
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Awliyo as the sheikh who has a magic things happen and can be found everywhere when needed. Kinda myth in the Suufiyah group.
-
AWLIYO ........... honestly, xididadaydu way badan yihiin. Bari, galbeed, etc,
-
anigu awliyaan ahay ,, meel walba waan joogaa lakin reer bari baan ka soo jeedaa ,,,,,
-
You better educate this kid ,, looooool I'm off ladies and gentlemen ,,,, have a nice weekend.
-
So there is another woman involved ..... Hmm ,, i said there is a reason.
-
sheekadii way qadhaadhaatay ..........
-
Life rules ..... there must be a reason. Were they married ??
-
loooooooooooooooooooooooool ,, meeluun ku ekow miyaa ,,
-
He is just missing his dabo musbaar ,, nothing else.
-
Anagga oo ah bahda ururka Somaliland Forum waxaa farxad weyn nagu abuuray oo aanu ku diirsanay heshiiska ay gaadheen Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland ee ay ku soo afjareen khilaafkii siyaasadeed ee muddada ka dhex aloosnaa kana dhashay kordhinta Muddada ay Guurtidu u kordhisay hogaanka Madaxweynaha Somaliland. Arrintaas muranku waxay niyad jab iyo werwer ku abuurtay dhamaan shicibka Somaliland ee nabada iyo dumuqraadiyada jecel, iyo dhamaan dawladaha aynu saaxiibka nahay iyo inta daneysa qaddiyada Somaliland Gooni isu taageeda. Waxaanu hambalyo iyo boogaadin u diraynaa dawlada iyo Xisbiyada Mucaaridka oo dhan iyo Hogaamiyayaashooda oo kala ah: - Mudane: Axmed Maxamuud Siilaanyo - Mudane: Faysal Cali Waraabe - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Waxaad muujiseen hiil geesinimo ku jirto oo aad ugu hiiliseen danta guud ee dalka idinka oo adeegsaday isu tanaasul, dulqaad iyo wadaninimo, kuna dhameeyey wada xaajood khilaafkiinii Siyaayadeed ee dadweynaha Somaliland naxdinta iyo walbahaarka ku riday. Waxa heshiiskani muujinayaa oo uu tilmaan cad ka bixinayaa in ay qaranimadu tahay dan umadda ka wadda dhaxeysa laguna khasban yahay in laga wadda hadlo, laga wadda xaajoodo, la isu tanaasulu, la isu dulqaato, waxaanay intaasiba hormood iyo hogaan adagba u tahay hanaqaadka wadada dumuqraadiyada ee adduunku inagu amaanay, iyo mawqifka ummada Somaliland dooneyso in ay ka midho dhaliso . Bulshadda Somaliland caado soo jireen ah ayay u lahayd inay wada hadal iyo isu tanaasul ku dhamaysato khilaaf kasta oo ku yimaada dhexdeeda iyada oo aan u baahan in ay qaylo dhaan u dirato cid kale oo Somaliland ka baxsan. Taasina waa Gundhiga ugu weyn ee aasaasiga u ah guulaha maanta ummaddu hadhsanayso ee lagu faani karo. Waxaanu ugu baaqaynaa Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Xukuumadaba inay hirgaliyaan qodobada ay ku heshiiyeen, isla markaasna ay ka taxadiraan inay mar kale khilaaf siyaasadeed dalka geliyaan, taasoo sumcad darro usoo jiidi karta geedi socodka dimuqraadiyadeed ee dalka Somaliland ku socdo, madaama maanta il gooni ah iyo fiiro gaar ah lagu eegayo sida geedi socodka dumuraadiyada ee doorashada soo socotaa u noqon lahayd doorasho xalaal ah. Waxaanu sidoo kale hambalyo uga soo jeedinaynaa dadweynaha reer Somaliland oo dulqaad, nabadgelyo, wadaninimo iyo isku duubni muujiyay mudada uu khilaafka siyaasdeed ka jiray dalkeena. Waan in la ogaadaa Ummada Somaliland ayaa mudnaanta koowaad leh. Taariikhduna way xusi kuwii ummadaa u hiiliya xilligan xaasaasiga ah ee ay ku jirto. Wa bilaahi Towfiiq Guul iyo Gobanimo
-
Hmmmmmmmmm,,, i'm reading
-
I deserve a good MASSAGE actually. I'll make sure i buy Diazipam so that i will not wake up during the weekend.
-
So that is what you had yesterday eh ??
-
This guy said yesterday that this is his last day in the General section but he still have to find excuses so that he will not quit this section. WAxa u dhaami lahayd isagoo yidhaahda waan ka noqday instead of saying password and username was stolen sidiiyoo ay googorad banaanka lagu wadhay yihiin.
-
Breaking news: Intruder arrested outside Obama's house
Jacaylbaro replied to Fabregas's topic in General
Brofessor Beenaale ,,,,,,,,, -
Ohhhhh yeahh ,, just seen it after i the coffee Yes ,, there is one for you .... imikaan indhaha kala qaadee
-
why CL ?? Malika, make sure you've coffee and surely you'll be ok.
-
,, and i saw a snake driving a taxi today ,, loool
-
I'll just give you caano geel .... so delicious i tell ya.
-
Dadkan ma jin baa is tusaya waxba ma aragnee ,,
-
Iska daa way kaa fakatee ........... lol
-
A&T thinks he can hide ...............
-
Back from lunch ,,, had HILIB and BARIIS with CAANO GEEL. I Can't breathe ,,,,,,,,,,,,,, where is the coffee
-
Adigii baa isku caddaynayee ,,,