
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
the VOA interview with Atam means NOTHING. He already said what he said on Pal Talk,
-
Burco Buuhoodle Delegations Meet in Xadhadhanka
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dawladda Somaliland ayaa deg deg ku tilmaantay in heshiiska Saladiinta oo Saxaafadda loo qaybiyay, sidaana waxaa sheegay Wasiirka gashaandhiga Somaliland Axmed Xaji Cali Cadami. LISTEN -
Burco Buuhoodle Delegations Meet in Xadhadhanka
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Go'aamadii ka soo baxay shirkii Xadhadhan ee Ciidamada Qaranka Som. lagaga soo saarayo Widhwidh IWM Ujeedo: Baaq Nabadeed Heshiis Dhex maray Isimada ,Culumada, Cuqaasha iyo Waxgradka Deegaamada Buuhoodle iyo Salaadiiin, Culumada iyo Waxgarad ka socda Beelaha Bariga Burco oo shirk u yeeshay taariikhdu markay ahayd 06/08/2010 magaalada Xadhadhan kagana wada hadleen Nabad galyada labad a Beelood iyo Gobolkaba , waxayna soo saareen qodobada hoos ku xusan : 1. Iyada oo la tixraacayo Baaqii uu soo saaray Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomali Land Axmed Maxamed Maxamudud (Siilaanyo) ee ku wajahnaa nabadgalyada, waxaanu la qaadanay baaqaa nabadgalyada ee ku wajahan Gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. 2. Waxay Isimada, Cuqaasha,Culumada, iyo waxgaradka reer Buuhoodle waxay Balan qaadeen in ay sugayaan Nabadgalyada Deegaamada Buuoodle. 3. Salaadiin, Cuqaasha, Culumada iyo Waxgaradka Beelaha Bariga Burco waxay iyaguna dhinacooda balan qaadeen in ciidamada soomaliland ee ku sugan Deegaamada Widhwidh iyo Balihadhac lagu celiyo Fadhiisimadoodii hore . 4. Isimada, Cuqaasha, Culumad iyo Wax Garadka Deegaamada Buuhoodle waxay mar labaad balan qaadeen in ay deegaamada widhwidh iyo Balihadhac in aanay fadhiisimo u noqon doonin ciidamo lidi ku ah Somaali Land 5. Waxay isla qaateen labada dhinac marka la sugo nabadgalyada in la isugu yimaado gogol nabadgalyo oo loo dhanyahay una dhaxaysa Beelaha *********** iyo Dawlada Soomaali Land. Heshiiskan Waxaa labada dhinac u saxeexay : Dhanka Beelaha Buuhoodle 1) Garaad C/laahi Garaad Soofe 2) Garaad Saleebaan Buraale Aadan 3) Suldaan siciid Cismaan Cali 4) Xaaji Maxamud Xaji Cumar 5) Sh. Cumar Sh. Cismaan 6) Caaqil Axmed Diiriye Jiinje 7) Caaqil Cali Cabdi Cali(dhaga dalood) 8) Caaqil Abshir Kooreeye 9) Caaqil Axmed Saalax Maxamed 10) Caaqil Jaamac Cabdi Maxamed 11) Cali Daahir Cilmi 12) Sh. Cumar Axmed Maxamed 13) Yusuuf Jaamac Halac 14) Sh. Ibraahim C/raxmaan Cagarog 15) Caaqil C/laahi Xasan Qanbi Dhanka Beelaha Bariga Burco 1) Suldaan Maxamud Guuleed Mire 2) Suldaa Maxamud X. Xuseen Nuur 3) Caaqil Saleebaan Guray Gadhcade 4) Sh. Yusuuf Cabdi Cawad 5) Xasan Mataan C/Laahi Axmed 6) Maxamud Axmed Xirsi -
Radio Netherlands
-
Waaba intaan kugu raacay buu yidhi ,,
-
It’s a Tuesday afternoon and the African sun casts its rays and makes its presence known. 47- year-old Mohamud Hassan has just started his day’s work. Mohamud, a father of 7 is a taxi driver and has lived in the capital of Somaliland, Hargeisa, all his life. He offers to show us around but as we pass through the centre of the bustling city, Mohamud hits the breaks of his car, missing the car in front by a whisker. He immediately calms himself; un buckles his seat belt and gets out of the car. At this point Mohamud’s mode has changed from that of a jubilant and out-going man to grief stricken. “I want to show you this monument. It’s the model of a plane that was used by the Dictator Siad Barre to bomb our people in 1988,” Mohamud says. “He was ruthless and arrogant. He killed so many Somalilanders. He wanted us to join the rest of Somalia but we resisted.” Never again Pointing at the rusting shell of a fighter jet that perches on a brick platform just by the side of the main road, Mohamud’s eyes are filled with tears. “On the worst day of the bombing in 1998, I lost 12 of my close relatives. I was part of the resisting forces and though I was lucky, my closest cousin and aunt died. This monument reminds us Somalilanders of the troubled past we have been through. We will never want to witness war or a situation like that one again.” Mohamud says loudly as tears roll down his chin. At this time a dozen other people come closer and all emphasise the significance of the memorial plane. “This plane has made us stay close and relate to each other as brothers and sisters. Siad Barre thought he would divide and rule us but he didn’t succeed. The bombings only made our will to be independent from the rest of Somalia stronger,” said an old man with a red-dyed beards. No unification My presence in Hargeisa coincided with the inauguration of the newly elected president of Somaliland Ahmed Mohamed Mohamud “Silyaanyo” and as if reading from the same script of the president’s speech, Mohamud and the rest of the people who joined him insisted they are not ready to join the greater Somalia even if peace prevailed in Mogadishu. “I hope our new president doesn’t think about that option, because we the people of Somaliland will never want to be part of Somalia. We are doing well on our own and all we need now is doing business”, Mohamud insists raising his hands to the sky. Hargeisa was almost completely destroyed in 1988 by airstrikes launched by the regime of former Somali president Siad Barre. An estimated 50,000 people are said to have died in the attacks on Hargeisa and its surroundings. In the years that followed the overthrow of Siad Barre’s government, Somaliland has enjoyed relative peace and prosperity while much of the rest of Horn of Africa has been ravaged by war. The International community doesn’t recognise the independence of Somaliland but Mohamud and most of Somalilanders say they will do anything to be independent. By Kassim Mohamed
-
Somalilands foreign minister speech at Chatman house
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well, I'm not so sure about the guy but this was not so bad to begin with ,,,,, -
Hmmmm ,, Interesting
-
Burco Buuhoodle Delegations Meet in Xadhadhanka
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
A good move by the new government. Such talks should continue. -
It is not messing up with Kenya ,,, it is about ruining those plans.
-
U know they're just in the other side of the border ,,,,, come on
-
and if he is the other one we will let peacenow handle it ,,,
-
Just make sure Alshabaab won't ruin the whole thing ..... as always
-
Let's hope then we will have another California in the Horn of Africa ,,,,
-
Cuqdadda iyo waxaan kugu jeclahay camal xumaan taase Cadhadada badan iyo naxliga caasha kuu jiifaiyo Caanyadad tahay ayan cidiba gaadhayne Gaabnida ayaan kugu calmaday cududda aad leegtay Cid ma leegid oo waadigaa ciidda hoos maray e Casaan ma ihid oo waad og tahay caynka aad tahay Cuqdad baad ku noolayd waqaa nolol ciqaabeede Caanyiyo waxaad tahay basari laga caraabaaye Caynkan aad tahaan kugu calmaday oo cajaabihe
-
Waxaa Magaalada Xadhadhan oo dhinaca Waqooyi ka xigta magaalada Buuhoodle qiyaastii 20-KM ayaa waxa ka dhacay shir ay yeesheen wafti ka yimid dhinaca magaalada Burco ,iyo odayo-dhaqameed ka tagay dhinaca magaalada Buuhoodle,kuwaas oo sida ay noo sheegeen ka shiray arimaha xaga nabadgelyada ee ka taagan deegaankaas,kaasoo dagaalo u dhexeeya hogaanka SSC iyo Somaliland ay ka dhaceen deegaanka u dhexeeya Widhwidh iyo Buuhoodle. Shirkaas oo dhinaca waftiga Burco uu hogaaminayey Suldaan Maxamuud Guuleed oo ka mid ah salaadiinta ugu tunka weyn bariga Burco iyo gobolka Togdheer ayaa waxa ka mid ahaa isna Suldaan Maxamuud Xaji Xuseen,Siyaasiyiin iyo weliba saraakiisha sar sare ee maamulka Somaliland,meesha waftiga Dhinaca Buuhoodlena ay ka mid ahaayeen,Garaad C/laahi Garaad Soofe,Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad Saleebaan Buraale,culimo,siyaasiyiin iyo waxgarad badan oo ka soo jeeda deegaanka Buuhoodle,ayaa si aan horay loo shaacin shirkaas ku yeeshay tuulada Xadhadhanka,iyadoo markuu shirku bilowdayba ay magaalada hadheeyeen rabshado u dhexeeya malayshiyaad ka soo horjeedey shirkaas,iyo malayshiyo uu horkacayo odayga tuulada martida loogu ahaa ee Caaqil Axmed Diiriye Jiinje,waxaana sii xoogaystey rabshadahii,kaasoo keenay inay dhalinyaradii qaar is toorayeeyaan,ugu yaraan 4 gaadhi oo ka mid ah kuwii wufuudana la gaadhsiiyo dhaawacyo ba'an. Shirkaas ayaa waxa la aaminsan yahay inuu horudhac u yahay gogoshii uu shaaciyey madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo,isagoo u soo maray dhinaca odayo-dhaqameedkiisa,balse shirkan qarsoon ayaa shaki weyn ka abuuray gobolada SSC,oo lagu macneeyey kuwo siyaasadeed oo ka dhan ah hogaanka SSC ee uu hogaamiyo Saleebaan Xagla-toosiye,kuwaasoo iyagu shuruud ku xidhay shir ay la yeeshaan maamulka Somaliland,oo ah in maamulka Somaliland uu ciidamada ka saaro gobolada SSC,kadibna wadahadal la furo. Hadaba sadexdan oday-dhaqameed oo ahaa odayaashii idaaacadaha ka sheegay in qaar ka mid ah Garaadada SSC ay ka baxaan deegaanka Buuhoodle,iyo weliba hogaanka SSC iyo ciidankiisuba,ayaa ahaa raga aadka ugu dhow maamulka Puntland,isla markaana aaminsan in maamulka deegaankaasi uu yahay Puntland,ayaa dadka lama filaan ku noqotay inay noqdaan odayaashii ugu horeeyey ee kulan la qaata odayo ama xubno ka socda dhinaca maamulka Somaliland. Arintan ayaa waxa la aaminsan yahay inuu wax ka og yahay maamulka Puntland oo ay odayaashan aad isugu dhow yihiin,oo aan odayaashani ku dhaqaaqin arin aan maamulkaasi la ogayn,isla markaana lagu wiiqayo siyaasada hogaanka SSC,sidoo kalena ay ku muujinayaan odayaashaasa Buuhoodle ka tagey inay iyaga keliya ka go'do arimaha deegaanka Hawdka ama Buuhoodle,oo Garaadada reer Laascaanood ama kuwa kale ee SSC oo hada ku sugan Buuhoodle aanay u gacan dhaafin deegaankooda,iyaga oo aaminsan in "deegaankooda" lala soo doontay fidnadii Laascaanood oo ujeedadu tahay in Somaliland loo gacan geliyo Buuhoodle. Shirkaas oo ay dhinac socdeen buuq iyo rabshado ka aloosmay magaalada Xadhadhan ayaan ilaa iyo hada la ogayn waxa ka soo bixi doona,waxaase dadka reer Buuhoodle aaminsan yihiin in ay ka soo bixi doonaan oo laga wada hadlay oo qudha arimaha nabadgelyo ee deegaanka Buuhoodle,oo ay odayaashu u sheegeen waftigii Buuhoodle in aan ciidanka Somaliland soo gelin Buuhoodle,dibna looga saaro magaalada Widhwidh ciidanka Somaliland,si ay dad badan oo halkaas ka qaxay ay u soo noqdaan,meela looga soo wada jeesto ciidamada iyo hogaanka SSC oo saldhigiisu yahay Buuhoodle. Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee *********** ayaa mar uu wiigan bilowgiisii la hadlay dadka reer Buuhoodle ayaa waxa uu sheegay in ay sameeyeen hogaan beesha u metela arimaha siyaasada,iyaguna ay yihiin odayo-dhaqameedyo,oo aan dib danbe aayaha iyo arimaha siyaasada aanay shaqo ku lahayn,oo ay dhamaatay wakhtigii dhowr oday goyn jireen talada beesha,suurto galna aanay ahayn wadahadalo ilaa iyo inta ciidanka Somaliland uu ku sugan yahay dhulka SSC. Sidoo kale hogaanka SSC ayaa iyaguna sheegay in aan wadahadal suurtoobayn inta ciidamo is hor fadhiyaan oo ciidanka Somaliland ku sugan yihiin deegaanka SSC. Si kastaba ha ahaatee odayaashii halkaas ku shiray oo la aaminsan yahay inay ka danbeeyeen labada maamul ee Puntland iyo Somaliland ayaa la filayaa inay berito shaaciyaan go'aamo ay sida ay sheegeen isku waafaqeen oo xal u ah mushkilada deegaanka Buuhoodle. Dhanka kale maamulka SSC oo wiigii hore Buuhoodle u sameeyey maamul iyaga hoos taga oo ka madax banaan labada maamul ee kale,ayaa shirkaas ku tilmaamay mid shirqool ah oo lagu kala jebinayo dadka taageersan maamulka SSC,waxayna iska fogeeyeen inay ciidan shirkaas carqaladeeya ay halkaas u direen,oo dadka shacabka ah ee iyaga taageersani ay is abaabuleen,arinkaas oo odayaasha reer Buuhoodle ay ku eedeeyeen in maamulku ciidan u soo diray shirka carqaladeeya. Sidoo kale golaha wasiirada cusub ee maamulka cusub ee Somaliland ayaa xubnaha la magacaabay waxaa ku jira Cismaan Garaad Soofe oo ay walaalo yihiin Garaad C/llaahi Garaad Soofe oo ah Garaadka ugu tunka weyn Garaadada Buuhoodle.
-
Hargeisa (Somalilandpress) — Mr. Abdulaziz Mohamed, one of the plaintiffs in Yusuf vs. Samatar civil law suit in the United States held a press conference in Al Mansoor Hotel in capital Hargeisa. Mr. Mohamed who is visiting Somaliland, held the press conference to inform the citizen of Somaliland about the progress of the civil lawsuit against Mohamed Ali Samatar, after the US Supreme Court cleared the way for such lawsuits. Mohamed informed journalists that the case is on track and his team is pursuing compensations from Mohamed Ali Samantar. Yusuf vs. Samantar has become a major legal case in the United States. It went up all the way to US Supreme Court, which ruled in favor for Mr. Yusuf Basha and fellow plaintiff. The US Supreme Court clear the way that the Foreign Sovereign Immunity Act does not provide immunity to foreigners accused of torture and war crimes. The Court ruled unanimously to affirm the Fourth Circuit’s decision that the Foreign Sovereign Immunity Act does not grant diplomatic immunity. The team that representing Mr. Abdulaziz Mohamed and other victims are suing Mr. Samantar in civil case for damages sustained during illegal imprisonment and torture by the Somali government in 1980s, in which Mr. Samantar was high-ranking official. Mohamed Ali Samantar served as Vice President and Minister of Defense (1980-1986) and Prime Minister of Somalia (1987-1990). Under Samantar’s tenure, the Somali government’s brutal counterinsurgency war against separatists culminated in an indiscriminate aerial and ground assault on Hargeisa. Mr. Moahmed highlighted that some Somali public thinkers have requested from him and other plaintiff to drop the case, reasoning Mr. Samantar’s deteriorating health won’t allow him to appear on court. And providing his financial situation, he would not be able to compensate financially to any legal liabilities. However, Mr. Mohamed stated that forgiveness of atrocities committed by Mr. Samantar is not up to him or other plaintiffs in the case. He added, “It is a national decision to forgive crimes committed against all citizens of Somaliland during 1980s war. And since there is new president who is elected democratically, he can lead national dialogue on the history of the war and crimes committed against people of Somaliland. Mr. Mohamed commend the new Somaliland president to create national committee to investigate war crimes committed during the war against Somaliland and to create national archive of SNM history and sacrifices of all Somalilanders. In regard if he has evidences that links Mr. Samantar to Hargeisa genocide. Abdulaziz Mohamed confirmed to the press that he has solid facts and proofs against General Samantar. He added that there many ex-officials from Siyyad Bare regime still around and enjoying freedom in many parts of the world. And the only reason Mr. Samantar is under scrutiny is because of action taken by active Somaliland citizens aboard. Mr. Mohamed defended against accusation that the case is based on wanting financial retribution and it adds on existing tribal division between Somalis. Mr. Mohamed stated that, “the crimes committed although were based on hatred and tribalism, they were war crimes committed against a minority group. It was crimes against humanity and there are clear international laws regarding these type of violations.” Recalling days of war and oppression under previous dictatorship, Mr. Mohamed told the story of how is father was killed in front of him by the national armed forces during bombardment of Hargeisa. Finally Abdlaziz congratulated the new Administration of President Silanyo and all Somaliland citizens on successful and peaceful transition of power.
-
Showqi, Adigu ma reer Raas-Kambooni baad ahayd hadaa ?
-
Manxiis baad u sharaxan tahay miyaa ??
-
Adiga Borama waa kaa mamnuuc ,,, hablihii aad 3 sano beenta u sheegaysay baa budh kula raadinaya. Mida kele, Imika reer Burcaa xukunka hayee bal xagaa u baydh ,,
-
Interesting how he writes Somaliland ,,, Somali-(land) waabuu iska ilaalinayaa ,,,, lool Nice read though ............. Berbera, Hargeysa iyo dalka Djibouti marka aad ku hadasho af Soomaali iska caadi ah… waxaan ula jeedaa aysan ka muuqan lahjad ama gobal gaar ah…. waxaa lagu fahmayaa meesha aad timid in ay tahay Koonfurta Soomalia ,,,,, iska caadi ah kuye ,,, loooooooooooool
-
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Not everything happens is because of foreign involvement .... that didn't work for him but seems he still wants to keep it like that. Until such issues are addressed locally things will be the same and sometimes even worse. -
Somaliland’s clans: The shameless empire strikes back
Jacaylbaro replied to Land_Soldier's topic in Politics
^ ^ I think Soyan guled ,,, -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
waxaana uu hoosta ka xariiqey in dagaalada beelaha qaarkood ee ay isku dilayaan daaqsinka ay ka danbeeyaan dad kale oo iska leh dano gaar ah iyo damac fog, kuwaas oo ku dhexjira labada dhinac ee shidada ay dhexdhigeen, Now this is his problem ,,,