Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Ohhh ,, not another one puhlease ,,,
  2. SUBAX WANAAGSAN DHAMAANTIIN ,,,,,,,
  3. Jacaylbaro

    Eye Test

    You've already did ,,,,,
  4. its same like here...waa raqiis...war ninyahow heedhe bal iska eeg yeysan isheyda kugu dhicin oo hilib horteyda haku cunin...Ooooh waxaanba hilmaamay inaan sheego Caano Geel...Allah jecliyaa caanahaas anigu...believe it or not I don't drink milk unless they are Camel Milk...I never bother with the rest...what do they call Mac Geel in Waqooyi? or Garoor ama Suusac...bal intaas ii kala sheeg adigaa SOL u ah Ambaashatoorka u fadhiya Hargeysa. Aniguba i drink caaano geela ,,,, it is called Gadhoodh or Maydhanaan ........ marka ay gadhoodhka yihiin ee inta Tallaagadda lagu rido la qaboojiyo ,, raashin ka fiicaniba ma jiro. Looooooooool@FB ,,,, ma hadaad dad Zebra cunayana meesha keentay ,,,
  5. Waxaa soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool saraakiil ka socoda Hay'ada UN Security si ay ugu kuur galaan nabad galyada Gobolka guud ahaan iyo marlxalada Gobolka halka ay marayso kadib la wareegistii maamulka Somaliland uu la wareegay magaalada Laascaanood ku dhawaad muddo sanad ah klana wareegay maamulka Puntland. Saraakiishan oo ay weheliyeen qaar kamid ah masuuliyiinta Hay'ada OCHA iyo HAVOYOCO ayaa waxaa soo dhaweeyay maaulka Gobolka Sool iyagoo sidoo kalena warbixino dheeraad ah kasiiyay sida Gobolka Sool uu u lee yahay nabadgalyada iyo xaaladda haatan ka taagan iyo sida ay shabaka reer Laascaanood u yihiin dad nabada jecel kana shaqeeya. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool ahna kusimaha Gudoomiyaha Maxamed Faarax Indho buur ayaa waxa uu shir kula qaatay masuuliyiintan ka socday hay'adaha kala gedisan xarunta Gobolka halkaas oo uu warbixin dheer uu kaga hadlayo xaalada Gobolka uu ku siiyay isagoo Gobbolka ku tilmaamay inuu yahay Gobolada ugu nabada badan Somaliland. Sidoo kale qaar katirsan masuuliyiinta UN security ayaa waxa ay ka war bixiiyeen socdaalkoodan ay ku yimaadeen magaalada Laascaanood waxaana ay ku tilmaameen inuu yahay u kuur galida nabada galyada Gobolka si ay Gobolka uga shqeeyaan hay'adaha UN ku kuwaas oo ay balan qaadeen inay u gudbin doonaan nabada balaadhan ee ay kusoo arkeen kuna dhiiri galin doonaan inay si dahqso leh uga shqeeyaan. Hadaba masuul u hadlay Hay'ada OCHA oo dabagal ku samaynaysay mashruucii hay'ada DRC ay bixiosay kaas oo ahaa ceelashii biyaha macaan ee shanta ahaa ee magaalada Laascaanood ayaa waxa uu sheegay inuu soo arkay inay gabi ahaanba aysan shaqaynayn ceelashaasi kuwaas oo ay istaageen mishiinadii kicin lahaa isagoo xusay inay hadda istaajiyeen inta wax laga qabanayo. Afnugaal News Desk
  6. I should work on your wish list ,,,,, keep reading
  7. nabadgelyo Paragon ,,,, there is always a cure for the anti SL fever ,, we developed a vaccine ,, Hello Val, waad soo habsaantay maanta ,,
  8. Somalia threatened itself ,,, you shouldn't blame anyone but yourself. Somaliland has gone so far.
  9. looooooooooool ,, i could expect A&T inuu inta uu women section galo then start talking about Sport ,,,,,, nothing surprising at all about the young boy ,,, As for you ,,,, waaba lagu hayaa baan u malaynayaa laftaada ,,, lol
  10. loooooooool@prince ,, Dabshid, niyow afkaas canfarta siduu u sanqadho baan ka helaaa ,,,,,,,,,,,
  11. The mood should take you to the right section sow maaha ,,,
  12. Jacaylbaro

    Eye Test

    Walee hadaad og tihiin qubada iyo faa'iidadeeda ,,,, inaydaan sidaa u hadasheen ,, maqalkeeda ayaaban la dhareeriyay ,,,, Mar kasta oo aan Berbera tago waan raadiyaaa ,,, subageeda uun baad ka heli, bal hilibkii meeshay geeyeen kaalay adiguba sheeg ,,, belo As for the test ,, lemme get back to you.
  13. Allah ha u naxariisto ,,,,,,,,,,,
  14. This is not politics section ,,,, sorry ,, it is called Troll Corner.
  15. Odaygii Marx is now angry ,,,,,, looooooooool Marx, sxb don't worry ,,,, chances are for once, when you miss them they never come back. Be patient and learn how to deal with them next time.
  16. I know you're anti-peace ,, markaa iska naso. We will honor you where there is no peace.
  17. No one wants a bad for the South except the current regime and his Tigrey alliance. Somaliland wants to live peace with a peaceful neighboring coutry of Somalia.
  18. Second day ,, and still on bed. I love some weekends. Hello trollers ,,,,
  19. It is not difficult to learn niyow ,,, you need to be there only few months or weeks. Aniga afka canfarta bay ii haysaa waayadan.
  20. 1- Somaliland to Fall Apart 2- Civil war in the country 3- Hargeisa to be demolished again 4- Somaliland to join Somalia again 5- Borama people to come against Somaliland 6- Somalia warlords to enjoy living in Somaliland just like the old days. 7- Siilaanyo to announce unity with Somalia to be continued ......
  21. Originally posted by General Duke: JB: dont get angry lad. Truth is truth. You are exposed ,,,, you thought no one could differentiate between Garowe and Lasqoray ? ,,,
  22. Originally posted by The Zack: These pics are from Garowe, I know that dusty street.