
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Good afternoon chaps ,,,,,,,,,,,, I've been making all the excuses possible not to do that report today. Looks like i'm done but still ,, i have to do it before tomorrow.
-
I know but i just didn't want this to happen ..... Imagien all the mourning, burial and investigations in the coming days.
-
They didn't have to kill the minister just before my arrival ,,,,,,,,,,,,,,,,,, damn it
-
Breaking News:- Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo hada lagu diley Gaalkacyo
Jacaylbaro replied to Som@li's topic in Politics
Allah ha u naxariisto ........... -
Breaking News:- Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo hada lagu diley Gaalkacyo
Jacaylbaro replied to Som@li's topic in Politics
Wasiirka Warfaafinta ee maamul Goboleedka Puntland, Warsame Cabdi Shirwac, ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Allaha u naxariistee, Warsame oo ku magac dheeraa Seefta Bannaanka, waxaa toogtay laba nin oo hubeysan ka dibna waa ay baxsadeen. Waxaa uu magaalada Gaalkacyo u joogay hawl abaabul ah oo isaga oo Wasiirro kale oo gobolka ka tirsani ay u tageen si ay u sii diyaariyaan hawlo ammaanka lagu hagaajinayo oo Madaxweynaha Puntland u tegi lahaa magaaladaas. -
It is more like cabaad and oohin ............ Let's see ....
-
Yeah , it is KOOR ,, ,not koore ,,,,
-
Isagaaba carab u yara eg ,,,
-
Any news ??? ,,, ehem
-
Any news ??? ,,, ehem
-
Any news ??? ,,, ehem
-
The translation is in English ... this the name will be written in English. s=some o=orginal m=muslim a=arab l=lost i=in a=Africa
-
Hehehehe ,,,, sow la igama baqanayo deee ,,
-
Heh ! !
-
Waar that is too much ,,, and i don't have enough time ,,, time to leave now
-
Originally posted by Fabregas: quote:Originally posted by Dabshid: I heard they gettin $10 million , it was just isolated case. it happened in Sydney. wat iz da address of this kfc? Shop 79, Centrepoint Shopping Centre 80 Parramatta Road Sydney NSW 2000
-
U want the whole thing or just the bold ones ?
-
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Axmed Yusuf Yaasiin oo maanta lug ku soo maray xafaddha magaalada hargyasa , isgaoo ay daba yaacayeen kumanaan dada oo tageera xisibiga UDUB. Maanta oo ah maalintii labaad ee ololaha doorashooyinka Somaliland ayaa maata ay ahayd maalintii xisbiga talada haya ee UDUB uu bilaaban laha ololihiisa , halka shalay oo ay ahayd maalintii kowaad oo uu iska lahaa inuu ololihiisa bilaabo xisbiga KULMIYE uu ku gacan saydhay komishinka iyi siday hawsha u wadaan , qaadacayna inuu ka qabgalo doorasho bilaa diwaangalina . beerta xoriyadda somaliland oo maata ay isugu soo bexeen masuuliyiinta u sarsaraysa xisbiga talada hay ee UDUB iyo kumanaan dada oo taagera xisbiga talada haya ,halkaana ku soo bandhigay tageerada ay u hayan dawladda iyo xisbiga UDUB, madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaassiin iyo masuuliyiinta dawladda iyo xisbiga oo hadalo soo dhaween taagero iyo mahadnaqa ka jeediyay goobtaas ,waxaana masuuliyiinta dawladda kamida wasiiradda arimaha gudaha , hawlaha guud, arimaha dibada iyo kuwo kale, dhinaca xisbigana waxaa u hadlay xoghayaha guud iyo afhayeenka xisbiga talada haya ee UDUB. Waxaad maanta magaladda hargaysa laga dareemayay buuq iyo sawaxan aad u tiro badan, oo kumanaan dad ay isugu soo bexeen fagaarayaasha iyo goobaha isu soo baxyada magaalada hargaysa ,suuqyada dadku isugu yimaadan oo aad ku arkayso baabuur lagu shaqlay sawirada madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa oo dadka halkaa ku wacyigalinaya wax uu xisbiga UDUB dalka horumarka qabtay iyo waxa uu maagan yahay inuu dhawaan hadii dib loo cugto uu qaban doono. Dhanka kale waxaa dhamaan gobolada iyo dagmooyinka dalka ka bilaabamay ololihii xisbiga UDUB oo si xawliya looga wada bilaabay maanta , xarunta xisbiga ee hargaysan laga iclaamiyay in maanta gobol kasta ay ka socdo ololihii tartanka madaxtinimada Somaliland. Isku soo wada duuboo ololahan ay udub ka bilawday dhamaan gobolada iyo dagmooyinka Somaliland ayaa ah mid ay kaligeed ka samaynayso inta hada la arko ,oo xisbiyadii kale ee la tartamayay ay ganafka ku dhufteen inay galaan doorashadaa bilaa diwaangalinta ah .
-
They think Hargeisa is in London dee ,,,
-
Ismahaan, Garowe ma joogtdie ha na waalin ,,
-
I'm in Hargeisa but i don't mind if you are saying Hargeisa is located in East London. That would be lovely believe me ,,
-
Fying motorcycles u mean ??,, seen one last week
-
FBI doesn't pay well these days ,,, there are others who can do a better job with better cash i guess. Well, that is called ,, ehem ,, SL ,,, yeah i know.