
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal hawleed ku maraya dalal uu waddanka Ingiriisku ka mid yahay ayaa wuxuu maalintii Khamiista(10.01.08), saacaddu markay ahayd 11:39daqiiqo qasriga boqortooyada ee Buckingham Palace fadhi shaah iyo kaftan isugu jira kula yeeshay boqoradda carriga Ingiriiska, Elizabeth II. Fadhigaas oo ahaa mid shaah xawaash leh oo uu madaxweynuhu sitay lagu cabbey ayaa waxa kale oo ka qaybgalay masuuliyiin sarsare oo labada dhinac kala ah.Dhinaca Somaliland waxa madaxweynaha wehelinayey wasiirka arrimaha debedda, wasiirka arrimaha kale, wasiir ku xigeenka caynka iyo bayda iyo wasiirka faqa iyo xamxamta. Waxa kale oo iyaguna dhinaca Somaliland aad uga cammiray safiirrada Somaliland u fadhiya bariga London, galbeedka London, iyo safiirka Somaliland u qaabilsan waqooyiga caasimadda islamarkaana ah wakiilka JSL uga qaybgala ciyaaraha dhexmara kooxaha Arsenal iyo Tottenham. Boqoradda oo aad uga dheregsanayd qadiyadda Somaliland ayaa u sheegtay madaxweynaha in dalkan yar ee keligii istaagay ee doorashooyinka xorta ah dhigay loo baahan yahay in la aqoonsado. “Waan ogahay in boqortooyadayda, oo ay runtii xukunkeeda dhabta ah iska leeyihiin dad gurigaas maansacagaleyda u eg dhex fadhiyaa, ay ku adag tahay inay idin aqoonsato, kollayba noqoto dalka ugu horreeya” ayay boqoraddu ku tidhi madaxweynaha. “Afrikaanka ayaa ku wanaagsan inay idin aqoonsadaan marka hore” ayay boqoraddu sii raacisay. Madaxweynaha oo arrintaas qosol dheer ka dib ka jawaabay ayaa ku yidhi boqoradda; “Meeshan Afrika sida aad og tahayba waa meel iska maalaa yacni ah, oo xitaa Sawaaxiligii aad tuurta ku sidateen waa kaas Kuukuuyo iyo Luwa u kala baxay ee is cunaya, markaas boqoradey dadku duul nalagu riixo maaha” “Waa run madaxweyne, anigaaba ka yaabay waxa ka socda Kiiniya” ayay tidhi boqoraddu oo sii raacisay; “Princes Philip ayaa xalayto mar uu telefiishanka ka daawanayay dadka ku dhintay rebshedahaas ii sheegayay sida uu uga murugsaysan yahay, dadkaasi waa kuwii maalintii dhoweyd ee aynu shirka Barwaaqo Sooranka tagnay inoo ciyaarayay buu igu yidhi. Aad buu odagaygu uga naxaa marka dadka dhaanishka u ciyaaraa dhintaan, weliba dhaanishka Afrikaanka wuu ka helaa” Boqoradda oo arrimaha dhaanishka sii wadda ayaa madaxweynaha ku tidhi; ” Horta madaxweyne Somaliland iyadu dhaanishka ma ciyaartaa?” Madaxweynaha oo arrintaasi ku adkaaday ayaa wuxuu eegay safiirka waqooyiga caasimadda islamarkaana ah wakiilka JSL uga qaybgala ciyaaraha dhexmara kooxaha Arsenal iyo Tottenham. Safiirkii oo arkay in madaxweynihii su’aashu meel cidhiidhi ah gelisay ayaa isaga oo ka faa’iidaysanaya fursadda u dagantay marqudha sare u booday oo intuu ismarooriyay ku dhuftay; “Dhuuboy ila dheel, lugta dhiibi dhiibi, dhaqaaji garbaha, dhexda aan ku qabtoo, isku kaa dhejiyee, aan jacaylka jacaylka dhisnee” Boqoraddii oo qosol mukur iyo maftaalad ah la dhoollacaddays ayaa iyada oo raalli gelinaysa martideedii dhaanishku ka xumaaday tidhi; “Marraa waaxid waa dhaanish wanaagsan, gasiirad yar oo badda Baasifigga ku taalla oo aannu aniga iyo Philip Shahru casalkayagii tagnay ayaa tabtaas looga ciyaaraa, caawaan Prince Philip u sheegayaa, waxa laga yaabaa inuu arrimaha aqoonsiga idinka caawiyo” “Qodhyaxero noogu sheeg, sow Prince Philip inankaaga maaha?” ayuu madaxweynihii oo aad uga helay sida safiirkii ugaga farxiyay boqoraddii yidhi. “Princes Charles buu “hooyo” ku khaldayaa” ayuu safiirkii JSL ee bariga London kaga riday madaxweynihii. Inkasta oo aanay madaxweynaha u dhicin waxa inanka iyo aabbihiis labadaba Prince ka wada dhigay haddana waa nin iska af gaaban oo sidii mucaaradka uma uu qaylinin. Fadhigaas oo runtii ahaa mid madaxweynaha iyo weftigiisu ay guulo waaweyn iyo goolal badan oo soo dhoweynaya aqoonsiga Somaliland ku soo dhaliyeen waxa boqoraddu ka dhiibatay talooyin wax ku ool ah. Arrimaha muhiimka ah ee boqoraddu kula dardaarantay madaxweynaha waxa ka mid ahaa in:- Wersheddii sibidhka ee wakhtigeedii la dhisilahaa la soo dhaafay loo soo kireeyo markab qaada oo dalka geeya. “Waan ka warhayaa in wasiirkiinna wersheduhu dhowaan sheegay in wersheddii u xannibantahay wax soo qaada, markaas runtii haddii aan Prince Philip arrintaas kala hadlo waa laga yaabaa in QE2 aannu idin ammaanaysiinyo” ayay tidhi boqoraddu. Arrimaha idaacadda Hargeysa oo iyana raagay wax laga qabto. “Waxa aan moodayay in yartii aan soddohda u ahaa ee baabuurku dilay ii sheegtay inaad idaacad iibsateen intaanay xijaaban” ayay boqoraddu tidhi oo sii raacisay; “Arrimahaas idaacadaha dadka ayaa madaxweyne iskaga maararooba ee weligaa ogsoonow” Waxa Somaliland iyo jabbuuti isku diray ee ay u kala xishoonwaayeen. Waxa kale oo boqoraddu arrin lala yaabo ku sheegtay waxa madaxweynaha iyo ninka ay dhowaan hawada iska maagayeen ee isaguna madaxweynaha kale ee aan laakiin la dooran ah, dayuuradda soo wada raaciyay.Si kasta yaanay ahaan, ama haddii ay doonto ha ahaatee, waxa fadhigaas boqoradda iyo madaxweynaha Somaliland ka soo baxay is afgarad labada dhinac ah oo runtii lagu tilmaami karo guul uu Daahir Rayaale Kaahin addin kab keli ah gashan kusoo dhaliyay.Madaxweynuhu markii ay fadhigaas ka tageen wuxuu mahadnaq ballaadhan u jeediyay safiirrada faraha badan ee Somaliland ku leedahay magaalada London, isaga oo ku ammaanay sida xilkasnimada leh ee ay dalkooda ugu shaqaynayaan. Wuxuuna ku guubaabiyay inay dedaalkooda halkaas ka sii wadaan, isaga oo sheegay in sida dalkan Ingiriiska uu waddamada kalena kordhinayo safiirrada fadhiya, weliba dalalka loo yaqaan Iskandaneefiyanka waxa aan jecelahay buu yidhi in aan rag kale ku kordhiyo kuwa imika jooga.Jasiiradda Malta ayuu iyana sheegay madaxweynuhu inuu safiir cusub u magacaabayo. Cabdillaahi Cawed Cige, edleh@hotmail.com Weriyaha NONEWS ee qasriga boqortooyada Ingiriiska. loooooool
-
The Somaliland Government has recently sent to the House of Representatives a new Bill on press and publications. The provisions of this bill (based almost entirely on the Yemen Law No: 25 of 1990 on the Press & Publications) run contrary to international norms relating to freedom of expression and the independence of the press and are not in line with the Somaliland constitution. The considerable powers given to the Minister of Information (and other ministers) include even deciding on appeals from anyone whose writings have been turned down for publication by a newspaper’s editor (Article 46). These ministerial powers over the press and publishers/printers/distributers etc, the compulsory registration of all press and publication activities, including the practice of the profession of journalism, and the extensive criminal sanctions which add to the existing array of criminal offences in the 1962 Somali Penal Code contrast sharply with the current Somaliland Press Law (2004), which contains no criminal sanctions and is based on codes of conduct. Unfortunately the Somaliland Government has repeatedly made clear its dissatisfaction with the current press Law and has used the Penal Code and extra-judicial powers to detain and imprison journalists. It is no surprise, therefore, that the Somaliland Government is not putting forward amendments of the current Press Law, but is now proposing its wholesale replacement by this new Bill which introduces considerable criminal sanctions, such as fines and imprisonment (Article 99) for the infringement of its numerous provisions, as well as prohibition of continued practice of journalism or publication or even circulation of printed materials; confiscation of property, including printing presses (Article 101) and seizure of printed materials (Article 102). In a well publicised recent interview (on VOA, Somali Service, on 26/12/2007), President Rayaale denied that there is any “proper law” currently dealing with the Press and described the Press Law (which he signed into Law in 2004) as one “written by them (?) And which is in conflict with the constitution and the laws”. He added that if a law does not include punishment or criminal sanctions (ciqaab), “it cannot be law” and opined that a “law is one which lays down punishment”. Referring to this new Bill that the Government has now sent to the parliament, he said they borrowed it “from the developed world” and added that one should follow the example of “what works in advanced countries”. This disapproval of the current Press Law was underlined by the Supreme Court’s ruling last year which, incorrectly, in our view, described the law as subordinate “regulations” (xeer-nidaamiye). Without considering whether some of the old criminal sanctions in the 1962 Penal Code survived the provisions of the Somaliland Constitution or the Press Law, the Court upheld the convictions of journalists for, among other Penal Code offences, the crime of insulting the President and blaming him for the actions of his government (Article 220 - a replica of Articles 278 & 279 of the 1930 Italian Penal Code). There is nothing wrong with borrowing laws that work, but, in this area of freedom of the press, the Somaliland Government’s choice of countries to emulate has not led it to turn to places that can be considered as models of good practice. The bill which pre-dated the 2004 Somaliland Press Law was initially based, word for word, on the Ethiopian Press Proclamation No. 34/1992, which had been very widely criticised. And now, despite public statements by the Government that this new Bill was proposed by experts in media law, it is, in reality, a wholesale re-production of the 1990 Yemeni Law, with amendments which increased the criminal sanctions. It has been reported that even Yemen is considering repealing this law, and organisations, like Article 19, have already criticised the provisions of the Yemeni law. Somalilandlaw.com urges the House of Representatives to reject this Bill completely. Somaliandlaw.com recommends, instead, that: improvements of the current Press Law be made, in consultation with the media and the civil society; the self regulation of the press be strengthened; a modern civil law dealing with issues of libel be adopted; all the numerous criminal sanctions in the (1930s based) Somali Penal Code affecting the press be repealed; registration of press activities beyond that which is necessary for all businesses be abolished; separate broadcasting laws, including one which will make publicly owned broadcasting independent of the government be introduced; and measures to entrench freedom of information and expression should be introduced. The various issues in the Bill relating to publications, in general, copyright and the National Library are better dealt with in a more modern and less restrictive separate law(s). Ibrahim Hashi Jama Here
-
Somali people against the seperation of the Somali republic - UK demo
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
She is still one of the 22 ,,,,,,,,,, can't make them 23 And what is wrong with the name ?? ,,,,,,, -
Somali people against the seperation of the Somali republic - UK demo
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
Same picture from different sides doesn't make them more than 22 sxb ,,,,,,,,,, -
Sawirka iyo magaca Xasan Dahir Aweys ayaa guud ahaan laga saaray website-ka dowladda Mareykanka ay ku tixday liiska kooxaha argagixisadda ee Soomaaliya. Sawirka iyo magaca Xasan Dahir Aweys ayaa guud ahaan laga saaray website-ka dowladda Mareykanka ay ku tixday liiska kooxaha argagixisadda ee Soomaaliya ,waxaana la rumeysan yahay inay go-aankaas qaateen ka gadaal markii dabagal dheer ay ku sameeyeen Sheekh Aweys oo ka mida hogaamiye diimeedyadda ugu caansan Soomaaliya. Sawirka iyo magaca Xasan Dahir Aweys ayaa guud ahaan laga saaray website-ka dowladda Mareykanka ay ku tixday liiska kooxaha argagixisadda ee Soomaaliya ,waxaana la rumeysan yahay inay go-aankaas qaateen ka gadaal markii dabagal dheer ay ku sameeyeen Sheekh Aweys oo ka mida hogaamiye diimeedyadda ugu caansan Soomaaliya. Saraakiil Mareykana iyo Xasan Dahir Aweys ayaa la sheegay inay ku kulmeen Boqortooyadda Sacuudi Carabiya todobo maalmood ka hor xilli uu ku soo cibaadeeystay xajka barakeeysan. Xasan Dahir Aweys oo markii ugu dambeysay ahaa Gudoomiyihii golaha Shuuradda ee Maxaakiimta Islaamka ahna korneyl ka tirsanaa Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya ayaa iminka ka mida Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ee lagu dhisay Caasimadda Dalka Ereteria ee Casmara taas oo riixday in Sheekh Aweys kooxdii uu soo barbaariyay ee Shabaabka ay ku daraan liiska kooxaha gala raacyadda ay ugu magacdareen ee qaatay dastuur iyo dimiqoraadiyad sida ay hadalka u dhigaan HawiyeNews
-
I'm glad Ghanima is back to this thread
-
Originally posted by Hunguri: Kullu 3am wa entum bikhyr. Happy blessing new year. Waxaan ilaahay ka baryayaa in ilaahay Somalida midnamadeeda iyo Unity-geeda mid ka dhigo. Aamiin dhaha. PS:- Jacalybro, wont say aamiin . Midnimada Somalia markuu maqlo ayuu gacmaha hoos u dhigayaa . Aamiin
-
The firefighting system in the massive $736 million embassy complex in Baghdad has potential safety problems that top U.S. officials dismissed in their rush to declare construction largely completed by the end of last year, according to internal State Department documents, e-mails and interviews. Some officials assert that in the push to complete the long-delayed project, potentially life-threatening problems have been left untouched. "This is serious enough to get someone killed," said a State Department official, who spoke on the condition of anonymity because he feared retaliation. "The fire systems are the tip of the iceberg. That is the most visible. But no one has ever inspected the electrical system, the power plant" and other parts of the embassy complex, which will house more than 1,000 people and is vulnerable to mortar attacks. Other sources involved in the project, also requesting anonymity, insist that disputes involve technical paperwork issues, largely because the contractor had never built an embassy and did not realize that under State Department rules it needed approval for substituting certain materials. Now, much of that work needs to be reexamined and checked, they said, substantially delaying the project's completion. The finger-pointing over fire safety is a microcosm of the suspicion that hangs over the troubled project, which is built on acreage almost four times the size of the Pentagon. Originally expected to be completed by July 1, 2007, at a cost of $592 million, the largest U.S. diplomatic mission in the world has been plagued by poor planning, shoddy workmanship and design changes that have added to the cost. The Justice Department is conducting a criminal investigation of the contract and related subcontracts, sources said. Patrick F. Kennedy, the undersecretary of state for management, said he was aware of the fire-safety concerns. He said that although the project manager determined last month that the facility is substantially complete, it will not be considered finished until Kennedy signs the certificate of occupancy. Kennedy said that the fire system, "as installed, did not meet specifications" and needed to be fixed, and that so far only the main underground water lines have been certified. The rest of the fire-suppression system is still being examined, he said. "That's why we do these final inspections and accreditations," he said. "You check and you check and you check." Some of the problems became apparent when plastic pipes burst during an underground water-pressure test last fall. The pipes had been installed by First Kuwaiti General Trading & Contracting, the firm in charge of building the embassy compound. State Department fire-safety experts said the failure highlighted a cascade of problems in the embassy's fire-suppression system that would take months to fix, including replacing the plastic pipes with cast-iron ones. The plastic pipes were ripped out and replaced, and top officials then turned to an outside consulting firm for a reassessment, State Department documents show. When that consulting firm uncovered additional problems in October and November, top officials involved in the project tried to whittle down the list of possible repairs. First Kuwaiti then hired its own consultant to assist with the testing. Just days before he resigned from the State Department, retired Maj. Gen. Charles E. Williams, the head of State's Overseas Building Operations, initialed a key document on Dec. 12 certifying that the water system was working properly. The Justice Department probe is said to focus on James L. Golden, a contract employee who oversaw the project, and Mary M. French, the project coordinator based in Baghdad, according to sources and congressional testimony. Both Golden and French were viewed by many at State as resistant to questions, and both have left the project in recent weeks. Officials in Washington and Baghdad said their departures have greatly improved the atmosphere for the final inspections. In an e-mail exchange obtained by The Washington Post, French insisted that First Kuwaiti's fire-safety consultant not send reports and data to Washington, even after the consultant received a request on Dec. 12 from William G. Miner, the State Department's director of engineering. Miner wrote that he was seeking "some assurance from a fire inspector" that the systems were working properly. "The data/report will come thru my office," French instructed the consultant, who worked for Baltimore-based Hughes Associates. "It should not be sent directly to Mr. Miner." here
-
Ogaysiis, Ogaysiis, Jaaliyada Oggaadeeniya ee ku dhaqan UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yaa yidhi ?? -
President Rayaale Meets with Sool Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dhinaca waftiga jaaliyada SSC waxaa ugu horeyn u hadlay Cabdi Garaad Ismaaciil,wuxuuna u sheegay waftiga ka yimid Somaliland in hadii ay dadka tusaan wax qabad dhab ah,la soo dhoweyn doono,oo lagu qiimayn doono wax qabadkooda. Exactly the point .............. -
Akhas ...
-
American Pie
-
I don't think the new Mayor will be good for the city as he was the first mayor years ago unless he learned from the departed one who achieved a lot during his period.
-
Somalipride, i'm sorry if i touched your nerves I really didn't know Allpuntland, Garoweonline and the BBC are Anti-puntland and report such incidents but well, they did and too bad you can't stop them doing it. Those are my sources sxb.
-
in ay Xukuumada Puntland uogolaatay Ganacsatada Magaalda Boosaaso in ay sameystaan Ciidamo ugaar ah. Is that how you understand a private companies ?? In ay samaystaan ciidamo u gaar ah ,,, so Dahabshiil will make like 20, Nation will make another 20, and so on. Just like the old times before 1997 sow maaha ? The Zack, Don't be that ignorant sxb ,, this is making the news and it is something happening whether it is good or bad. It will have its impacts in the neigboring countries like Somaliland.
-
I love the change in their reportings ,,,,, after all they talk about Somaliland in such way
-
President Rayale’s visit: an opportunity for the US
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I love when people talk too much and we do the real work on the ground. Ghanima, yes, Somaliland is in a good position to ensure its interest and that is why the US is interested in working with Somaliland instead of other countries in the region. What do you think they prefer Somaliland while they have Kenya, Ethiopia and Djibouti ? Of course we know how to deal such things and make sure our interest is preserved. -
SOMALILAND PRESIDENT'S TOUR TO THE UNITED STATES
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
hadhwanaag 2008-01-11 (Hadhwanaagnews) Hadhwanaagnews-Caasimada Maraykanka ee Washington DC ayaa xalay abaaro 9:00 Fiidnimo Diyaridii siday Madaxweynaha J.Somaliland Mud: Daahir Riyaale Kahin & Waftigiisa lasocday soo caga dhigatay.garoonka Magaalada Washington DC. Waftigaas culus ayaa Todobaadkanba u joogay arimo shaqo cariga Ingriiska kadibna markii ay soo dhamaysteen socdalkoodii shaqo usoo gudbey wadanka maraykanka oo ay marti qaad rasmi ah ay ka heleen. Madaxweynaha J.Somaliland Mud:Daahir Riyaale Kahin iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxaa sidiiran ugu soo dhaweeyay Airport-ka Magaalada Washington Madax sare oo katirsan Dowlada Marakanka kadibna waxaa loogalbiyay Hotelkii ay ku dagi lahayeen. Hadhwanaagnews oo khadka telefonka kula Xidhiidhtay Mr.Ibrahim Mahamed Cabdi oo kamid ka ahaa dadkii soo dhawaynta ka qayb galay waxaana uu Mr Ibrahim uunooshegay inaanay usoorta galin inay lakulmaan Madaxweynaha iyo Waftigiisa sababtoo ah waxaa sugayay Madax kamid ah State Department-ka taasoo lagu galbiyay soo dhawayn heer Qaran ah waxaa kaloo oo uu Ibrahim noo shegay in amaanka Waftiga Somaliland aad loo adkeyay Jaaaliyada Somaliland-na ee markaa kusugnaa Airport-ka lagu wargaliyay in ay Hotelka waftiga kulakulmi karaan sida caadada u ah Madaxweynayaasha. Wararka kale oo aanu Washington ka helnay waxa ay shegayaan in Washington D.C. aad ka dareymeyso dhaqdhaqaaq fara badan iyo u diyar garowga lakulanka waftiga Maalamaha soosocda iyada oo lagu wado in uu sigaar ah ula kulmo jaaliyada North America Malinta Salaasada ah ee soosocota Taarikhduna ay tahay January,15-2008 waa markaay dhamaystaan Howsha Qaran ay u Yimadeen Waa Madaxweyne Daahir Riyaale & Waftigiisu’e Waftiga ka yimid dalkii hooyo oo uu Hogaminayo Madaxaweynaha J.Somaliland iyo Madaxda kale Qaranka ee lasocota waxay guda gali doonaan Howlahoodii shaqo ay u yimaaden USA Maalmaha soosocda wixii warar ah oo kasoo kordha kala socda Hadhwanaagnews Hadhwanaagnews Toronto, Canada -
Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda ******iya ee ku dhaqan wadanka UK in ay ka soo qayb galaan mudaharaad balaaran oo lagu qaban doono kasoo hor jeedka xafiiska R'aisul Wasaaraha Ingiriiska. Mudaharaadkan waxaa lagaga cabanayaa gumaadka & xasuuqa lagu hayo shacbiga Soomaalida ******iya & guud ahaanba shucuubta Geeska Afrika dhibka ay xukuumada TPLF ku hayso, mudaharaadkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Ururada dhalinyarada Geeska Afrikaa More Details
-
A declaration by the residents and business community of Sool
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Laas'anood(Qarannews)-Go'aan ayaa waxa uu kasoo baxay maalinamadii shalay ahayd shir ay isugu yimaadeen Ganacsatada Gobolka Sool ayaa waxaa ka soo baxay Go?aano mihiim ah Go'aanadan ayaa waxaa kamid ah Arimo ay ka mid yihiin Sicirbararka iyo lacagaha faalsada ah ee uu soo daabacayo Maamulka Puntland iyo shaqsiyaad iyagu haysta Makiinadaha lagu daabaco lacagaha faalsadan ah. Ganacsatada ayaa waxay sitoos ah uga cabanaysaa kor u kicidda lacagaha qalaad ee Dollarka halka uu aduunka kale ka dhacay Dollarku iyo meceeshadda marba marka ka danbaysa kor u sii kacaysa, waxaa iyana walaac balaadhan ka muujiyey arintan Sicirbararka oo ay sabab utahay lacagaha faalsada ah ee ka soobaxaya magaalooyinka Garowe iyo Bosaaso shacabka danyarta ah ee kudhaqan Gobolada Puntland iyo gabi ahaanba inta laga qaato Kunka faalsada ah. Waxayna isku raaceen dhamaan shacabka iyo ganacsataduba in laxakameeyo kunka shilin ee la daabacayo laguna badalo lacagta Somaliland-ta ah iyo Shanta Boqol(500 Sh/so) ee sharciyeysan. Arintan ayaa waxay ku soo beegan tay xilli uu Gobolka Sool ku sugan yahay xaalad aad u qalafsan, balse arintan ayaa waxaa lagu tilmaamayaa in ay keentay fursad dhaqaale daro oo ku timi gebi?ahaan Sool. Maanta ayaa waxaa lagu sarifayaa 100$ 2300.000 Shilin Somali ah, sarifka lacagta Dollarka ayaan waligeed halkaasi gaadhin. Dadka danyarta ah ayaa Arintan waxay ku Tilmaameen In ay tahay Qudhgooyo kutimi iyaga oo uu kadanbeeyo Maamulka Puntland. By:Jama Mohamoud Hagi Qarannews Laas'aanood Somaliland -
Las Anod(Qaran)- Residents of Sool region and its business community, after a meeting held yesterday in Las Anod, have declared their intentions to take measures to control and eliminate the rise in the price index due primarily to the fake currency printed in the Puntland region in neighbouring Somalia. One of the declaration from the meeting is to combat the influx of fake and worthless currency from Puntland. As a result this fake currency there has been an increase in the rate of the United States Dollar in the region, compared to decrease of the dollar across the globe. In a unanimous decision take during the meeting, it was agreed that abolish the one thousand schilling printed in Puntland, and to replace it with the legal tend five hundred Somaliland schilling. By:Jama Mohamoud Hagi Qarannews Las Anod Somaliland
-
Somali people against the seperation of the Somali republic - UK demo
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
London(Qaran)-22 qof oo maanta salaadii jimcaha kadib laga soo ururiyay misaajidka South Hall ee magaalda London oo la soo saaray Bus yar iyo gaadhi Taxiah ayaa loo qaaday si ay ugu mudharaadaan Hotel-kii uu daganaa madaxweyanaha Somaliland ayaamihii ina soo dhaafay, dadkani oo tiradoodu ahayd 22 qof oo laga soo ururiyay salaadii jimhaha ee maanta ayaa is hordhoobay Hoteelkaasi uu deganaa madaxweyne Rayaale, xiligaasi ay is hortaageen Hotelkii uu Rayaale deganaa ma uu ku sugnayn xiligaasi, madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa subaxnimadii hore markii ay saacada London, ahayd 9:00 subaxnimo ka baxay Hotel-kaasi iyaga oo u socdaalay madaarka magaalada London si ay ugu socdaalaan dalka Maraykanka, kadib markii ay dadkii meesha maraayay ay ******** ee loo sheegay arintaasi waxa iyaga dhexdoodii ka bilaabmay khilaaf iyo is hiif xoogan waxa ayna ******** in ay cidla jafayaan oo been isugu sheekaynayeen, halkaasi oo dadkii ay misaajidka ka soo kaxaysteen ay qaar ka mid ahi bartii dib uga noqdeen. Dadka waxan jiha wareerka galiyay dadkii ay soo urursadeen ka masuul ahaa 15 shaqsi oo aan iyagu u dhalanin Somaliland kana soo kala jeeda Garoowe, Gaalkacayo qayb ka mid ah iyo magaalda Boosaaso, dadkani oo dhamaantood ka soo jeeda ******teeniya waxa ay markii danbe isku sii daayeen aqlaka Baarklmaanka Ingriiska xagaasi oo ay iyadana kala soo kulmeen fadeexad aad u balaadhan loona sheegay in ay aqaladoodii ku laabtaan. Sida ay doontaba ha ahaatee waxa ay markii danbe booqasho ugu tageenb Cabdillahi Yusuf iyaga oo ku booqday cisbitaalka uu ku jiro ee ku yaala magaalada London iyaga oo doonaayay in ay ugu soo bushaareeyaan in ay ku soo mudaharaadeen madaxweynahii Somaliland, hase ahaatee waa loo diiday in ay u galaan xaalada Cabdillahi Yusuf oo aad u liidata awgeed. Sideedaba waxa jirta xaalado colaadeed oo ba'an oo nabadgalyo xumo ah oo ku baahay gobolada ******teeniya taasi oo ay maanta doonayaan in ay indhaha dadka kaga jeediyaan sheeko kale oo aan ahayn xaqiiqda ka dhacaysa ******teeniya, sidoo kale Somaliland ma aha wax ay 22 qof iyo in ka badani toona ay wax ka qaadayaan haday gidaar kasta ka qayliyaan, ka u dhashayan wax ayaa Somaliland u ogoshahay ka aan u dhalana cirka ha soo leefo. Ismaciil Xirsi Qarannews London UK -
Funny indeed: Somaliland doesn't exist ,,,,, Rally Anti Somaliland ,, Rally against Somaliland's President ,,,, (who was supposed to be not existing) I knew the trip to the US will bring such step forward for Somaliland ...... Looking forward to see the rally
-
President Rayaale Meets with Sool Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics