deal of this story when the whole of this parliament and the TFG leave come August. UN envoy who is directly attacking political groups,individuals and maryooleey with their conspiracy theories stories like (Walad Cabdalla ayaa Shariif Madaxweyne ka dhigay) can jeopardize the roadmap.
  9. Abwaan;798582 wrote: looooooool................JB...Caqli buu ciyaarayaa.........Horta in la aqoonsado soo kama horrayso? JB, xitaa shirkii London ka dib weli ma ictiraaf baad ka hadlaysaan? Mise xoogaa gorgortanka jagooyinka ayaa la sii xoojinayaa. Amay roon tahay in Hargeysa fursadda ay maanta haysato ka faa'iideysataa? Ma maqashay murtida Soomaaliyeed ee oranaysa "markaan tabar hayey talo ma hayn, haddoon talo hayana tabar ma hayo" taas baan idiinka baqayaa inay idinku dhacdo.
  10. Carafaat;798662 wrote: Abwaan, anigu waxaan ku dashay oo kusoo koray Muqdishu. Beesheyda shaqo kuma lihi shaqsi ahaan. Laakinse taan aad iyo aad markasta aan kasoo horjeedo waxa weeyan dad aan u dhigmin xilkan loo dhiibo oo qabiil lagu so xulo. Somallia kama koobna dhoor qabiil oo waa weyn, waxanu leenahay human capital farabadan oo wax badan laga faidsan lahaa. Bal maanta eeg Mayorka Muqdishu Tarzan, nin awood qabiil ku jooga ama qabiiil hubaysan maha. Tageernimo iyo kalsooni shacab ayuu ku jooga. Maalintu wax qaban waayo umada, waxa badan ma sii joogiyo ;D I agree with you in maalayacniga qabiilka laga baxo waa lagama maarmaan. Ayaandarro wakhti xun ayaa lagu jiraa oo dadka qaarna u arkaan inay xuquuqdooda ku daafayacaan, qaarna sadbursi ku raadinayaan, kuwana kalsoonidii ayaaba ka dhuntay oo derejo kasta ee ay bulshada ku dhex leeyihiin, xag aqoon, dhaqaale amase derejoba qabyaaladda kama maarmi karaan. I hope in caddaalad waarta Soomaaliya ka dhalato. I always beleive in caddaalad la'aan nabad kasta oo la helaa aysan waxba tareyn, mar kastana bulshadu kala qaybsanaanayso. Qof perfect ah ma jiro laakiin Soomaalida waa ka buuxaan dad fiican oo hoggaamin kara and we don't have to recycle kuwii hoggaanka soo maray lee..
  11. looooooool................JB...Caqli buu ciyaarayaa.........Horta in la aqoonsado soo kama horrayso?
  12. This is like kaalaya na laaya oo na qabta sidaan baan lacagta u guddoonaa!
  13. Jacpher;798513 wrote: Kenya couldn't come near defeating AS on a virtual world Twitter, let alone in a real life battlefield. that is true their lies such as stonning a Kenyan citizen to death was busted.
  14. Lol...Mahiga Soomaalida ma sidaas buu xoolo ugu haystaa? Farmaajo ayaa ka dambeeya khilaafka ku lehe...I think by now SOLers know that I am not Farmaajo fan but I think in this case Mahiga is using this guy as a scapegoat. Ma is tiraahdeen dagaal-oogeyaasha Iyo Aala-shiiq, iyo Casmara group ayuu ka cabsanayaa inuu carrabka ku dhufto iyo kooxaha road-mapka ka soo hor jeeda...Farmaajo supported Garowe conference in his interview with VOA.
  15. Che -Guevara;798407 wrote: Oodweyne.how should governments deal with rebel movements that want to overthrow them? Che I know this debate inaan meel laga gaareyn, balse ma waxaad leedahay dowlad waxaa lagu difaacaa ethnic cleansing...iyo merceneries diyaarado wata oo magaalooyin iyo shacab lagu garaaco...Why Soomaalida 90skii ethnic cleansing baa dhacay loogu doodaa iyadoo weliba aan aaminsanahay inuu dhacay oo kii dowladdii kacaanku ay geysateyna loo dhahaa dowladdu inay isdifaacdo xaq bay u leedahay...isn't that unfair? Iyo ciddeennaa cid hebla ka fadli badan!
  16. Libaax-Sankataabte;798506 wrote: Awoowe, Cumar Abdirshiid daacad buu ahaa oo waynu wada ognahay in loo qayilay. Buunbuunin media iyo sheekoyinkaas isaga shuqulkiisa ma ahayn. Wax badan oo uu qabtay ama damacsanaa inuu qabto oo aan la buunbuunin waynu ognahay inay jiraan. Dhibaatadii ugu waynayd ee Cumar la hartay waxay ahayd wasiirada oo qashin u badnaa iyo Shariif oo caqabad ku noqday oo xamaasad siyaasadeed qaaday. Howlihii iyo dastuurkii uu bilaabayna oo shaqadiisa ku waayayna waakaa meeshuu marayo aad u jeedid maanta. Insha Allah Kheyr. Yes Cumar daacad wuu ahaa, buunbuunin media maqoon oo wax badan oo uu qabtay dadku lama socdaan, qabiiliiste ma ahayn, wasiirrada ma hubo hal qof oo uu soo xulay inuu jiro, quality-goiduna aad buu u liitey...Aala-Shiiq iyo kuwo kaleba waa u qayileem, waxyaabihii uu billaabayna hawshoodii ayaa socota oo waa runtaa laakiin khaladaad uu galay lafiiisuna waa jireen.
  17. Samafal;798493 wrote: Anigu ma aqaan, ma difaacin mana cayn. adiga waxaa dabacad kuu ah inaad qof aad sharftiisa meel uga dhacdo, qof aan isaguba meesha joogin oo aan is difaaci karin markii lagu dhaho war ka joogna waxaad leedahay qabiil baa lagu difaacayaa! amazing Ninyahoow waa iga talo wax aad maqaahiyaha ka maqashay oo aadan hubin qof ha ku xukminin. Diin Islaam iyo mid gaalo mina ma qabto inaad qof aad kutiraahdid booli buu cunaa, xaqdaro kusocdaa, waa beenloow aadana wax cadayna miiska aadan keeni karin. lol....ma is tiri adigaa talo u baahan iyo inaadan wax assume-garayn?.....how do you know inaan maqaayad war ka soo qaaday? Haddii aan qof sharaftiisa u bareero inaan meel uga dhaco halkaan ma ku caddayn lahaa inaan respect u hayo? I even know naanaysihii C/weli yaraantiisii loogu yeeri jirey waanse ka leexleexanayaa inaan sidaas ugu talaxtago....waayo ma ahan wax habboon...unlike dad madaxda Soomaalida Hebel hotel iyo maqaayad ugu yeera oo aan tuhmayo inaad adba garanayso(i have never seen adigoo kuwaas wacdinaayo aniga oo aadan cay iga maqlinna dardaaran baad iila soo joogsatey)...intaas hakuu ahaato tusaale of how much I know about our PM ee fadlan qof aadan aqoon sidaad caddaysay ha igala dooddin.
  18. Libaax-Sankataabte;798487 wrote: I know you are NOT attacking him for clan reasons because you were a big supporter of Cumar Abdirsahiid. I just thought your "lie" comment was a bid harsh. Waxay tahayba wax weyn ma aha sheekadani. Odayga ka qalee oo waa "beenloow" ka daa Abwaanoow maadaama aadan adiguba hubin inay saxiib yihiin. lol who said anigu ma hubo? the only reason that made me comment on this waa dhaarta uu dhaartay Cabdiweli.Dad badan ayaa warkiisa rumaysan because of that...I still beleive that he did better than Cumar C/rashiid...although isaga iyo Farmaajo ay caqli cayaareen oo wax badan ka wasiir yarayn dowladdoodu tii Cumar.....State ministers-ka way aasaan, oo ma caddeeyaan.....Shirarka golaha wasiirrada way fariistaan iyaguba waa isla jug-jug meeshaada joog:)
  19. Libaax-Sankataabte;798481 wrote: No problems Abwaanoow. Ilaahay dambigeena ha dhaafo. PS: This debate about the PM knowing and not knowing is a progress in itself. I mean, we normally complain about clannish appointments. :D Aamiin Ilaah dembigeenna ha dhaafo. Laakiinse waxaan rabey inaan kula wadaago inaanan C/weli iyo ruux kale. Oo Soomaaliyeedba aanan cadow ku ahayn. I recognise him inuu yahay PM, I think and beleive inuu u qalmo jagadaan, I support and respect him, laakiin markii been dadka loo sheegay haddii aan iftiimiyey, why attack the whistle-blower?
  20. Carafaat beeshaada miyaa madaxtinimmo u raadineysaa? Oo beel hubaysan maka dhalan miyaaba? Maxaa hubka idinma soo gaarin miyaa? xitaa madaxweyne iyo maamul-goboleed ma qabtaan? this is just cabbirka Soomaalida badankeed ee maalmahaan socda waaye ee fadlan su'aalahayga halla yaabin:) Samafal ma waxaa maqashay dembiyeda dadka qabyaaladda wax ku difaaca lama qoro? Do you know Abdiweli In person, other than in laguu sheegay inaad isku cid tihiin?
  21. Qofku waa khaldamaa laakiin in waxaan la ogeyn amaba eex lagu difaaco khaladkiisa ayaa ka sii daran?
  22. Libaax-Sankataabte;798463 wrote: lol@investigative journalism. Abwaanoow, Ugaas, Could it possible the information you have unearthed so far is inaccurate? :D I say this because you said Abdiweli only had a taxation certificate from Harvard. That is just not true awoowe. Abdiweli got a certificate and Masters degree from Harvard. On your larger point about friendship, awoowe you and I know perfectly well that people we went to grade school with are not necessarily our current friends. When a Somali states "qofkaas waxaan nahay saxiib", we all know what that really means. Anyways, I do respect your opinion. LST I agree with you that he also did his Masters in Public Admin. but That and your little assumption does not make the whole story inaccurate.. Do you know Abdiweli or any of the ministers? Do you know where they grew up? What school they went to? I guess you do not. Let us not compare our lifes with others we might NOT know anything about other than our SOL topics experience...to add on I even verified later on that Abdiweli & Godah (minister of planning & International co-operation came to the US on scholarship in the same year.....Need I say more? Just to clarify.... in case you missed....he said maba aqoon....and that is a lie....ma dhihin saaxiib lama ahayn.
  23. Despite the clannish support of the creator of this topic both Nuradin Diriye & Abdi Aynte did well in their speech.