Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooooooooool Ngonge ,,, i'll come back with mine ,,,
  2. Here is My Workplace:
  3. Well, my workplace is much much different from that ....... not too bad though
  4. Just go back to the original post, follow the link ,, something you can find a pimp
  5. Nothing much to do but will make sure i'll sleep most of the time ,,,,,, some changes of the plan baa dhacday. I Just Love this now
  6. Do u know DHAKO RASUUL as well ??
  7. waa la raadinooyaa nooh ,,,
  8. Bal Allah ha kuu sahlo niyow hadaad pimp ba sidaas u raadinayso ,,,
  9. Hargeysa (Jam)- Wasiirka Caafimaadka Md. Cabdi Haybe Maxamed oo ay weheliyaan Agaasimihiisa Guud iyo ku-xigeenka badhasaabka gobolka Hargeysa, waxay shalay kormeer ku tageen deegaanka Darfacle oo Sabtidii ay ku soo dhacday walax ka mid ah walxaha qarxa oo aan la garanayn meel ay ka timi. Wasiirka Caafimaadka Md. Cabdi Haybe, ayaa sheegay in walaxda deegaankaasi ku soo dhacday ee aan weli la aqoonsan waxa ay tahay ka soo dhacday cirka iyada oo la moodo jawaan, markii ay dhulka ku dhacdayna noqotay biyo. Waxa kale oo uu xusay maadaama Somaliland aanay lahayn qalab wax lagu baadho ay u dirayaan hay’adda WHO si baadhis ugu samayso. Waxaannu Wasiirku dadka degan deegaanka walaxdani ku soo dhacday uga degay in ay u dhawaadaan goobtii ku dhacay. “Waxan sida naloo sheegay waxa uu ahaa wax aad moodo jawaan wayn oo soo guuxaya oo cirka ka soo dhacaya, waxaana la hayaa biyihii markii bahalkii dhulka ku dhacay ee uu milmay, Somaliland meel lagu baadho ma laha waxaannu u diraynaa WHO-da si loo soo baadho. Idinkana dadkiina Darfacle degan waxaan idinku waaninayaa eeriyadaa oodan ee bahalku ku dhacay in la iska ilaaliyo oo aan loo dhawaan,” ayuu yidhi Cabdi Haybe Maxamed. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Md. Anwar Maxamed Cige, ayaa isna dadka degaanka Darfacle degan uga degay in ay galaan xaydaabka goobta walaxdaasi aan la garanayni ku soo dhacday, waxaana uu tilmaamay in baadhitaan lagu samaynayo wixii ay ahayd walaxdaasi, sidaasi daraadeed loo baahan yahay inta ay go’aan Wasaaraddu ka soo saarayso in la iska jiro goobtaasi. Sidoo kale, badhasaab-ku-xigeenka gobolka Hargeysa Mr. Cali Cawil Cabdi, ayaa isna sheegay in walaxda soo dhacday markii hore ahayd dhagaxaan, balse markii dadweynuhu jawaano ku gureen ay isu beddeleen biyo. Isaga oo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Walaxdani waxay ahayd wax soo gariiraayey, markii ay dhulka ku dhacdayna waxa uu isu beddelay sida la sheegayaayo dhagaxaan, markii dadku dhagaaxiintii ay ku qaadeen daasadana waxay isu beddeleen biyo. Sidaa darteed ayaa Wasaaradda Caafimaadka oo dhamina u soo gurmadeen oo aanu u keenay goobta si ay talo uga bixiyaan arrinta caynkaas ah, isla markaana laga qaado baadhis iyo tijaabin.” Jamhuuriya Online
  10. loooooooooooooool ,,, Dont force me to answer you now ......
  11. Get Your Something Don't say nothing (Don't you say a word) I just want to See you work it (Come on baby work it for me yeah) That ain't frontin Show me something (Let me see it) I just try to See you work it (I just wanna see you work it for me yeah)
  12. Laascaanood-Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood wafdi ka socda wasaarada waxbarashada Somaliland iyo wafdi heer Gobol ah,iyadoo wafdidani ay tahay markii ugu horaysay ee ay soo gaadhaan magaalada Laascaanood kormeerna ay ku maraan goobaha waxbarashada. Wafdidan oo kasoo kicitintay magaalada Hargeisa ee xarunta Somaliland una socotay sidii ay u dhamayn lahaayeen khilaaf ka u dhaxeeya maamulka Jaamacada Nugaal University kaas oo keenay inay jaamacadu ay labo meelood ukala jabto ardaydiina ay kala raacaan labadaas xarumood oo ay hadda wax ku kala bartaan. Wafdidan waxaa hogaaminayay:- C/laahi Yaasiin Diiriye Agaasimaha manaahijta iyo tababarada. Daa’uud Axmed Faarax Gudoomiyaha waaxda Imtixaanaadka SL. C/laahi Yuusuf Warsame Gudoomiyaha Dugsiyada sare ahna xidhiidhiyaha Jaamacadaha iyo wasaarada waxbarasha waxna ka dhiga jaamacada Camuud Saleebaan Cali Cawad Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Sool. Ismaaciil Xasan Dirir (tadhase) Gudoomiyaha waxbarashada ee Degmada. Hadaba wafdidan ayaa waxa ay usocdeen saddex qodob oo kala ah:- Sidii loo xalin lahaa khilaafaadka Jaamaca Nugaal University. Sidii loogu kuur gali lahaa habka waxbarashada ee Gobolka Sool. Iyo Sidii loo sahamin lahaa halka jaamacada Nugaal University laga dhisi lahaa. Jaamaca Nugaal University ayaa waxaa horay isgu taxali jiyay intii maamulkii Puntland uu gacanta ku hay magaalada Laascaanood Ismiada Gobolka iyo aqoonyahanao inay dhameeyaan khilaafka Jaamacada kaas oo ugu danbyntii noqday mid lagu guul daraysto. Mar aan wax ka waydiinay Gudoomiyaha waxbarashada ee Gobolka Sool Saleebaan Cali Cawad rajada ay ka qabaan inay dhameeyaan khilaafka u dhaxeeya masuuliyiinta jaamacada,ayaa waxa uu noo sheegay inuu yahay mid aad u sareeay ayna kuy rajo wayn yihiin inay hal meel isugu keenaan oo ay dhameeyaan khilaafkaasi. Wafdidan ayaa maanta waxa ay la shireen galinkii hore qaar qayb ka mid ah labada garab ee isku hayay Jaamacada,iyadoo galinka danbe ee maanta ay la shiri doonaan qaybta kale ee ka mid ahaa garabyadii isku hayey Jaamacada Nugaal University oo ugu danbayntiina ay ku hawl gali doonaan xogta ka soo baxda labada dhinac. Isku soo wada duuboo wafdidan ayaa waxa ay kormeer ku mareen dhamaanba qaybaha waxbarashada ee maghaalada Laascaanood,iyagoo goobahaasina warbixino kaga dhagaystay masuuliyiinta dugsiyada ay tageen, waxaana ay maalinta barri ah ay wafdidu qaabili doonaan Gudoomiyayaasha dugsida dhexe ee magaalada Laascaanood,waxaana sidoo kale lagu wadaa haddi la soo afmeero khilaafka Jaamacada in dugsigii dhexe ee Boodhan ka magaalada Laascaanood in laga dhigo jaamacada Nugaal University.
  13. And who are you Mr. Ismacaashiis ?
  14. Where there is a hooker there is always a pimp ,,, Somaliland is not exceptional from the rest of the world
  15. LA people waa la og yahay halkay jiraan,,,, we're talking some individuals here sxb
  16. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,, Ilaahow mid shaqo la'aani dishay ha naga dhigin ,,
  17. Reer Buuhodle oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland Madaxwaynaha mamaulka Somaliland Dahir Riyaale Kaahin ayaa habeenkii xalay ku qaabilay Madaxtooyada magaalada Hargeysa ergo ka kooban 25 qof [Reer Buhoodle] kuwaas oo isugu jirey Cuqaal, Ganacsato iyo waxgarad kale. Ergadan oo uu hogaminayey Caaqil Cabdulahi Xasan ayaa BBC-da laanta Af-Somaliga u sheegey in Madaxaeyne Daahir Riyaale ka aqbaley in uu sii daayo Maxaabiistii Somaliland ka qabatey Puntland kadib dagaalo labada dhinac dhexmarey. Caaqilkan ayaa sheegey in Daahir Riyaale kala hadalayen xaladaha ka jira degankooda kuwaas oo ah dhinaca nabad galyada, abaaraha iyo siyaasdo isaga oo xusey in xukuumada Somaliland u qaabishay heer Wasaiiro ilaa Madaxweyne. Cabdulahi Xasan ayaa sheegey in Daahir Riyaale isku afgarten in dhamaan la sii daayo Maxabiista dagaalka lagu qabtey iyada oo tiradooda tahay 91 Maxbuus. Madaxa xubnahaan la kulmay Madaxweyne Riyaale ayaa sheegey in Maxbiista xaga Bariga [ Puntland] la saari doono diyarad kuwa reer Sool-na is raaci doonaan waftigaan. Caaqilka oo la waydiiyey kala qaybsanaanta degaanka Buhoodle iyada oo labo maamul ka jiraan [Puntland & Somaliland] ayaa ku jawabey arintaas dhibaato leedahay balse ay tahay xaalada hadda u socdaan degaanka islamarkaana dadkooda wada tashi kala yeelan doonaan arrimaha ay isku afgarteen Daahir Riyaale. Cabdulahi Xasan oo la waydiiyey waxa ay isku afgarteen maamulka Somaliland ayaa sheegey in ay isla qaateen in Buhoodle la gaarsiiyo maamulka Somaliland si nabad galyo ah oo xasilooni ku jirto. Caaqilkaan oo la waydiiyey in dadkii kala qaybsanyihiin oo Garaadadii kuligood maqan yahiin ayaa sheegey in laga wadahadli doono arinkaan dhinaca saxana la raaci doono. Kulanka xubnahaan ka kooban 25 qof la yeesheen Madaxweynaha Somaliland ayaa ku soo beegantey kadib markii afhyeen u hadlay odayaasha gobolka Sool oo kulan ku laha maalmahaan magaalada Garowe eedeyn kulul u soo jeediyey Madaxweynaha DGPL Cadde Muse iyo Cabdulahi Yusuf isaga oo xusey in ay jiraan wax ay isla ogihiin Cadde Muse, Hargeysa, Cabdulahi Yusuf iyo dowlada Ethiopia wa sida uu hadlka u dhigaye. DHAGEYSO Garowe Online,Garowe
  18. Ciddii nuursanaysa way u furan tahay hadaabay sidaas desperate u yihiin ,,, Lakin qaar aan ogahay halkan they pay a lot ,, a really lot ,,, but not 4000 ,, hell no they can't ,, looooooooool
  19. I'm good thnx ,,,,, Saaka waan soo kallahay oo xataa quraacdii waan ka imid ,, lucky you ,, and i'm not gonna leave the office until 6pm just to go to the Univ haddana ,,,,,
  20. They know ,, that is why they don't want to say ,, First, i don't know where Cali Maraykan was elected by the Sanaag people. He can talk on beahalf of reer Sool only. Second, I'm glad him and his likes inay gidaarka soo taabteen and soon they will realize to join their people and work with Somaliland. Third, I hope he will not be arrested in Garowe. and finally, This is a desprate call but good for Somaliland ,, as always.