Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I think he ran away with the temporary wife ,,,,,,
  2. Hadaba i was on board from hargeisa to Mogadishu when it had problems and almost crashed ..... i say ALMOST. Ilaahay uun baa na bixiyay ,,,,,,,,,,,,, dadka qayladii ka dhacday, mid baa ilmaheedii tuurtay. aniga mid baa isha farta iga gelisay ,,,,,,,, anigu kursigii aan ku fadhiyay baan gaadhi waayay ,,,
  3. Originally posted by Che -Guevara: ^You didn't answer my questions-how was the mass massacres of the Somalis by Ethio army and AMISOM an excuse? For them it was an excuse sxb. As long as it supports them forming their own empire.
  4. Waar they make excuses and one will always find an excuse ...... they want their own government nimankaasi.
  5. First excuse: Ethiopia should leave Second Excuse: AMISOM should leave Third excuse: Implementing Sharia is a Trick Final: There should be only Alshabaab ,, no one else.
  6. Maamulka Alshabaab ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadleen mowqifkooda iyo aragtidooda ku aadan Go’aankii Baarlamaanka ee ku dhaqanka Diinta Islaamka,kaasoo ay ku tilmaameen mid lagu qiyaanayo dalka iyo Diinta islaamka,islamarkaan a uu yahay go,’aan aanan marnaba la aqbali karin. Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Gobolka Gedo Shiikh Ismaaciil Aden Xaaji oo saaka la halayey Warbaahinta ayaa sheegay go’aankii dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya uu ku ku go’aansaday in dalka lagu dhaqo shareecadda Islaamka, in go’aankaasi uu yahay mid lagu qiyaanayo shacabka, diinta iyo dalka sida uu hadalka u dhigay. Mar wax laga waydiiyay sababta ay wali u diidan yihiin go’aankaasi Maadaama madaxweyne sheekh shariif oo shalay hoggaaminayay Maxkamadaha uu maantana Madaxwayne uu yahay ayuu sheegay Gudoomiyaha Islaamiga Gobolka Gedo in Shiikh shariif uu shaqsi mabaadiidiisu ay wax iska bedeleen waa sida uu yiri Sheekh Ismaaciil oo Dowladda uu madaxda ka yahay sheekh shariifka ku tilmaamay Rido iyo mid u adeegta gaaladii lala dirirayey,waxba ayan ku darsan doonin xitaa haddii buu yiri si walba loo taageeero. Gobolada dalka oo dhan waxaa laga hergeliyey ayuu yiri Sh.Ismaaciil ku dhaqanka shareecada Islaamka,haddii ay dowlad yihiin maxaa u diidey in ay tagaan Gobolada dalka ee Xoogaga Islaamiyiintu ay ku maamulaan shareecada Islaamka,marnaba ma taageeri doona ayuu yiri dowlad ku sheeg markii horeba nidaamka gaalada lagu soo dhisey sida uu hadalka u dhigay. Baarlamaanka KMG ayaa dhawaan go’aansaday in dalka lagu maamulo shareecadda Islaamka, waxaana arrintaan soo dhaweeyay qaar ka mid ah qeybaha bulshada iyo culumada Soomaaliyeed iyo waliba inta badan xoogaga hubeysan, waxaana dhamaan qeybahaasi,ugu baaqeen dowladda in arrintaan ay ka dhabayso oo ay fuliso ku dhaqanka sharciga Islaamka.
  7. Waar yaa nool oo liibaanay oo odaygii arkay ??? He is not a student so he is not busy with exams ,,, he probably done that 30 years ago. Last time, he was not going for vacation thus no excuse for him ........... he probably never had one. Unless his compute was stolen or he didn't pay his internet subcription ,,,,, that is possible. NOW WHERE IS THE GUY ??
  8. Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Punland Gen. C/Samad Cali Shire ayaa safar aan la sheegin ku tagay Magalada Tukaraq ee Gobolka sool, kaas oo la sheegay in uu in ay risaas ku rideen ciidamo ka tirsan ismaamul goboleedka Somaliland. Sida la sheegay in aysan jirin wax xabad ah oo ay ciidamada ilaadiisa ay ku riden kuwa ismaamul goboleedka Somaliland oo ay xabada ay rideen oo kaliya, Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in la baari doono arintaan ay damacsanaayeen ciidamadaas. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay wararka ay iska sheeganayan maamulka soomaaliland ee ah in gaari looga qabsaday deegaanka higlo aysan wx ka jirin oo uu yahay been abuur iyo siyaasad u qarsoon maamulka. “Caasimada Gobolka Sool ee Laas Caanood waxaay gacanta ugu jirtaa maamulka soomaalilnad, mudo labo Sanno ku dhaw, waxaana jiro degmooyin kale oo ka waa weyn Tukaraq ku waas oo ka tirsan Gobolka Sool walina uu maamulka Puntland ku shaqeeyo marka Tukaraq ay tahay caasimad KMG ah ee gobolka Sool” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Dowlada punland Gen. C/Samad Cali Shire. Somaliweyn Media Center “SMC”
  9. The vice president of the semi-autonomous region of Puntland in eastern Somalia General Abdisamad Ali Shire has on Saturday visited at Tukaraq district in Sool region. The vice president’s motorcade was attacked within the course of the official tour of duty on Saturday. “My escort had come under attack from the forces of the breakaway state of Somaliland, I have ordered my escort not to fire back and they obeyed the instructions offered, and we are going to review what they meant by firing at me and I call that an organized attempt to assassinate me” said the vice president of Puntland state in eastern Somalia speaking to Somaliweyn radio. Closes to the vice presidents also says that the soldiers of Somaliland raided at Higlo town and in that ride the soldiers of Puntland region captured a military truck. In the last couple of months there had been fighting between the soldiers of Puntland and that of Somaliland at Lasanod the headquarters of Sool region and it has eventually fallen in the hands of Somaliland which now controls Sool region. Somaliweyn Media Center “SMC”
  10. Waxaan xasuustaa markii ay muqdisho agteeda igula dhici gaadhay ,,,,,,,, aar tii i qabsatay ,,
  11. Good morning ,,,,,,,,,,,,,, Too many trip reports this time i guess .....
  12. It is 5am now and i'm still awake ...........
  13. hehehehe ,,, anigana waad iga horaysaa sow maaha ,,
  14. aniga iyo najiib maxaad nagu xasuusatayna ,,, masraxyada maan ka boodnaa ,,, lool
  15. Sheekhow xaal qaado...Hayehee ana Baadari aan noqonaa kaas minow Sheekh yahay...
  16. Wax way dhaceen but not waxa la sheegayo ..... just an operation sxb ,, just a little operation.