Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hargeysa (Somalilandnation)- Wefdi ka socda Safaaradaha dalka Ingiriisku ku leeyahay dalalka Itoobiya , Kenya iyo Yeman ayaa shalay booqasho ku yimid Somaliland. Wefdigan oo uu hogaaminayay Safiir ku xigeenka safaarada Ingiriisiku ku leeyahay Itoobiya Mudane John Marshal , ayaa ka dib markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale. Wasiirka Arrimaha dibada , ayaa kulankaa uu wefdigan la yeeshay waxa uu sheegay in ujeedada socdaalka wefdigani dalka ku yimaadeen ay ugu muhiimsan tahay sii xoojinta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Ingiriiska. Wasiirka oo safarka wefdigan uga waramay TV-ga Qaranka waxa kale oo uu sheegay in wefdigani muddo laba cisho ah dalka ay joogi doonaan , isla markaana booqasho ay ku tagi doonaan Magaalada Berbera. Wasiirka Arrimaha Dibada kulankan uu la yeeshay wefdigan waxa ku weheliyay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada JSL Mudane Siciid Maxamed Nuur. Dhinaca kale , warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada Cawil Muxumed Faarax ayaa waxa lagu sheegay in isla shalay Wasiirka Arrimaha Dibadu uu ku qaabilay Xafiiskiisa laba sarkaal oo ka tirsan hay’adda EDC.
  2. He said it in public and we must say it in the same place .......... until he brings an acceptable justification in public we will chase him to the grave ,,,,
  3. I don't know why you're defending this guy Ibti, he lied to us dee ....
  4. Someone is bored today ,,, shyyytttt ,, shouldn't waste my time if i noticed this is a 2002 thread .........
  5. Had a Fish and rice with muus for lunch .... Yummyy
  6. Ibti doesn't know that .........
  7. The problem is, he said he is gonna post them without any cudurdaar .. . . .
  8. Waxba ma ilowno specially when it comes photos and places .......... if you wouldn't post those pictures we would be on your shoulders by now ,
  9. ETHIOPIANS, One Cannot Live without them and One cannot live with them. That is the problem ..................
  10. and you still call that a WEDDING ??
  11. Shirkii magaalada Jabuuti uga socday wufuud kala metelaysey dawlada kumeelgaadhka ah iyoMucaaradka Xoreynta Asmara ayaa ku dhamaaday natiijo la'aan,kadib markii qolo waliba ka debci weydey mawqifkeedii. Wufuuda mucaaradka oo ay horkacayaan labada Shariif ayaa ku adkaystay inaanay wax heshiis ah yeelayn ilaa inta la isla meeldhigayo xiliga ay ciidamada itoobiyaanku ka baxayaan ciida Soomaaliya,meesha waftiga dawladu iyaguna arintaas gaashaanka ku dhufteen,oo ay diideen in wakhti loo qabto in ciidamada Itoobiyaanku baxaan. Arintaas ayaa caqabad aan la dhaafi karin ku noqotay shirka la filayey in wax heshiish ahi ka soo baxo,waxaana arintaasi waji gabax ku noqotay malaayiin Soomaali ah oo u haraad qaba in ay arkaan heshiis mar uun la gaadho si loo badbaadiyo dalka iyo dadkaba. Wakiilka Qaramad midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Abdalla ayaa eed kulul dusha uga tuuray labad dhinacba,isaga oo ku eedeeyey inay ku guuldaraysteeninay tanaasul isu sameeyaan,si walbana ay isugu dayeen inay isu soo dhoweeyaan,arintaas oo ay kuguul daraysteen. Safiirka Itoobiya u fadhiya Jabuuti ayaa si lama filaan ah u yimid xarutnii Siminaarku ugu socdey kooxaha iska soo horjeeda,arintaas oo keentay in waftigii mucaaradku albaabka boobaan,inksatoo markii danbe safiirkii laga saaray shirka,kadibna ay dib u soo laabteen.Waxaa isna ku sugan Jabuuti Gen Gebre oo ah taliyaha ciidamada itoobiyaanka ee jooga Soomaaliya,kaasoo shirar la yeelanaya waftiga dawlada Soomaaliya. Maanta ayaa la filayaa in shirkala soo gebgebeeyo,iyadoon wax natiijo ah laga gaadhin. Arintu si kastaba ha noqotee waxa cad in dib u heshiisiintii Soomaalida ay caqabad ku yihiin kumanaanka ciidan ee Itoobiya ee kusugan gudaha wadanka. Dhanka kale waxaa sii kululaaday dagaaladii u dhaxeeyey kooxaha iska soo horjeeda,taasoo ah hada wadada kaliya ee banaan oo ah in xoog lagu kala baxo.
  12. Top commander of Ethiopian forces in Somalia has been gunned down by unidentified insurgents in the war-torn country's capital Mogadishu. The Ethiopian leader was shot in the head by unknown gunmen from a building in the vicinity of the Bakara market in central Mogadishu, a government official told Press TV on Sunday. The riled Ethiopian troops leveled the building to the ground. Whether any of the insurgents have been killed remains unknown. Ethiopian troops are said to be in a state of shock and confusion over their leader's death. The report added that more than 50 Ethiopian soldiers have also been killed in clashes with heavily armed rebels near the Somali Presidential Palace on the same day. Meanwhile, Mohamed Hassan Haad, the chairman of the ****** clan -- the largest and most powerful clan in Somalia -- condemned Sunday's Bakara market attack which left 40 civilians dead and 123 others critically wounded, blaming the Ethiopian troops and Somali government forces for the tragic event. "Hostility actions from the Ethiopian and the so-called Somali government soldiers are not acceptable," Haad said. "The Ethiopians have killed uncountable number of civilians and they are the daily problem of Somalis. They are committing genocide and the Hwiye clan cannot accept that," he stressed. Source:FF/BGH
  13. I'm fine thanks ,,,,,,,,, It is sunny and windy in Hargeisa. The sky looks a bit funny today.
  14. loooooooool ,, that is clear. I'm just trying to remind him ,
  15. Ahhh , it is windy again
  16. and why did you delete if you've already posted ???
  17. why copying photos from flickr while we're still waiting those of your trip ???
  18. Walee ciyaalkii Intertaintment bay heleen ,,