
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka Magaaladaasi waxaa uu ugu baaqay in ay iska difaacaan dulmi uu sheegay in uu ku hayo Sheekh Axmed Islaam oo ka mid ah garabyada hubaysan ee halkaasi ku sugan Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo Saakay la hadlayay Idaacada Andulus ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu Walaalayada Islaamiga ee ka arimisa gobolada Jubooyinka uu ugu baaqay in ay difaacdaan maamulkooda mudada sanadka ah ka soo jiray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Sheekh Xasan Yacquub ayaa hadalkiisa waxaa uu ku weeraray Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Madoobe) oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ee jooga Magaalada Kismaayo,waxaana uu ku eedeeyay in haatan wado qorshayaal qabiil taasoo uu ku doonayo in lagu bur buriyo walaayada islaamiga ee Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay. “Waxaa la rabay Qoryaha ay wataan hadii ay qoryo masulimiin yihiin oo kuwa shareecada islaamka lagu difaacayo yihiin in ay ku jiihiiyaan Xaduudaha ay ka soo kaceen ee dhooblay iyo kuwa kale oo ay dhoobanyihiin kuwii nasaarada ahaa”ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub Cali. Waxaa uu tilmaamay in hadii aan la difaacin shacabka Magaalada Kismaayo in ay dib u soo laaban doonto dhibaatooyinkii horay magaaladaasi ugu taagnaa taasoo uu sheegay in shacabka lagu xasuusinayo burcadnimadii ka jirtay Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay isagoo intaasi ku daray in arinka haatan la hurinayo uu yahay arin qabiil. Sheekh ayaa waxaa uu tilmaamay in arintaani ay go’aan ka tahay Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo isagoo shacabkana u sheegay in hadii ay is garab taagi waayaan ay iyagu ka go’antahay in ay dagaalamaan oo ay isdifaacaan. Afhayeenka maamulka islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu ku eedeeyay Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) in uu bur burinayo Maamulka Islaamiga ee ka jirta Magaalada Kismaayo. Marka laga soo tago baaqaan isdifaacida ee ka yimid maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ay sheegayaan in saakay la kala diray dhamaan ardaydii iskuulaadka ku yaala magaalada Kismaayo iyadoo laga cabsi qabo dagaal saakay halkaasi ka dhaca.
-
What did i tell you Juje ?? ,,, See how they are already vacating the town ...... Silly. Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo baneeyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa Saakay waxa ay baneeyeen guud ahaan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen. Ciidamadii dowladda KMG Soomaaliya ee labadii maalin ee ugu danbaysay fariisimada ku lahaa gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa saakay gabi ahaan faarujiyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan iyagoona u ruqaansaday dhinaca deegaanka Ceelgaal oo Waqooyiga Magaalada ka xiga ilaa 15-KM. Dad goob joogayaal ah ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ay arkayeen Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka qaarkoodna ay lug ku socdaan oo Magaalada ka sii baxaya hase ahaatee rasmi ahaan lama oga ujeedada ay Ciidamadani uga baxeen Magaalada Baladweyne maadama markii hore dagaal ay ku qabsadeen,laakiin warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo farabadan iyo gaadiid dagaal oo uu wato gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macow uu ku soo wajahanyahay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Si kastaba ha ahaatee Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa haatan u muuqata mid degen inkastoo aysan jirin cid ku sugan gudaha Magaalada gaar ahaan Xarumaha gobolka Saldhiga Booliska iyo Xarunta Gaalshire balse goobahaasi waxaa si aad ah loogu arkayaa dad wayne farabadan oo isha ku haya cida sida rasmiga ah ula wareegi doonta saacadaha soo socoda Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan oo xiligan aysan ka jirin wax Maamul ah. Shabelle.net
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by Abwaan: Xiin ma maqashay oraah Soomaaliyeed oo oranaysa inkastuu Dur-dur iyo dabbaal galo.......weligiis ma daahiro mana daayo waxay diintu neceb tahay?! Inaalillaahi ,,,,,,,,,, -
Are we talking about a presidential meeting or just a courtesy meeting with his gov members ? ,,, The president do not meet delegates at the parking lots sxb ,,, he attends only arranged meetings.
-
Ceeb caleek ,,,, xildhibaanku miyuu waashay.
-
........ Haaheey waa loo jeedaa ,,,
-
A&T, you still continuing the accusations even after you won. People have still the right to disqualify you if you continue. Now as i said ,, u need to apologize to the girl. Xaalka hadhow baa laga wada hadliye.
-
Originally posted by Abtigiis & Tolka: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Now it is time he should bend down, knee, kiss her feet and apologize. I want to declare that I have no second thought about doing just that. If only Ibti could allow it, it is a surprise gift to me. Well, JB, meesha ka odayee hedde kolkaa! There is a chance she might not ask for apologees from me in the follow up discussions. Now let's see if Ibti will allow him to do so. As long as he is ready to apologize i'm sure she will.
-
Kissing the feet is not a problem as long as it concers A&T ,,, his actions were far worse than that.
-
Waar anigu cidna uma jeedo ,,,,, yaan la i wanjalin
-
I think he should. After all his accusations against her, after all what he said about her clan and family, after the PMs he sent her to blackmail, after all that and even more she proved to be at least fair giving him what he got from the voting. Now it is time he should bend down, knee, kiss her feet and apologize.
-
Hambalyo Kool and A&T ,,,,,,,,,, ehem
-
I thought u said MARX was saved by a cat ,,,,
-
looooooooooooooooooo ol@Gudida doorashada ,,, Gudida Doorashada Qaranka ,,,,
-
Miciyaha libaaxay inaan qoslayo moodaane ...
-
Originally posted by Cowke: Well its very to easy to place somaliland under somalia and it just requires to prove from the quran that muslims must be united and if you don't and cause division you can be classed as kuffar. For it says in the quran don't divide the ummah and whoever does so is evil-doer. Marka one point is a religious point, hargeisa can risk being titled non islamic nation. Second point is international community pressure and if they are seen as an obstacle all we have to do is give a call to obama and say another shabab needs to be dealt with and your ppl will start to die un-ncessarily. Lastly but not least the federal system is fair system for all and the referees will see that hargeisa has no excuses unless for evil purposes. So it's already in the bag sxb. its just matter of calming hamar, and hargeisa is next just like i said all the time before. Ps: there is certain among the hargeisa elite who do not support seccession that everyone is aware of and who the tfg will appeal to. Awdal is already gone and just need back up from the tfg, ssc was always gone. Its just really two certain sub-clans that are an obstacle of the hargeisa elite. Just for the record ...........
-
^ ^ Now this can be a thread of its own ,,,,,,,,,,
-
ohhh they date too much weliba ,,,,,,,, Morning/afternoon yall .........
-
allaylehe waynakaaa ,,,,,,,,
-
Good afternon peeps ......... So many meetings too little dating ........
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
Yes, now that is the difference ,,,,,,