Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Maasha Allah ....... Great achievement indeed.
  2. Maamulka Cusub Ee Barack Obama Oo Ku Canaantay Qaramada Midoobay Inay Ka Gaabisay Aqoonsi Buuxda Oo La Siiyo S/Land hadhwanaag 2008-11-23 (Hadhwanaagnews) Maamulka Cusub Ee Barack Obama Oo Ku Canaantay Qaramada Midoobay Inay Ka Gaabisay Aqoonsi Buuxda Oo La Siiyo Somaliland "Waxaa Miiska U Saaran Obama Aqoonsiga Somaliland" Rice London (Hadhwanaagnews.com)-- barnaamij dheer oo xallay laga sii daayey telefishanka maraykanka ah ee CBS ee xaruntiisu tahay magaalada Newyork ee dalka maraykanka ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee waddankii la isku odhan jiray Soomaaliya iyo sida maamulka cusub ee tallada dalka maraykanka la wareegaya ee uu hogaamin doono madaxweynaha la doortay Barack Obama uu ula tacaamili doono. Warbixintani oo telefishanku ugu magac darray "Barack Obama madaxweynaha la doortay ee maraykanku waa inuu muhiimad siiyo xaaladda Soomaaliya" ayaa waxaa lagaga hadlay xaaladda cakiran ee waddanka Soomaaliya ku jirto, wuxuu barnaamijku ka hadlay dagaalada, colaadaha iyo xasuuqa balaadhan ee ka socda gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya, wuxuu sidoo kale barnaamijka si weyn diiradda loogu saaray budhcad badeeda ka soo cusboonaaday xeebaha waqooyi beri ee dalka Soomaaliya. Barnaamijkani oo socday muddo ku siman 45 daqiiqo waxaa lagu soo qaaday in xubno ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee maraykanku sida weyn ugu daba jiro ay hadda ku suganyahiin dalka soomaaliya isla markaana ay gacan iyo gaashan siinayaan kooxda Alshabaab oo dagaal kula jirta maamulka uu madaxda u yahay Cabdilaahi Yuusuf iyo ciidamada Ethiopianka ee ku sugan magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale warbixinta lagu sheegay in si weyn looga shaki qabi karo in hogaankii sare ee ururka Alqaacida oo saldhigiisu ahaa dalka Afghanistan uu hadda usoo guurayo dalka Soomaaliya oo badiba ayey warbixintu tidhi gobolada koonfureed ay gacanta ugu jirto kooxda Alshabaan oo ay hogaanka u hayaan kooxo ku soo tababartay dalka Afghanistan. arrinta budhcad badeeda ayey warbixintu sheegtay in ay sabab u tahay beesha caalamka oo Soomaliya iloobay 20-kii sannadood ee ugu danbeeyey, waxaana warbixinta lagu yidhi waxaa loo baahanyahay in maamulka cusub ee madaxweynaha la doortay ee maraykanku Barack Obama uu xoogga saaro sidii looga tirtiri lahaa isla markaana ammaanka bedda cas iyo gacanka cadmeed loo fulin lahaa, warbixintu waxay canaanatay siyaasadda madaxweyne Bush oo ay sheegtay in sannadkii 2005-tii saldhig militery oo ciidamada maraykanku ka samaysteen jamhuuriyadda Jibouti ku tallo galkiisuna ahaa in laga ilaaliyo Soomaaliya argagixiso soo geli karta aanu hawshiisa gudanin. Haddaba Weriyaha barnaamijkani sii daynaayey ayaa wuxuu weraysi la yeeshay Susan Rice oo ahaan jirtay kaaliyahii wasaaradda arrimaha dibadda u qaabilsanayd waaxda afrika wakhtigii maamulkii Madaxweyne Clinton isla markaana Madaxweynahii hore ee Somaliland alla ha u naxariistee cigaal kula kulmay Washington sannadkii 1988-kii mar uu socdaal ku yimid dalka maraykanka, imikana lagu wado in loo magacaabo lataliyaha ammaanka qarranka maraykanka ayaa waxay tidhi "khaladka ugu weyn ee adduunyadu ka gashay Soomaaliya waa in laga dhigay meel la iloobay oo aan sidii loo baahna loola tacaamilin". Mrs Rice oo hadalka sii wadata waxay tidhi "wakhtigii maamulkii Madaxweyne Clinton qorshaha wasaaradda arrimaha dibadda ee maraykanku kula tacaamilaysay Soomaaliya wuxuu ahaa mid diblomaasiyadeed oo aanu u maraynay qaramada midoobay, midda keliya ee aanu qoomamayna waxay tahay in aanu maraykanku si toos ah u taageerin goobaha ammaanka ah ee ku naaloonaayey xornimada" ayey tidhi Miss Susan Rice. Iyadoo hadalka sii wadata waxay tidhi "markaan arrinta Soomaaliya iyo dhibta ka taagan aan dib u eego waxaan xasuusta hadal na dhex maray aniga iyo Madaxweynahii hore ee gobolka xornimada ku dhawaaqay ee Somaliland madaxweyne cigaal sannadkii 1998-kii oo uu igu yidhi haddii furaha xalka Soomaaliya la doonaayo waa in dabka ka shidan soomaaliya laga bad baadiya Somaliland, runtiina waxaan u arka fursadda adduunyadu ilawday waa taasi, waana mid ay canaanteda leedahahay qaramada midoobay oo ay ahayd in Somaliland si buuxda loola dhaqmo". Mrs Susan Rice oo la weydiiyey sida maamulka Obama usoo celin karo rajadaasi ay sheegtay waxay tidhi "sida dareenkaygu yahay maamulka xilka la wareegaya ee Barack Obama waxaa miiska u saaran in Somaliland la aqoonsado, waa hanaanka keliya ee diblomaasiyadeed ee xal loogu heli karo Soomaaliya, dabadeedna waa in loo adeegsado Somaliland goob maslaxad lagaga dhalin karo Soomaaliya" ayey tidhi Mrs Rice. iyadoo Mrs Rice arrintaasi ka sii hadlaysa waxay tidhi "waa khalad laga gallay mid xuquuqda aadamaha iyo mida xeerarka caalamiga ah in goob nabdoon oo iyadoo aan beesha caalamka taageero buuran ka helin iyadu lugaha isku taagtay kuna dhaqantay hab dimuqraadi ah loola dhaqmo sida mid ka mid ah kooxaha ka jira koonfurta soomaaliya, waa in adduunyadu ka qaado cunaqabataynta ay ku hayso Somaliland" ayey tidhi Mrs Rice sidoo kale waxay Mrs Rice eed usoo jeedisay maamulka Madaxweyne Bush oo ay sheegtay in aanu ula dhaqmin siyaasadda Soomaaliya si masuuliyadi ku jirto, waxaana ay Mrs Rice ka hadashay ajande ay dhawaan ku kala qaybsameen waaxda arrimaha dibadda ee maraykanka iyo waaxda gaashandhiga ee maraykanku oo taabanaysay aqoonsi la siiyo Somaliland waxay tidhi "maamulka Madaxweyne Bush waxay ula dhaqmeen Soomaaliya si aan masuuliyad badani ku jirin, waxaan ka qayb gallay dood ay soo qaban qaabiyeen waaxaha gaashandhiga iyo arrimaha dibadda ee maraykanku oo lagaga hadlaayey in Somaliland aqoonsi la siiyo xal uu u noqon karo arrinta Soomaaliya anigu runtii fekerkaasi waan la dhacsana, balse waxaad mooda in waaxahii maamulka Bush ay muran ka dhaliyeen arrintaasina noqotay uun wax dood gasha" ayey tidhi Mrs Rice. barnaamijkani oo aad u dheera waxaa sidoo kale lagaga hadlay fal ay kooxaha alshabaab ee la dagaalamaya ciidamada Cabdilaahi Yuusuf iyo Ethiopianku ay kula kaceen gabadh la sheegay inay da'deedu ahayd 13 sanno jir oo lagu magacaabi jiray Sam-sam oo ay dhagax ku dileen magaalada xeebta ah ee Kismaanyo iyagoo ku edaynaya inay sinaysatay, waxaa arrintaasi fal waxshinimo ah ku tilmaamay John Kerry oo ka tirsan guddida arrimaha dibadda ee senateka maraykanka horana u ahaa musharaxii madaxtinimada ee sannadkii 2004-tii u tartamaayey xisbiga dimuqraadiga, wuxuuna sheegay in haddii xaaladda Soomaaliya lagu eego kooxaha argagixisada ah ayuu yidhi ay Soomaaliya xaaladeedu ka dari doonto tii afghanistan ee kooxaha argagixisadu saldhigyo ka dhigtaan. waa markii ugu horaysay ee maraykanku si toos ah uga hadlo mawqifka ay ka taaganyahiin aqoonsi buuxda oo Somaliland la siiyo, Mrs Susan Rice oo lagu wado in dhawaan Madaxweynaha la doortay ee maraykanku u magacaabo la taliyaha ammaanka qarranka ee dalka maraykanka oo ah xilka labaad ee ugu miisaan weyn dalka maraykanka marka laga reebo xilka madaxweyne ku xigeenka ayaa markii ugu horaysay waxay shaaca ka qaaday in maamulka Madaxweyne Obama ay miiska u saarantahay in arrinta qaddiyadda madax banaanida Somaliland lagaga hadlo guriga cad ee dalka maraykanka.
  3. don't ask that question ,,, qaar badan baa odhan doona adeerkay ama aabahay buu ahaa
  4. Maye akhyaartii fanka iyo suugaantu ??
  5. The last one is about this man who went to English class ,, during the first lesson the teacher started asking about the meaning of "Handkerchief" after some discussions the teacher explained the meaning ........ the old man got up and left the class saying if all those words mean this little thing then what should i expect when it comes to Camels ,,,,,, "I don't even have books to write" he said ,,,
  6. looooooooool@uga faniinay ........... Imagine gacmadheere as a prime minister ,,, just imagine ,,,,,,,,
  7. Duke, we haven't dealt with anything ,, you're talking as per your wish. I don't think you want to go back to that argument. It is all good as long as we don't use the same currency, passport and we share borders.
  8. Yes but they can send their children ,,,
  9. I think the Pirates can afford it now ,,,
  10. Woke up at 6:50am, took a quick shower, had some loxoox and prepared for work. As i was there waiting for the car to come, i decided to have one more cup of tea. Sitting on my bed and sipping the coffee, my little child (3 and half years old) came next to me giving me a kiss and telling me: "Daddy, You are Going to Die tonight". I was shocked, never hear of him saying such words and he is not this type of children who talk too much and associate with the others too much. I was like "What?" ,, He smiled and said "You are going to die tonight". The car arrived and i left house thinking of that little kid. I'm i'm really worried. Not coz i'm dying (everybody is dying anyway) but the fact that this might be true and the little i'm prepared to die this time. I had to take and keep my ablution, i'm making Du'as and i'm doing some extra prayers in the office just in case I’m going to die tonight. I can still see his smile Walaahi ,,, and how simple he said this. The mother wasn’t there and I didn’t tell her yet. I don’t want her to worry, not at all. Now my question is, am I really going to die tonight ??? I’m feeling a little headache and it worries me. I injured my hand this morning and I’m worried about it. So basically everything is worrying me today. I’m going to clean up my desk and work on some personal stuff to destroy or delete from my computer just in case. Should I call my Mom and say good bye and I Love her ? should I do the same to the wife ? what about the sisters and brothers ?? colleagues ? I’m really worried and I don’t know if can even work properly today. I’ve classes in the afternoon but I’m just thinking to go home and stay there in case I’m going to die. The other problem that is worrying me is how I’m going to die. Is it going to be a car accident, a gunshot, a heart attack or what ?? That wicked kid has really ruined my day. I can still see him smiling and saying “Daddy, you’re going to die tonight”.
  11. As for my lefty hand I use it to do other things that my dear right hand ay ka yaqyaqsato i am righty...but sometimes i use the lefty when riding the wild thing! bac bac..de ladies like dat!! lool...u asked...common u dont! u lying..lol...its friday ppl lighten up...and i is off de the whole week. Dadkii way waasheen walee .............
  12. As for my lefty hand I use it to do other things that my dear right hand ay ka yaqyaqsato i am righty...but sometimes i use the lefty when riding the wild thing! bac bac..de ladies like dat!! lool...u asked...common u dont! u lying..lol...its friday ppl lighten up...and i is off de the whole week. Dadkii way waasheen walee .............
  13. Very good of him ............ Ninkii dadaalaa taajir Cabaas waa gaadhaa waana dhaafi karaayeey ,, what is the buff with Harvard horta ?? Isn't it open for everybody who has the damn $$$$$ ??
  14. Jacaylbaro

    MY BOSS!

    .... No wonder he is still single .... Ilaahow yaa xisaabiya tolow imisaa mid ka carartay ,,, loooooooooool I once had this Sudanese boss who used to come back to the office after the working hours to tear up some of my papers ,,, in the morning he would ask me those papers and when i can't find them he would jump up and down saying he is the only one organized in this office and blah blah ,,,, The day came when i came to the office in one evening to take a book i forgot ,,, there he was sitting in my desk and playing with my papers ,,,, I cannot explain the state of shock he was in and how he was behaving good for the rest of the following days/months ..........
  15. Subax Wanaagsan ........... Great weekend indeed. Some people just like to ruin it though.
  16. Inaalillaahi ,, So that means i shouldn't believe anything written by a brother in SA ...... As for the story, ..... Hmmmmm ,, it is unprofessionally written.
  17. I'm not in the list ,,, come on guys you must be kidding me ..
  18. Yusuf does not insult nations and states Like Somaliland huh ?? ,,
  19. I think i'll do it too .......... the guy looks so smart ...
  20. Did he ever even insult Somaliland, or even deny it was a real regional entity? Heh ,, Coz he knows it is real ,,, and he know what it costs if he does insult ...