Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Digging the graves and bringing out lafaha doesn't help you ,,, Plus it is Ramadan, Ilaahay xataa lagama xishoonayo. Peace will prevail and the spoilers will vanish very soon ...
  2. Slept only 2 hours saaka after Salaat .... I'm now sleeping on the desk. Good news is, today is the last day at work until after Eid ..... whoooohooooooooo ... We closing the whole office during the last 10 days + the Eid
  3. ... Hilib qaydhin is not so bad after all ..... Just make sure it is not beef
  4. Sir, I have some Questions to Ask you: 1.The Letters on Keyboard are Not in Proper Order. When will the Corrected Version be Released? 2.There is a Start Button, but No Stop Button? 3.We've Used "Ms-Word". When will Mr- Word be Released? 4.There is No "Any-Key" Button on Keyboard, while Computer Frequently asks to press Anykey Finally, a Personal Question, Why is your Name is "Gates", even though you Sell "Windows". ?
  5. Full time Qurbajoog ,,,, and Part time qurbajoog ???
  6. Burco (Ramaas) Aug 7,2012 – Hogaamiyaha kooxda SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), wefti uu hogaaminayo isla-markaana ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa galabta lagu soo dhaweeyay Magaaladda Burco, ka dib markii ay maanta ka soo kicitimeen Magaaladda Oog isla-markaana ay socdaal ku soo mareen Degmada Caynaba oo Munaasibad loogu qabtay. Weftiga Xukuumadda iyo Saleebaan Xaglo-toosiye oo ku Afuray Magaaladda Burco ayaa la filayaa inay Maalinta beri ah soo gaadhaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo uu Xaglo-toosiye kulan kula yeelan doono Madaxwayne Siilaanyo. Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa khudbad nabadeed ka jeediyay Magaaladda Caynaba, ka hor intii aanay soo gaadhin Burco, waxaanu khudbadaasi ku sheegay ssida ay diyaarka ugu yihiin nabadgalyo buuxda oo ka hirgasha deegaanada Buuhoodle iyo Sool. Khudbada Xaglo-toosiye ayaa u dhacday sidan “Waxaanu u nimid nabadgalyo, waxaanu hore u wada hadalnay Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo anaga oo Imaaraadka joogna, waxaanuna isku afgaranay oo aanu isla qaadanay in Nabadgalyada laga wada shaqeeyo, waxaanu u nimid wada hadalkii halkaasi ka dhacay dhamaystirkiisii, ILAAHAYNA waxaan ka baryayaa inuu guul ku dhamaado”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Nabad wax ka wanaagsani ma jiraan, nabad la’aani waa nolol la’aan, waxa kale oo aynu ognahay in nabadu u baahan tahay ku dhiirasho oo ay u baahan tahay in la isla garabsado, waxaanu diyaar u nahay inaanu xal nabadeed ku doono dhibaatooyinka jira, xabad dambana aanay dhicin, qof dambana aanu ku dhiman deegaanadaasi.” Xaglo-toosiye waxa kale oo uu soo qaaday “Waxa laga yaabaa inay dad badan iswaydiiyaan maxaa hadda keenay…isbadalkaa keenay, mar haddii Faysal (Faysal Cali Warabe) la hadlayo Wallo-weyntii uu sheegayay anigana wax iga hor istaagaya inaan Somaliland iyo reer Caynaba la hadlo ma jiraan, iinsha Alaahu waynu wada hadlay oo waynu isafgaranaynaa, inaanu dedejino oo aanu ku dhakhsano nabadana waanu isku dayeynaa”ayuu yidhi waxaanu intaasi sii raaciyey “Waxaanu isku dayeynaa inaanu nabad buuxda celino, in nabadii, is-dhexgalkii, is-dhex markii dadkan ehelka ee aan kala maarmayn la soo celiyo ILAAHAYNA wuu noo fududayn doonaa” Hogaamiyaha SSC waxa kale oo uu ka hadlay “Ajandayaashana midbaanu hadda ku daraynaayoo Caynabo sidii aanu ugu soo noqon lahayn, markaa qolyihiina reer Caynaba iska sii diyaariya halkii aanu ka deggi lahayn”
  7. and I thought Buuhoodle was under attack ...
  8. Xagla-toosiye, wuxuu xusay inay kulan ay dhowaan ku wada yeesheen madaxweyne Siilaanyo oo uu ku sifeeyay masuul ay ka go’an tahay nabaddu ay soo ajiibeen, , isagoo yidhi, “Kulankiina guul ayuu ku dhamaadey nabad ayaanu isla qaadanay, sida qodobad nabada u kala horeynayaan iyo waxay yihiinba waxaanu ku sheegi doona hadii Alle idmo fadhiyadayada dambe oo ah kuwo Insha Allaah si dhkhso ah usoo dhamaanayo. Sida aanu Illaahay ka baryeyno kana rajeyneyno inaan xabad dambe dhici doonin dadkaa walaalaha ah, ehelka ah ee kala maarmi Karin in nabad waarta Illaahay nagu guuleeyo, madaxweynaha Somaliland waa masuul ay nabadu ka go’antahay, waana sababta aan u nimi inaan anaguna nabada qaadano.”ayuu yidhi Siyaasiga Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye). Hmmm ,,,,
  9. Xagla-Toosiye iyo Wefdigiisii oo soo Gaadhay Hargeysa Hargeysa(ANN)Ergo gaadhay ilaa 70 qof oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyihii kooxdii SSC ee dagaalada kula jiray Somaliland dhinaca deegaanka Buuhoodle Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa caawa soo gaadhay magaalada Hargeysa, ka dib markii ay heshiis nabadeed hordhac ah isla gaadheen shalay wefti xukuumaddu u dirtay oo ay kulan ku yeesheen degmada Oog. Wefdiga Ergada ka socda deegaanka Buuhoodle oo kooban madax-dhaqameed, cuqaal, dhalinyaro iyo xubno ka mid ah qurbo-jooga deegaamadaa ee sida weyn u taageeri jiray kooxda SSC , waxa hogaaminaya Saleebaan Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inay soo ajiibeen baaqii iyo gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay waxgaradka deegaamadda Sool iyo Buuhoodle ee ay sanadii u danbeeyay ka taagnayd colaada soo noq-noqonaysay, isla markaana sababtay khaasaare dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba. Md. Saleebaan Xaglo-toosiye oo ka hadlay kulamadii ay yeesheen weftigii Wasiirrada xukuumadda ka hor intii aanay Hargeysa soo gaadhin wuxuu yidhi, “Wasiirradii waxaanu yeelanay kulan runtii qiimo baddan, anaga oo ah ergada ka timi Buuhoodle iyo weftigii xukuuumada ee wasiirrada ka koobnaa, kulankaasi wuxuu ku dhamaadey guul iyo is afgarasho waxaanuna ka wada hadalney nabad iyo sidii loo soo afjari lahaa colaada ee xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka iyo coladihii soo noqnoqonayay ee ka jirey deganadaas.” Hase yeeshee Dr. Xagla-toosiye, wuxuu xusay inay kulan ay dhowaan ku wada yeesheen madaxweyne Siilaanyo oo uu ku sifeeyay masuul ay ka go’an tahay nabaddu ay soo ajiibeen, , isagoo yidhi, “Kulankiina guul ayuu ku dhamaadey nabad ayaanu isla qaadanay, sida qodobad nabada u kala horeynayaan iyo waxay yihiinba waxaanu ku sheegi doona hadii Alle idmo fadhiyadayada dambe oo ah kuwo Insha Allaah si dhkhso ah usoo dhamaanayo. Sida aanu Illaahay ka baryeyno kana rajeyneyno inaan xabad dambe dhici doonin dadkaa walaalaha ah, ehelka ah ee kala maarmi Karin in nabad waarta Illaahay nagu guuleeyo, madaxweynaha Somaliland waa masuul ay nabadu ka go’antahay, waana sababta aan u nimi inaan anaguna nabada qaadano.”ayuu yidhi Siyaasiga Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye). Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraalle (Duur) oo ku hadlayay magaca weftiga xukuumadda ee soo gelbiyay ergada nabada Buuhoodle, ayaa hadal kooban ka yidhi socdaalka wefdiga xukuumaddu ugu xil saartay inay ka hortagaan ergadaa, isagoo yidhi, “ Sida cad ee muuqateyba waxaanu yeelanay weftigii aadka noogu weynaa ee qiimaha leh ee uu Saleebaan horkacayey kulan hordhac ah oo albaabada u xidhan yihiin oo lagaga tashanaayey guud ahaan shaqaaqadii gobolka Buuhoodle iyo deegaankaaba sidii loo soo afjari lahaa,”ayuu yidhi Wasiirka Daakhiligu. Wasiir Duur, isagoo tibaaxaya qodobada laga wadahadlay ee hordhaca ah, wuxuu yidhi, “kulankaasi wuxuu noogu gabo-gaboobay is-afgarad iyo heshiis waxaana laysla gartey labada dhinacba in nabada wax kasta oo ay ku xidhan tahay talaabo kasta oo loo baahdo loo qaado sidii nabad guud loo heli lahaa, is-afgarad iyo wanaag ayey noogu dhamaatey runtii. Talaaboyinka la qaadi doono iyo qaabka wax loo xalindoono arrimaha fadhiyada dambe insha Alla lagu sii lafoguro.” Talaabadan ayaa ka danbaysay kadib markii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayaa dhowaan dalka Imaraadka Carabta kula kulmeen Saleebaan Xagla-toosiye oo waqtigaa si cad u sheegay inuu qaadanayo nabada ay Somalialnd ku baaqday. Saleebaan Xagla-toosiye oo ah Dhakhtar u dhashay deegaanka Buuhoodle, isla markaana haysta dhalasho Maraykan ah, wuxuu sanadii u danbeeyay ahaa hogaamiyaha kooxda nabad-diidka ee SSC, wuxuuna dagaalo gaadmo ah kula jiray ciidamada qaranka Somaliland. Socdaalka isaga iyo wefdigiisa ay ku qaateen in nabad laga dhaliyo deegaanka, isla markaana xal loo helo tabashooyinka abuuray xiisada colaadeed ee deegaankaa, ayaa la rumaysanyahay inay wax ka bedelayso xaaladii ka jirtay deegaankaa, maadaama uu ahaa xubinta ugu mihiimsan kooxda qurbajooga Buuhoodle iyo Sool ee dhaqaalaha ugu baddan ku bixinayay taageerada kooxda SSC, balse waxa jira qaar ka mid ah saaxiibadii oo u baddan qurbajooga deegaankaa iyo siyaasiyiin fara ku tiris ah oo kasoo horjeeda go’aanka uu qaatay Saleebaan xagla-toosiye, kuwaas oo doonaya ama ay suurta galtahay inay manajaxaabiyaan qorashaha la doonayo in lagu soo afjaro xiisadaha colaadeed ee ka taagnaa deegaankaa.
  10. *Ibtisam;855305 wrote: 4yrs/> I have only been hear for 1year and six months!!! yiiiks Thanks Was talking to Juxa ..... lol
  11. Been hearing that visit for the last 4 years ,,,, Ibti, Allah ha kuu sahlo
  12. Salaam dhamaan akhyaarta ..... Yeah, Ramadan almost gone. Tahajud time ....
  13. Never trust a woman: 1. Who can open a Coca-Cola bottle with her teeth. 2. Who has few or no female friends 3. Who never wears skirts 4. Who is always txting but when you accidentally look at her inbox, it has zero messages 5. Who walks about with a toothpick in her mouth after lunch 6. Who doesn't know her mother's number offhead 7. Who never shows her full photo in Facebook.