Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooooooool@pl ayboy ,,,
  2. Madaxweyne Rayaale Oo Guddi Qabanqaabo U Magacaabay Xuska 18-guurada Ka Soo Wareegtay Gooni-isu-taaga Somaliland Ee 18-ka May Hargeysa(HWN):-Madax weynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin,ayaa maanta Guddi u magacaaabay qabanqaabada iyo u diyaargarawga Xuska maalinta 18-ka Bishan May oo ah,oo ah maalintii Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay gooni-isu-taageeda. Madaxweyne Rayaale ayaa Guddi uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi-Cirro) u magacaabay diyaarinta Xafladda xuska 18-ka May, iyada oo sannadkan 2009-ka loo dabaal-degayo 18-guuradii ka soo wareegtay maalintii Somaliland dib-ula soo noqotay Madaxbaanideeda, taasoo lagu dhawaaqay 18-kii May 1991-kii, taasoo sanad walba 18-ka May dadweynaha reer Somaliland guda iyo dibad-ba ay si weyn ugu dabaal-dagaan maalintaas. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed galabta ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Caddaani Mooge, kaasoo uu ku sheegay in Madaxwaynuhu Shirkii Golaha Wasiirada oo todobaadkiiba hal mar maanta oo kale Madaxtooyada ku qabsoomay oo uu Guddoominayay Madaxweyne Rayaale. Hase ahaatee, Warsaxaafadeedkaas laguma sheegin magacyada Guddigaas marka laga reebo Guddoomiyaha oo kaliya. Warsaxaafadeedkaasin a waxa uu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu iyana magacaabay Guddida Qaban qaabada xuska 18 May oo ah Maalintii Somaliland ay kala soo noqotay qaranimadeeda dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya. Maalintaasi oo si weyn looga dabaal dago Somaliland dibad iyo gudaba, waxa Guddidaasi ay isku soo duba ridi doonaan Xafladaha iyo Munaasibadaha lagu xusayo maalintaasi qiimaha iyo qadarinta ka mudan Bulshada reer Somaliland Guddo iyo Dibadba. Guddidaasi oo uu Gudoomiye u yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali Cirro, waxa ay ka kooban yihiin Toban xubnood.”
  3. what view exactly ??? ,,, should be specific with your question.
  4. Stay Tuned ...................
  5. 5-nin oo budhcad Badeed Soomaali ah oo iyo Laashkii ay wateen ayaa xalay gacanta ku dhigeen Ciidamada Xeebaha Somaliland oo kaashanaya Ciidamada Booliska,kuwaas oo lagu qab-qabtay meel 80-Km u jirta xeebta Magaalada Berbera oo ay ku xidhan yihiin xabsiga magaalada Berbera. Sida waxa u xaqiijiyey shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews dad goob-joogayaal ah oo nala soo xidhiidhay, kuwaas oo sheegay inay budhcad Badeedaasi ka koobnaayeen 5-qof iyo Laashkii ay wateen,isla markaana ay hubeysnaayeen. Waxaana la soo qab-qabtay budhcad-badeeda,kadi b markii xukuummadu ogaatay inay Budhcad Badeed ku sugan yihiin meel 80 Km u jirta xeebta Berbera,halkaas oo ay ciidamada Xeebta ee Maydh iyo kuwa Xeebaha ee Saldhigoodu yahay Berbera ay ku duuleen si ay gacanta ugu soo dhigaan, Hasa-yeeshe Waxa uu dagaal dhexmaray Ciidamada Xeebaha Somaliland iyo Budhcad Badeeda, kadib, waxaay guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen Budhcad badeedi, waxaana dhaawaca ahaan loo soo qabtay laba ka mid ah budhcad Badeeda oo midi dhaawac halis ahi ku yaalo, kaasna lagu daweynayo Cusbitaalka Magaalada Berbera. Si kastaba ha ahaatee, muddo imika laga joogo toban Cisho ayaa 9 Nin oo Budhcadbadeed Soomaali ah ayaa Maxkamadda Gobolka Saaxil ku xukuntay laba ka mid ah 20 sano oo xadhig ah,halka 7-da kalena ay Maxkamaddu ku xukuntay min 15 sano oo xadhig ah, ka dib markii ay si cad u qirteen inay ku kaceen falal budhcadbadeednimo oo ay ka fuliyeen Xeebaha Gacanka Cadmeed.Sidoo kale, waxay kooxdan ayaa dhawaan Ciidamada Illaalada Xeebuhu ka soo qabteen meel la sheegay in ay 80km dhinaca Bari ka xigto Magalo-madaxda Saaxil ee Berbera, wakhtigaas oo ay halkaa ku siidaayeen Markab nooca dagaalka ah oo laga lahaa sida la sheegay dalka Spain. Maaha markii ugu horeysay ee Somaliland sidan oo kale Kooxo budhcadbadeed ah loogu xukumay xadhig wakhti dheer qaadanaya, hase ahaatee, afar kooxood ayaa ka horeeyay kooxdan xalay la soo qabqabtay, kuwaasoo isla Maxkamadda Saaxil ku xukuntay xadhig muddo dheer qaadayana, ka dib markii sidan oo kale uu ugu cadaaday falal Budhcadbadeednimo tan iyo 2008, guud ahaana tirada Kooxa u xidhan falalka Budhcadbadeednimo ee ay Somaliland gacanta ku haysa ayaa gaadhaya 31 nin, kuwaasoo wada Soomaali ah, kuna xidhan Xabsiga Magaaladda Berbera inta la ogyahay.
  6. I can't even open that Boredom thread .... been trying since the morning with no veil .... I can't believe Ibti is missing NG's report ,,,
  7. And i'm here sweating and breathing hard from the heat .......... i think i should take the laptop and sit in the car while the AC is on .....
  8. In Short, Take Somaliland steps to form your own government with no foreign interference.
  9. The same view i had for the last 18 years ....
  10. Waxaa gudaha usoo galay wadanka Somalia cutubyo ka tirsan ciidamada wadanka Ethiopia iyadoo ciidamadaasi ay soo galeen qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan oo ku yaala bartamaha wadanka Somalia iyadoo ciidamadaasi ay ku hubaysnaayeen gawaadhida Gaashaman. Ciidamadan ayaa waxa ay kasoo gudbeen dhanka feer feer ee ismaamulka kilinka shanaad ee wadanka Ethiopia iyadoo markii ay soo gaadheen aagaasi ciidamada wadanka Ethiopia oo ku hubaysan hubka noocyadisa kala duwan ay halkaasi ka ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa deegaanada Gobolka Hiiraan ee wadanka Somalia. Deegaanada ay soo gaadheen ayaa waxaa kamid ah Deefow, Cagaarey iyo Cali Ganey kuwaas oo dhamaantood hoos yimaada Gobolka Hiiraan ee bartmaha wadanka Somalia ku yaala iyadoo ciidamadu ay horay usii ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah iyadoo aan ilaa hadda la ogayn ujeedada dadkaasi ay u kaxaysteen. Sidoo kale ilaa hadda wax war ah lagama hayo ujeedada ka danbaysay soo gelista gudaha wadanka Somalia oo ay ka baxeen kadib markii ay Somalia ay ku sugnaayeen muddo 2 sano ah oo ay kala kulmeen iska hor imaadyo xoogan kaas oo ku khasbay inay dib uga laabtaan wadanka Somalia una gudbaan xadka dhulka wadanka Ethiopia. Hadaba ilaa hadda kamaysan hadlin masuuliyiinta Dawlada KMG ah ee Somalia ee ku sugan Gobolka Hiiraan iyo waliba Islaamiyiinta maamusha Gobolkaasi oo gelistii xadka dhulka Somalia gaar ahaana Gobolka Hiiraan oo ay soo galeen kana ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah oo waqtigaasi ku jiray hawl maalmeedkooda.
  11. Now i suspect it is done by Cawaale himself ,,, Nicely photoshopped i say ... lol
  12. Adiguna markaasaad wax isku qastaa ,,,
  13. Ohh ,, that is even better ,,,
  14. who said that was me dumaashi ?? .... There was a guide dee .. and a host ...
  15. Maya ... waa halkaad igu ogayd ,,
  16. Love the conversation between Duke and Xaaji ,,,,,,,
  17. Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed ayaa markii u horeysay ****olka ka qaaday in xukumadda Somaliland ay ku hawlan tahay hirgelinta Dhisme cusub oo loo samaynayo Madaxtooyada dalka. kaas oo laga dhisayo Halkiia uuhore u ahaan jiray Aqalka State House ee Magaalada HArgeysa. Wasiirka oo Warfidiyeenada ugu waramay magaalada HArgeysa ayaa sheegay in dhaqaalaha ku bixi doona dhismaha cusub ay dawladu bixinayso, kaas oo uu tilmaamay in Madaxweynuhu dhulkaasi saxeexay kadib markii ay wasaarada Hawlaha guud qiimayn ay samaysay ku ogaatay baahida loo qabo in wadanku yeesho Aqal Madaxtooyo oo ka durugsan saxmada magaalada. Wax war ah oo tafaasiil ah kama soo bixin dhinaca xukuumadda balse waa markii u horeysay ee masuul ka tirsan xukuumada somaliland uu cadeeyo in Madaxtooyo cusub dalka loo dhisayo
  18. Walee waxa soo socda ayaan anigu ka yaabbanahay ,,, Allah ha sahlo.
  19. hehehe ,, marka ay timaado uun baalaguu sheegayaa wixii is guursanaya ,,,, lakin waxaan ogahay qaar is furaya maalin dhow ,,, The new baby (Idil) is doing great ...........
  20. Walee inaanay group ka fursanayn ,,,, I have to register my tourism company before July i guess ,,,,,,,,
  21. Just as an international conference promises more peacekeepers, an Islamist leader returns to Mogadishu to drive them out. The return of Sheikh Hassan Dahir 'Aweys' to Mogadishu on 23 April may prove extremely dangerous for the shaky coalition government under Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (AC Vol 50 No 4). Although a reconciliation between the two men might have been possible, it seems the personal and political rivalries run too deep. Hassan Aweys publicly refused to meet representatives of the Transitional Federal Government (TFG) which Sheikh Sharif leads. Aweys ruled out any cooperation as long as there were foreign troops in Somalia, referring to the peacekeepers of the African Union Mission to Somalia (Amisom). That will be a continuing sticking point as the grossly under-equipped Amisom is likely to get United Nations' reinforcements in the coming months, much to the dismay of Aweys. Ethiopian troops withdrew in February, following last year's Djibouti Agreement, which also led to the replacement of the Puntland warlord President Abdullahi Yusuf Ahmed by the self-styled 'moderate Islamist' Sharif Sheikh. Sharif has also endorsed the introduction of Sharia in Somalia and this has now been passed by Parliament. Aweys still rails against the presence of Amisom troops. On arriving in Mogadishu, he referred to Amisom as 'bacteria' in Somalia's body politic.
  22. It has nothing to do with Hargeisa or Djibouti .... the concept is much much bigger and totally different.