Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Kaasabalbalaaree, shiirkolo and beexaani .......
  2. NAIROBI, June 9 (Xinhua) -- A western-backed meeting aimed at stabilizing war-torn Somalia is set to kick off in Rome, a UN envoy for the Horn of Africa nation announced here Tuesday. A statement from UN Special Representative for Somalia Ahmedou Ould-Abdallah said representatives from more than 35 countries and international organizations are expected to attend the 15th meeting of the International Contact Group to be held from June 9-10. The meeting will include discussions on the political, security, humanitarian and development situation. Piracy will be high on the agenda. Somalia's Prime Minister will attend the meeting. "This is an important time for Somalia and it is vital that the international community gives a strong message of support to the legal government," said Ould-Abdallah who chairs the International Contact Group. "The regional organization IGAD, along with the African Union, are both extremely concerned, as is the wider international community, by the long Somali crisis. They have shown us the way at their recent meetings," he noted in a statement issued in Nairobi. The UN envoy said Somalia has always attracted support from its friends abroad. The International Contact Group, established by the United States and Norway, held its first meeting in 2005 in New York and its second in London. In recent years the membership of the group has expanded greatly, demonstrating increased interest in resolving the Somali crisis. "These talks will be about supporting the legitimate, internationally recognized government," said Ould-Abdallah. "There is no question of any inter-Somali discussions taking place as some have tried to suggest. The ICG is a group of friends of Somalia not a negotiating forum. "I would like to thank the Italian Government for offering to host this meeting. We are looking forward to a positive, fruitful discussion." Somalia's UN-backed transitional government is battling against rival Islamist groups in violence that has swelled the country's more than 1 million internal refugee population. Aid agencies say 3 million people need urgent food aid in one of the world's worst humanitarian crises.
  3. It is so damn hot here ................. and windy
  4. DUke nin ka dheerayo aya so baxay wale ... maalin dhawaydna mid Young-Duke la yidhaa baan arkayay. Aar odaygu muxuu dad dhalay ,,,,
  5. I told u guys ,, he can answer in public ,,,
  6. I know the whole world is owned by d-block ..... now relax sxb
  7. He can speak in public .........
  8. Waar ninku miyaanuu tol iyo xidid toona lahay, billaa caleyk dhakhtar ha la geeyo ..
  9. He went to his parents to ask the question i guess ,,,
  10. My ppl will go hijack a ship to make money rather then go do tahrib puntland is the richest tribe of somali e make money of ur tahrib population and then throw their sad asses into the sea Ilma adeerayaalow, Ilaah baan idinku dhaarshee ninkan dhakhtar geeya sidan ha ku eeganinee ,,,
  11. Hay’adda Bisha Cas ee Gobolka Sool ayaa maanta waxa ay qalab u qaybisay dadka danyarta ah ee magaalada Lascaanood kuwaas oo ay u qaybisay qalab kala duwan oo ah kuwa ay dadku isticmaalaan ahna daruuri aan laga maarmin hoos yaalana guryaha. Qalabkan ayaa waxa uu isgu jiraa Bustayaal,weel,qalab ka wax lagu karsado (Burjiko), qadiifado,maro kaneeco,jirkaamo iyo qalab aad u fara badan oo aan halkan lagu soo koobi karin kaas oo loo qaybiyay halkii qaysba inuu qaato qalabkaasi dadkaasi oo aha dad danyar ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ka hor inta aysan bilaabmin qaybinta qalabkan ayaa waxaa halkaasi xaflada furitaanka qalab qaybinta dadka danyarta ah waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe Aw Daahir isagoo halkaasi si wayn ugaga mahad celiyay hay’ada Bisha Cas ee Gobolka Sool iyo hay’adda DRC oo qalabkan Bisha Cask u wareejisay. Sidoo kale Gudoomiyaha Komishinka qaranka ee Xuquuqul Insaanka Axmed Yuusuf Xuseen ayaa waxa uu halkaasi kasoo jeediyay hadalo kooban isagoo sheegay in alaabtan loo qaybinayo oo kali ah dadka danyarta ah ee kunool magaalada Laascaanood kuwaas oo u baahan qalab ay isticmaalaan oo aysan awoodin inay soo iibsadaan. Madaxa hay’adda Bisha Cas ee Gobolka Sool Daakir Maxamed Warsame ayaa waxa uu xusay in alaabtan ay qaybinayso hay’adda Bisha Cas maanta ay tahay mid loogu talo galay dadka danyarta ah in la gaadhsiiyo sidoo kalena lasiinayo dadkii ay horay hay’adda Bisha Cas ay u diiwaan gelisay kuwaas oo goobtan la taagan yahay ku qaadan doona kadhka ay qalabka ku qaadan doonaan. Isku soo wada duuboo dugsigii hoose dhexe ee Boodhanka ee magaalada Lascaanood ayaa saaka waxaa isugu yimi dadwayne aad u fara badan kuwaas oo ahaa dadkii danyarta ahaa ee magaalada ayna hay’adda Bisha Cas u qaybinaysay qalab kala duwan oo ah kuwo ay dadku isticmaalaan.
  12. Oohin xume, she is welcomed in Somaliland so as every Somali person who is willing to visit. Somaliland is a home for all Somalis .........
  13. Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal Ciise oo wakhtiyadan danbe si weyn uga muuqatay Bandhig faneedyadda loo sameeyo Qaddiyadda Somaliland ayaa la filayaa inay Maalinta khamiista ah ee Dabayaaqada Toddobaadkan dalka Socdaal Rasmi ah ku timaado. Socdaalkan ay Hargeysa ku imanayso Maryan Mursal ayaa la sheegay inuu la xidhiidho doorkii ay ka qaadatay Munaasibadii lagu xusayay 18 guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday gooni isu taageeda oo lagu qabtay Magaalada London, iyadoo Xafladaa Maryan Mursal wacdaro ka dhigtay isla markaana ka qaaday Hees Cusub oo ku saabsan Dalka Somaliland iyo Dimuqraadiyadda ka hana qaaday, taasi oo si weyn u soo jiidatay dadkii ka qayb galay. Safiirka Somaliland u fadhiya dalka IRELAND Mr. Cabdifataax oo socdaalka ay Maryan Mursal Somaliland ku imanayso dalka qayb ka qaatay ayaa sheegay in ay weheliyaan Lix Xubnood oo kale kuwaasi oo ay kamid yihiin Abwaan Cali-seenyo, labo kamid ah Wiilasha ay Maryan Mursal Dhashay oo la kala yidhaa Kenadiid iyo Kunciil, iyo xubno kale. Safiirku waxa uu intaa ku daray in Muddada ay Maryan Mursal dalka joogto uu Madaxweyne Rayaalle gudoonsiin doono Shahaado Sharaf lagu maamuusayso kaalintii ay ka qaadatay isku duba ridkii xuska 18 May, iyo sida ay ugu ololaynaysay qaddiyada Somaliland, waxa kale oo Muddada ay joogto dalka ay ka dhisi doontaa Hargeysa Dugsi Waxbarasho oo ay ugu magac dartay Abwaan Hadraawi , kaasi oo dhaqaalaha ku baxaya ay ku wareejin doonto Abwaan HAdraawi. Si kastaba ha ahaatee Socdaalka la filayo inay Maryan Mursal Somaliland ku timaado ayaa noqonaya kii labaad ee ay dalka ku timaado tan iyo markii ay Somaliland gooni u madaxbanaanatay 1991, iyadoo ay ahayd dabayaaqadii 2002-dii markii ay Maryan dalka timi.
  14. SOL is becoming a little mental hospital lately ...... I blame Ngonge
  15. Waar waxaas waan ku dawakhaa maba sii raacraaco ...
  16. I know all of them .... and Mushteeg is a good customer of Purple Coffee
  17. How about the one who Slapped A/Yusuf on the face ??? ... i think that should be the greatest military man ,,,
  18. VISIT SOMALILAND is your perfect guide so far which comes with three different languages. I hope this will be helpful for those who are planning to come home for the first time. Sorry, Ngonge missed it ......
  19. MOGADISHU, June 8 (Reuters) - A Somali Islamist rebel leader on U.S. and U.N. terrorism lists denied on Monday reports that he had been seriously wounded in fighting between rival Islamist groups in the Horn of Africa nation. "You see that I am physically healthy and fit. No injuries at all. That is propaganda spread by the enemy when they were defeated in the recent fighting in central Somalia," Sheikh Hassan Dahir Aweys told Reuters in Mogadishu. A family member and a militia opposed to Aweys and his Islamist insurgent group Hizbul Islam said on Sunday the rebel leader he had been seriously wounded, or killed. Aweys, who Western security services say is close to al Qaeda, is a father figure to the insurgents in Somalia, where he has headed various Islamist groups since the 1990s. An Islamist insurgency since early 2007, the latest cycle in 19 years of conflict in the Horn of Africa nation, has killed around 18,000 civilians and thousands more fighters. It has also drawn foreign jihadists into Somalia, enabled piracy to flourish offshore and unsettled the whole of East Africa, with neighbours Kenya and Ethiopia on high alert. The government-allied moderate Islamist militia Ahla Sunna Waljamaca said its fighters shot Aweys during battles in Wabho town on Friday, and that he died of wounds later. There were also rumours among militia fighters that another rebel leader, Sheikh Hassan Abdullah Hersi al-Turki, was among the 123 combatants who died in the fighting around Wabho.