Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I Love Ramadan ,,,,,,, Xata Xaajigii baa sheekh noqday
  2. Good morning peeps ,,,,,,, Ramadan Karim to all of you ......
  3. our prophet's (SAW) saying: “Anyone who possesses an Atom's weight of pride (kibr) in his heart will not enter Paradise” Making up Hadith during Ramadan is not good for u ,,,,,
  4. Dispute led Ethiopian Airlines to suspend flights to Djibouti nazret.com - A dispute between Ethiopian airlines and Djibouti Civil Aviation Authority has led Ethiopian airlines to suspend all flights between Ethiopia and Djibouti indefinitely. According to media reports, the dispute is over the type of aircraft Ethiopian flies to Djibouti. Ethiopian Airlines would like to continue to operate turbo-propelled aircraft, while the Djibouti authority is pushing them to use jet-propelled planes for flights to that country, Arab News reported. Fortune quoted Ethiopian airlines CEO Girma Wake as saying, "There are negotiations going on between the two countries, They have some demands . . . The suspension is only until some sort of agreement is reached.” The route between Ethiopia's capital Addis Ababa and Djibouti is one of Ethiopian Airlines’ longest-running routes, operating since 1946.
  5. inaar xagaa nooga leexaanu ku nidhi hadaba .....
  6. Adiga product oo meeshaada ah baad tahay .... xataa cheese waad ka daran tahay ,, madax faluuq yahow ,, Waaryaa naga daa yaanaan meel aan ogahay ka sheekayne ,,,,
  7. Originally posted by Nassir: quote:Originally posted by Jacaylbaro: [QB] Ramadan Karim ....... But the struggle to a sustainable peace & development should continue ,,, Insha'allah it will..ti all over Somalia, from Mogadishu to Hargeisa. [/b]To All over the continent adeer ....... Including Somaliland and Somalia.
  8. I'm for SL not for Qabiil ,,,, aabahood qabiilkaygu ha ****** haday rabaan ,,, Gabdhana waa the product of SL ,,,, Aniga kuwa politics ka jooga maxaa iga galay ,,,, cowke waa xaaji ,, xaajina waa Caaqil ,, caaqilna waa Lander ,,,, wuxuba waa mid keliya ,,,
  9. Ramadan Karim ....... But the struggle to a sustainable peace & development should continue ,,,
  10. Originally posted by Tuujiye: take that SomaliLand BS to the politics sections... No ,,, You take that "Somaliweyn" BS to the politics ,,,, How about THEM Telling you what they are ???
  11. Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Dalka Ka Dhoofay Hargeysa (HWN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay tartankii doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii la soo dhaafay ee June Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ka ambo baxay dalka waxaanu u kicitimay dalka isku taga Imaaraadka Carabta. Madaxweynihii hore oo maanta ka dhoofay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Hargeysa, waxa si weyn u sii sagootiyay illaa tobaneeye Xubnood oo ka mid ahaa Golihiisii Wasiirada, kuwaasi oo ay Hoggaaminayeen Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Wasiirkii hore ee Maaliyada Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil). Md. Daahir Rayaale Kaahin, waxa socdaalkiisan ku weheliyay Wasiirkiisii hore ee Macdanta iyo Biyaha Md. Cismaan Sh. Cabdi Maxamed, oo ay qaraabo dhow yihiin xaaskiisa Marwo Hudda Barkhad Aadan. Madaxweynihii hore kama uu hadlin socdaalkiisan oo ah kii ugu horreeyay ee dalka dibada uga baxo tan iyo markii uu xilka wareejiyay 27-kii bishii hore ee July, hase yeeshee waxa la sheegay in dalka Imaaraadka Carabta ay ku sugan yihiin qeyb ka mid ah qoyskiisii oo ay ka mid tahay Marwadiisii Marwo Hudda Barkhad Aadan. Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo qadar ku yara nastay qolka nasashada ee Madaarka Hargeysa waxa uu sii gacan qaaday oo uu u mahad celiyay xubnihii Wasiiradii xukuumadiisii hore ee sii sagootiyay. Madaxweyne Rayaale ayaa xukuumada cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ku wareejiyay dayn aad u badan oo ay ka dayriyeen xukuumada cusubi kaasi oo dhan Balaayiin shilin. Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo ahaa Madaxweynihii u horreeyay ee shacbigu soo doortaan tan iyo markii Somaliland ay ka hirgashay hanaanka dimuqraadiyada iyo axsaabta badan. Waxa kale oo uu lagu uu magac iyo sumcad weyn ku kasbaday sidii milgaha iyo nabad gelyada lahayd ee uu xilka u wareejiyay una aqbalay natiijadii doorashada ka soo baxday. Waxaanu tilmaamay inuu garab taagan yahay oo uu la shaqayn doono Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
  12. Addis Ababa, (HWN)- Muran xooggan oo soo kala dhexgalay sherkadda dayaaradaha ee dalka Itoobiya iyo maamulka socdaalka hawada ee dalka Jabuuti ayaa sababay in ay dowadda Itoobiya joojiso duulimaadkii dayaaradaheeda ee dalka Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa culays ku saartay dowladda Itoobiya in ay bedasho dayaaradaha ka duula dalkeeda ee taga dalka Jabuuti. Sherkadda dayaaradaha ee dalka Itoobiya ayaa duulimaadmayada dalka Jabuuti u isticmaasha dayaaaradda nooca turbo-propelled. Dayaaradahan ayaa ah kuwa matoorka banaanka ku leh. Ethiopian Airweys ayaa ku gacansaydhay dalabka dowladda Jabuuti, waxeyna sherkadda dayaaradaha ee Itoobiya go´aansatay in ay gabi ahaanba joojiso duulimaadka dalka Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa ku adkaysatay in dayaaradaha ay isticmaaleyso sherkadda dayaaradaha ee Itoobiya noqoto nooca jet-propelled. Madaxa sherkadda dayaaradaha ee dalka Itoobiya, Girma Wake ayaa warbaahinta u sheegay in uu socdo wadahadal u dhaxeeya Itoobiya iyo Jabuuti, kaas oo lagu xalinaayo khilaafka duulimaadka ee labada dhinac.
  13. It is my duty to look at their dacas .... will forward u the details ,,,,
  14. Sheekh Maxamed Said Atam oo Hogaamiya Ciidamada deegaanka ee Galbeedka bari ayaa Maanta la hadlay BBC-da Laanteeda Af-Somaliga, isaga oo sheegay in uu Xeelad Dagaal uga Baxay GalGala ee aan La wiiqin Wadoodiisa, Sida aan Horay u Baahinay GalGala News Atam waxa uu ku celiyay inuu Xeelad Dagaal Dibu Gurasho Sameeyay. Waxa uu Cara baabay inaanu wali Dagaalkii Dhamaan isla markaana ay Adeegsanayaa Waxa uu ku sheegay “Ku Dhufoo Ka Dhaqaaq, isla markaana ay Haatan GalGala ku Hareeraysanyihiin. “Anaga Islaam Baanu Nahay Mana Daan Daansan Anaga PL iyagaa weerar Soo qaaday GalGala PL ma Hoos Timaad waxana Dhaqaale Raadis Dagaalka ku Doonaya PIsta Ama Kooxda loo Yaqaan Sha’haado la Dirar waana naluku soo duulay waana is difaacaynaa” Ayuu Yiri Atam. Atam waxa uu Qeexay in dadka deegaanka Ku Noolay aanay ahayn Hal Qabiil ee deegaanka Lawada deganyahay isla markaana Sha’haada la dirirka ayaan la Diriraynaa waxana ay la Dagaalamaan Laa Ilaahu Ilaahu waxa la Sawiray Masaajidadii Magaalada oo dhana waa la Bur Buriyay”Ayuu Yiri Atam. Sheekh Atam Waxa uu Ku cel celiyay in ay Ajaanib Yihiin kuwa Dagaalka ku soo qaaday GalGala oo ay ka mid Yihiin Ethiopia iyo USA. Sidoo kale waxa uu Mar labaad iska Fogeeyay inaanu wax Log ah ku Lahayn Al-Shabaab iyo Al-Qaacida e,ay Islaam Kaliya wadaagaan Al-Shabaabka ayuu Sheegay Maxamed Sicid Atam. Waxa Ku eedeeyay PL inay Odayaashii deegaanka Radiyeen ama diideen In Hashiis la Galo, isaga oo xusay in hadii ay Hashiis Galayaan in PIStu ay Farah Galinta ka Daayaan GalGala iyo Galbeedka Bari. Faroole ayuu ku eedeeyay inuu Balan qaaday inuu Tir Tiro AShaahada la Dirirka Balse taasi ayuu ka Been sheegay oo Balantii ka Baxay,wixii dhibta wada ilaa la soo Qabto. Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa sheegay inay Xal tahay in oo uu isagu u Arko Natiijo in Shacabku Tashaan oo ay ka Guuraan Kuwa Diinta Gadanaya Qorigana ay Sidanayaan ilaa PIStu ka Baxdo Gudaha Galbeedka Bari.
  15. Originally posted by Juxa: I always wondered if there was a network, where maybe books and other useful info could be send to them. there are organisations that do that in the UK There is ..... They have Women Lawyers Association here in Hargeisa. Now stop talking and start working ,,,,
  16. War Degdeg ah! Beerihii Galgala oo Dab la qabad Siiyey! Ciidamadii Dawlad Puntland oo galay Galgala, kagadaal markii ciidamadii hore uga dagaalamayey ay dib ugurasho xeelad dagaal kaga bexeen degmadaasi. Ilaa iyo shalayto waxaa ku sugnaa halkaasi ciidan ka tirsan Dawlada Puntland.Hadaba oday ku sugan degamada Galgala oo xidhiidh nala soo sameeyey kana mid ah guurtida iyo cuqaasha deegaanka ayaa noo xaqiijiyey in dab laqabad siiyey beerihii magaalada oo dhan. Dabkani la qabadsiiyey beeraha ayaa waxaa ka danbeeyey cidankii maamul goboleedka Puntland, taasi oo ay sabab uga dhigeen sida odaygu noo xaqiijiyey in la rabo magaalada in laga raro shacabka waa sida uu warka u dhigaye, sidoo kale waxa la rabaa ayuu in Galgala ay noqoto Saldhig ciidan oo aan la rabin in shacab ka agdhowaado. Arintani ayaa waxa ay dhabarjab ku tahay kudhowaad 20.000 oo qof oo ku nool deegaankaasi noloshooduna ku tiirsanayd dalaga beeraha ay fashaan ilaa mudo dhowr qarni ah.shalayto ayaa odayashu ka codsadeen dawlad goboleedkaasi in ay dadka lasoo gaadhaan gar gaarn balse waxaa cajaa’ib noqotay intii ay ku noolaayeen in cidamadu ay xalay saqdi dhexe dab qabadsiiyeen. waxaa ku khasaarooobay qiimo gaadhaya malaayiin dollarka maraykanka ah iyo kharash aad ubadan oo ka galay dadkaasi iyo nolol xumo soo foodsaarta dadkaasi ku nool deegaanka. Puntland ayaa qorshaynaysa agaasime beeleedka khayraadka ay u doorteen in uu maanta booqdo magaalada Galgala. Ciise Dhoolowaa oo ah nin kii dabada ka riixayay dagaalkii Galgala. Arintani oo ku tusinaysa arxan darada loo hayo Shacabka deeganadaasi oo sideed bilood cunaqabayn Saarnayd.iyo in aan wax dan ah laga lahayn hadii ay dhamaadaan iyo hadii kaleba balse ujeedku uu yahay Macdanta iyo kharashdoonka maamulkaasi oo keliya.
  17. 6-wasiir iyo 3-wasiir ku xigeen oo ka mid ah xukuumada madaxweyne siilaanyo oo ay saaka aqlabiyad ku meel mariyeen mudanaasha golaha wakiiladu Hargeysa (HWN) mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyada ugu codeeyay 6- wasiir iyo saddex wasiir ku xigeen oo ka mid ah xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). fadhigan saaka oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Mud. C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro), ayaa waxa ka soo xaadiray 55 mudane, waxaanay dhamaantood u codeeyeen 9-kaas xubnood ee isugu jira wasiirada iyo ku xigeenada. xoghayaha guud ee golaha wakiilada ayaa ugu horeyn halkaas mudanayaasha uga akhriyay CV-yada wasiiradan, waxaanu ka sheekeeyay taariikhahooda shaqo waxbarasho iyo waliba kaalmihii ay ka soo qaateen dalka ka hor intii aan loo magacaabin wasiirnimadan cusub. markii uu xoghayaha guud dhameeyay isla markaana mudanayaasha u soo bandhigay CV-yadooda ayaa waxa uu guddoomiyaha golaha wakiiladu min saddex daqiiqo siiyay wasiiradan, si ay golaha ugu soo bandhigaan waxyaabaha ay damacsan yihiin mustaqbalka in ay qabtaan, iyada oo uu mid waliba halkaas ka sheegay talaabooyinka uu damacsan yahay in uu ku dhaqaaqo wakhtiyada soo socda. waxaanu intaas oo ka dib guddoomiyaha golaha wakiiladu uu ka codsaday mudanayaasha in ay u codeeyeen wasiiradan iyada oo ugu horeyn magaciisa madasha laga xaadiriyay Wasiirka xannaanada, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday oo ay u codeeyeen 54 mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay toona aanay jirin. wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid isna waxa ogolaaday in uu wasiir ka noqdo dalka jamhuuriyada somaliland 54-mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay toonii may jirin. wasiirka caafimaadka Xuseen Maxamed Muxumed (Xuseen Xoog) waxa ogolaaday 54 mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay midnaba may jirin. Wasiirka kalluumaysiga, khayraadka dabiiciga ah iyo maamulka dekedaha Maxamed Yaasiin Xasan waxa ogalaaday 54-mudane cid diiday iyo cid ka aamustay midnaba may jirin Wasiirka beeraha Faarax Cilmi Maxamuud 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin Wasiirka ciyaaraha, dhalinyarta iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin Wasiir-ku-xigeenka W/waxbarashada Cali Xaamud Jibriil waxa ogolaaday 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin wasiir ku xigeenka hawlaha guud Cali Cabdi Saa´iq waxa ogolaaday 54-mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin wasiir ku xigeenka caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan 54 mudane cid diiday iyo cid kaa aamustay midnaba may jirin gabagabadii ayuu guddoomiyaha golaha wakiiladu mudanayaasha ku wargeliyay in 9 todobaad oo ka bilaabmi doonta maalinta beri ah ay fasax yihiin,
  18. Been in a boring meeting for 5 hours ...... Now that i'm back to the office, I need some sleep.
  19. I always thought Jacaylbaro is a unique name ,,,,