Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooooooool@LST ,,, Haneefa, it is Qaafuur not qaanfuur ,, there is difference between the two. You can say: Saacatal Qaafuur to mention a hard time (like when it is too damn hot and you can't move). Qaanfuur to mention something that is hard to touch or rough in nature (like the tortoise's shell) ... you can use this for the people as well to mention their ugliness. There is not N in Gafuur, it is GAFUUR ......
  2. Anigu xayaysiiska film ka ayaan ka helaa ,,,
  3. prostitution was the legacy she inherited from her mother. Then they should not blame the democracy which recently installed its regime in Afghanistan.
  4. Cadde ayaa waxa uu shegay in intii uu baadhitaan shidaal ku mashquulsanaa nabadii faraha ka baxday,hadana ayba joojinayaan soo saarida shidaalka inta nabada wax laga qabanayo. Cadde ayaa sidoo kale sheegay in wasiirada dawladiisu yihiin kuwa dhibaatadaba wada oo nabd gelyo xumada abuuraya wixii kalena waan joojinay, shidaal iyo macdan la baarayana ma jiraan,Wax macdan ah oo aan baareyno ma jirto ."Mar walba balan qaad baan samaynaa,mana fulino"
  5. Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland mudane Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta soo gaadhay magaalada Garoowe mudo ka badan 2 bilood kadib oo uu safar ku kala bixiyey qaaradaha aduunka,waxaana Cadde uu ay ka muuqato dar dar cusub uu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan nabad gelyada magaalooyinka maamulkaas. Cadde ayaa waxa uu shegay in intii uu baadhitaan shidaal ku mashquulsanaa nabadii faraha ka baxday,hadana ayba joojinayaan soo saarida shidaalka inta nabada wax laga qabanayo. Cadde ayaa sidoo kale sheegay in wasiirada dawladiisu yihiin kuwa dhibaatadaba wada oo nabd gelyo xumada abuuraya,wuxuuna sheegay inaanu mar kale u dul qaadan doonin. "In badan baan iska hadlaye marakan waa iga dhab,oo nabad gelyada gacan adag baan ku qabanaynaa"ayuu si cadho leh u yidhi Cadde oo qiray in wakhtigii hore hadaladiisu iska ahaayeen kuwo uu iska odhan jirey,hadase kani dhab yahay. Cadde ayaa sheegay in qorshuhu ahaa maanta in bishii labaad ay ahaan lahayd oo Cococo shidaalka qodayso,balse dad rabshad wadayaal ahi ay "Dhalooyin" ku jajabiyaan meeshii shidaalka laga qodi lahaa,oo ay hor taagan yihiin in shidaala la qodo. Hadalka Cadde ayaa ahaa mid ku wajahan beesha Ciiise Maxamuud,kuwaas oo ka hor yimid qorshada Cadde wato ee shidaalka lagu baadhi lahaa gobolka Nugaal. "Maalintaad u sacbineysen wiilasha dhalada ku jabinaya wadada waad qaban weyseen, hadaan amni jirina cidna imaan meyso, wixii kalena waan joojinay, shidaal iyo macdan la baarayana ma jiraan,Wax macdan ah oo aan baareyno ma jirto, hadii nabad la waayana cid idiin imaaneyso ma jirto, maxaa yeelay, dhalinyaradii dhalooyinka jabinayey waad u sacbineyseen" ayuu yidhi Cadde Muuse oo reer Garoowe u sheegay inaanu shidaal u qodayn. Cadde Muuse ayaa sidoo kale ka hadlay magaalada Laascaanood oo uu sheegay inay haystaan dad kale oo aan u dhalan gobolka,wuxuuna balan qaaday inay soo celin doonaan magaaladaas,oo ay awooda saari doonaan arintaas,isaga oo aan ka bixin wax faahfaahin ah sida uu u soo celin doono. Gen Cadde ayaa hada ka hor sidan oo kale sameeyey balan qaadyo uu si dhakhso ah ugu soo celin doono Laascaanood gacanta maamulkiisa, taasoo aan qabsoomin.Waraysiga Cadde oo laga ii daayey TV-ga Universal ayaa waxa Cadde hadalkiisa ku soo gebegebeeyey."Mar walba balan qaad baan samaynaa,mana fulino"arintaas oo ninba si u qaatay. Afnugaal News Desk.
  6. Abdiqasin Salad Xasan war criminal no 1 Well, that doesn't make A/Lahi Yusuf the World Sheikh no 1 ........
  7. and in Somalia, those gangs sit in the Villa Somalia and send missiles and mortars to kill the children in their houses and schools.
  8. Miyay kugu dhacday waadigan qoslaye ,,, ?? Good morning ppl ,,,,, rained a little bit last night and looks like it is raining again.
  9. and you expect them to put their website what they are thinking ?? ,,,,,
  10. Exactly ,,, they put him in a jail for about 6 years and still the same.
  11. Hadaa ma anagaa gaalo ah ?
  12. But i wonder kuwaas inta la xidho hadana la soo daayo they still continue doing the samething ?? ,,,,
  13. And why do they all look religious ???
  14. and why do you have to hide your exact location ?? ,, you're not a drug dealer are you ?
  15. I know someone called Tawakal who is from Kenya but living here now ,,,,,,,, may be he is another tawakal ,,
  16. Horta weligiin HABARI ma idin caashaqday ??
  17. what did you do to them ??
  18. Ka halkaas fadhiyaa maba shaqayn karo ,,,, he'll spend his time watching those stuff ,,
  19. See Afro ??,, you've just started to laugh ,,
  20. she told me to keep laughing dee ,,,,,,,,,, good advice innit ??