
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Welcome sxb ,,,, wax alla wixii arrimaha jacaylka la xiriira anigaad igaa ka masuul ah
-
Xaggu gebi xaggu gebi guntu walac
-
Dowoco,,, the issue is not what do u think ,,, it is not all about money though some of them do it ,,,,,, ohhhhhhhhhh ,,, can't discuss this now ,,, see u later ,,, very long story ,,,,
-
hi....warm welcome plz if its not to much to ask .....and advice
Jacaylbaro replied to HOBK's topic in General
Welcome HOBK ,,, -
Waar ha la yaabina waa nin xanuunsanaya oo lacag iyo Power helay ,, maxaa celinaaya ,,, dhakhtar buu u baahan yahay.
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Waa sidaas, ,, hadii kele aniguna mid aydaan dhamaantiin fahmaynin baan ku hadli markaasaad ku waalan doontaan "waar ma afsoomaali baa waxani mise ?? " -
Mayee naftaydaa ii sawirtay adigoo oo doolli la galgalanaaya meel wada boor ah ,,,, oo ciidda isku qasaaya
-
Really Great Man ! ! ! !
-
hi....warm welcome plz if its not to much to ask .....and advice
Jacaylbaro replied to HOBK's topic in General
Go along with your heart and don't look around too much . . . . . . -
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Adigaa iga daran sxb . . . . soodigii qorrotada dance ka la ciyaarayay Happy New yearkii
-
haa ,,, weliba habeen dhowayd inta ay si fiican u soo lebbisatay baan casho wada aadnay
-
Originally posted by Simply_the_Best: ^^^ let me hear ur amens Aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin
-
HAPPY NEW YEAR TO YOU ALL Special Greetings to: Wiilo, Raula, Nuune, Alle u baahne, Simply the Best, Ameenah, Tuujiye iyo Qacqaac
-
Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Waad fiicantihiin ,,, halkaa ka sii wada dadaalka ,,,, aadna waad ugu mahadsan tihiin sida fiican ee aad u fekeraysaan ,,,, Khayr baan Ilaahay idiinka rajaynayaa ,,, -
kkkkkkkkkkkkkkk . . . . . Kaneecaad ka sheekaynaysaa anigu Quraanjo ayaan maalin kasta la qayilaa
-
What ?? I don't believe these predictions at all ,,,, and the couldn't know anything about the future ,,,,
-
Wuxuu isla hayo anigaa garanaya ,,,,, aad buu u orod badan yahay oo wuu dheereeyaa markaa keliya wuxuu yaqaanaa sida loo baxsado
-
Waah waah ,,, waxaasaa miro ah ,,, haye ,,, soo kordhiya weliba ,, anigu waan khatimayaaye
-
kkkkkkkkkkk,,, kama mid ahi laakiin beri baan dhowr habeen la yara jaasay
-
Welcome back All ,,,,,,,,
-
kkkkkkkkkkkkkkk isagoo gowso waaweyn dhigaya oo weliba ooyaaya
-
Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Walaal waan kula fahamsanahay taas laakiin maxay kaaga taallaa hadii dadka aad sheegaysaa aanay dalkiiba tegi karin oo aanay suuragal ahayn inay dadkoodii la hadlaan ,,, ma debedaha keliyay maxaadarooyin ka geli ??? Midda kele ,, dadkeenu xataa hadii ay debedda joogaan ama ay aqoon kasta leeyihiin haddana bahashaas sida uga haraan way adagtahay walaahi ,,,,, Anigu waan iska daawan uun waxa dadkani ku dambeeyo ,,,, waan ogahay oo ceelna uma qodna ciidanna uma maqna ,,,, laakiin ummad waliba meesha iyadu ay is dhigto uun bay taallaa ,,, Somaaliyina halkaasay is dhigtay ,,, Ilaahay ha u sahlo ,,, -
haa malaa ,, isagaa niyadda dhikh dhikh daa ka haya