
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
These are the Ethiopians of Sh. Shariif not the Ethiopians of A/Y ..... see the difference ??
-
Recession seems to put people in the mood for condoms
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
There were 75,065 births registered in 2008 Haye ,,, ma 2008 baanad joogin ,,, -
Recession seems to put people in the mood for condoms
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Kolayba xisaabtaa Ireland wax baad ku leedahaye iska sheeg ....... -
Soomaali space shuttle raacday ama submarine gashay sidee la odhan ,,, dhulkii baaba lagu hayn la'yahaye ,,
-
Waiting the one for Hargeisa ...... should bey pretty soon i guess
-
Just finished a looooooooooong meeting ....... Someone i know died this morning due to a heart attack.
-
Just make sure you can wait ......
-
Just make sure you can wait ......
-
You have to. There is indeed so much on the subject especially when we are Somalis.
-
Ohh Yeah ,, Sure
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
Waan ku ogahay adiga oo KUWAN baad rabtaa ,,,, -
Recession seems to put people in the mood for condoms
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Adigu imisaad ku dartay nuunow ,,, -
Originally posted by Ina_Gaweto: Somali tfg forces being trained up in djibouti, and further plans to have more trained up by france at a later date. Not in Bugland ??? ,,,
-
Time for Somaliland to re-envision itself in a changing Somalia
Jacaylbaro replied to Mr. Somalia's topic in Politics
-
Hmmm ,,,, So interested in the SL elections eh ? ,, The whole world is interested too ... don't worry.
-
Hmmm ,,,, So interested in the SL elections eh ? ,, The whole world is interested too ... don't worry.
-
It is in OPEC i guess ,,,
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
I have no idea ............ -
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
hadaa maxay kele .................. foolxumada hadaad arki lahayd ,, -
Option 1: If u have money you don't have to cook at all. Make sure you order all your food from local restaurant near to you house, pizza huts and so on. OPtion 2: Make sure you marry a man who works in one of those hotels as a chef. Option 3: Do not marry and stay with your parents so that you will be fed like a baby. Option 4: Do not cook anything. Eat everything uncooked. Even the meat can be eaten without being cooked. Thank you very much .........
-
Gudoomiyaha Maamulka Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa goordhow waxaa uu sheegay in uu Maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya. Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan ee ku biiray dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa uu sheegay in maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in sababta ka dambaysa in ay isaga baxaan dowladda ay ugu weyntahay wada shaqeyn la'aan soo kala dhexgashay iyaga iyo dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Shariif. Sheekh C/raxmaan ayaa tilmaamay in uu in mudo ah ku sugnaa Magaalada Muqdisho islamarkaana uusan Madaxda dowladda kala kulmin waxyaabo raali gareaya islamarkaana dan u ah bulshada gobolka Hiiraan. Mar wax laga weydiiyay in uu wax ka ogyahay soo galida Ciidamada Ethiopia ee gobolkaasi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamadaasi Ethiopianka ay soo galeen gobolka Hiiraan intii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho,waxaana uu tilmaamay in xiligii uu dib ugu laabtay gobolka Hiiraan uu ka war helay joogitaanka ciidamada Ethiopia. Waxaa uu raali gareyn ka bixiyay Falkii dhaca iyo dilka ahaa ee Ciidamada dowladda ay maalin ka hor ka geysteen Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta goboka Hiiraan,waxaana xiligii uu shikaasi jaraa'id qabanayay garab fadhiyay Gudoomiyaha Odayasha Dhaqanka ee gobolka Hiiraan, Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan oo horay ugu biiray dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in aayaha gobolkaasi Hiiraan uu u yaala dadka reer Hiiraan iyo Jaaliyadaha gobolkaasi ee ku dhaqan dalka dibadiisa.
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Jacaylbaro replied to Ismahaan's topic in General
haa mid Power something la yidhaa baa jira ....... tii aad taqaanay uun baa fuuraysa oo iyadoo markabkii Titanic ah kaa hor imanaysa ...