Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. No, not at all. I consider every chapter of my life as an experience whether it is good or bad. Would you share a business with a stranger ??
  2. Sidoo kale qaar katirsan masuuliyiinta UN security ayaa waxa ay ka war bixiiyeen socdaalkoodan ay ku yimaadeen magaalada Laascaanood waxaana ay ku tilmaameen inuu yahay u kuur galida nabada galyada Gobolka si ay Gobolka uga shqeeyaan hay'adaha UN ku kuwaas oo ay balan qaadeen inay u gudbin doonaan nabada balaadhan ee ay kusoo arkeen kuna dhiiri galin doonaan inay si dahqso leh uga shqeeyaan.
  3. to know if i will be rich or not ,, Are you ready to die ?
  4. Originally posted by Gediid: Xidigo Adna SNM wax la yidhaa baa lagugu baabey.SNM is no more but their legacy stands stronger than all the mud you can sling their way.The peace your people,my people and all the people of the North enjoy today is the work of that SNM you mention in each and every post aad qortid.They have taught us a very valuable lesson and that is let bygones be bygones and lets learn to live in peace and harmony.I suppose their lesson today waxaa ka markhaati ah Ina Riyaale oo maanta madaxweyne ka ah Somaliland.I guess haddi sidii USC war of revenge SNM eey gali laheyd maanta Somaliland nabad iyo wax u dhow mey ahaan laheyn ee taas ku daarso xisaabta. NB Let me know markaad diyaar u tahay I hear there is an extremely good sheikh dadka ka shida saarka SNMta and I think he might work wonders in your case.... ............. Probably she was not born markay SNM jirtay or she was just a very cute kid.
  5. oooh not this time ,,, my legs are hurting from the last one. A trip to .... ehem ,, somewhere good.
  6. whooohoooooooooooo ,, then we should have a long weekend this time .... That would suit my previous plans
  7. loooooooooooooooooool ..... then we will ask the SOLers Does anyone know why he should have 'green cells' on his face ? That would be a great topic ,,,
  8. Indeed ............ ceebtii maahee waa caadadii Hadhow buu xanaaqi doonaa ,,, loool
  9. Originally posted by Abtigiis & Tsunami: I frequented playing Poker with colleagues after work some years back. Everytime, the cards refuse to oblige, after initial successes, this freind of us would just ask for permission to be released saying "excuse me, I have to go. Please continue the deal, and I will be with you very shortly. Xaaska intaan soo kala tuuro ayaan dhakhso u soo noqon!". Of course, no one has the authority to tell him sit tight and let the play continue;not after going to the length of telling the details of what he intends to do in his absence. The problem was he never comes back! But the other day, one of our friends was furios. He lost some money and couldn't let the man go with it. "War naga fadhiiso waxba soo kala tuuri mayside, adaa lagu kala tuuriye!" he told him in anger. Because I have seen lots of men who talk about the private matters with their wives, I wasn't surprised. Just few weeks ago, a Sheikh (who used to be 'waa inaan mushaaxaa' guy for a long time before a late Towba-keen) called me to ask for guidance. He married a girl and after two years, started to suspect her. Wuxuu igu yidhi: "War ninyahow dhibaataa jirta. Gabadhii, she is fine in every sense. Laakiin, cagaheega waxaan ku arakay something I used to see in Naaga xunxun. Xiddido green ah ayaa kuwada taagan! Waan fahmi waayey, balmaxay kula tahay?" Does anyone know why she should have 'green cells' above her feet? what do you think ?? And should you post the secret that your friend told you about his wife in a public forum ??
  10. Anigu waxaan ku leeyahay uun sheekh sheekh waxba ha iska dhigine ,,, jidhka is geli oo caadi iska dhig
  11. Koox Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo uu maan-qaaday u tahriibidda dalka Sacuudiga, ayaa iyaga oo markaas ku sugnaa magaalada Cadan ee dalka Yemen, oo ay Qaxooti ku ahaayeen, waxaa ay heshiis la galeen nin "Ma-naxe" ah oo lagu yiqiin xagga wax-tahriibinta. Ninkan ayaa waxaa uu ogaaday, yaqiinsadayna: in ay kooxdani dhammaantood yihiin kuwa il-duufsan, ku cusub dalka Yemen, anna fikrad ka heysan fogaanta(masaafo) ay isu jiraan Cadan oo Yemen ah iyo Jidda oo Sacuudiga ku taalla. Waxay kooxdu iska ahaayeen "Reer-baadiye" Soomaaliyeed oo mar-dhoof ah, laakinse Xoolo badan soo iibsaday, watana Lacag lixaad leh oo Doollar ah. Ninkii wax-tahriibinayay, ayaa si ku-meel gaar ah u dejiyay dhallinyarada Xaafad fog oo duleedka Cadan ku taalla, si ayan xiriir ula yeelan Soomaalida kale. Wuxuu kula heshiiyay lacag dhan 2500-Doollar, waayo waxay tiradoodu ahayd 10-ruux, oo uu midkiiba bixinayo 250$ oo min Cadan ilaa Jidda ah. Goor ay saqdii dhexe ahayd, ayuu u soo kireeyay Bas 12-qaad ah(Caasi), wuxuuna ka soo dhaqaajiyay Cadan. Qaab farsamaysan oo uu yiqiin ayuu ku soo gudbiyay Kontoroollada Magaalooyinka. Habeenkii labaad, goor ay haddana saqdii dhexe ahayd ayuu keenay, kuna daadiyay magaalada Xudeyda ee Xeebta Badda Cas, Galbeedka Sanca ee isla dalka Yemen ah.Wuxuuse u sheegay dhallinyarada in magaalada ay soo caga-dhigteen ay tahay Jidda oo Sacuudiga ah. Wuxuu u kireeyay oo seexiyay dhallinyaradii Lukaando ku taalla duleedka magaalada,wuxuuna ku yiri:-"Magaaladu waa halis habeennadii, ee markii uu waagu baryo, qof kasta ha ka baxo Lukaandada oo ha raadsado Eheladiisa". Isagu wuxuu gacanta ku dhigay oo jeebka ku ritay lacagihii lagu heshiiyay oo 2500-Doollar ahayd, magaaladiisuuna dhinaca ka galay,waayo Soomaalida ayaa tiraahda:-"Ishiisa laga garte ayaa Ushiisa lagu dilaa"...!!. Markii uu Waagii baryay ayay dhallinyaradii ka soo tooseen Lukaandadii. Waxay isu soo raaceen laba-laba; iyaga oo soo abbaaray dhanka Suuqa. Waxay istaageen faras-magaalaha, waxayna -iyaga oo ku hadlayay carabi jajab ah- dadkii weydiiyeen halka ay ku taallo Xaafadda Km.7 ee ay Soomaalidu ku badan yihiin...!!. Dadkii reer Xudeyda oo yaabay, ayaa u sheegay dhalinyaradii habowsanayd, in ayan Xudeydaba ku oollin Xaafad lagu magacaabo Km.7, balse Xaafadda magacaas wadata ay ku taallo Jidda oo Sacuudiga ah. Dhallinyaradii oo isla quman ayaa weydiiyay dadka Su'aal ahayd:-" Halkaan Jidda ma aha miyaa ?!!". Waxaa loogu jawaabay:-" Jidda waa Sacuudiga, halkaad joogtaanna waa Xudeyda oo dalka Yemen ah". Intii ay iyaga oo qoomamaynaya iska daba wareegayeen, ayaa waxaa gacanta ku dhigay Booliska magaalada, dhowr maalmood oo ay xabsiga ku jireen ka-dibna waxaa lagu soo celiyay Cadan. Waxay raadiyeen ninkii lacagta ka qaatay ee wax-tahriibiyaha ahaa, waxaase loo sheegay in uu u dhoofay xagga Yurub. Ma aysan aqoon magaciisa oo buuxa, wax aqoonsi ahna kama ay heynin. Soomaaliduna waxaa ay ku maahmaahaan:-"Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa". Waxaa kale oo la yiraahdaa:-"Dhar- magaalo si loo labisto waa fududdahay, laakin dhal-magaalo si loo noqdo waa ay adag-tahay"...!!.
  12. loooooooooooool@cabiyo ,, balaayay isku kaxaysteen kuwaasi Skipper, you should have dated one of the other girls she brought with her. I would never do that again markaas ,,,,
  13. lakin $ 3 sidaad ku hesho baaba iska adag ,, loool
  14. yeah ,,,, very long sometimes
  15. 4 hours before i go for lunch ,,, :mad:
  16. Haye ,,, where are the ugly ppl ?? ,, come out of the closet dee ,,
  17. sipping coffee and thinking what to do next. fururururuq ,,,,,,,,,,, furururururuq
  18. Haneefah ,, unless you are suffering from wiswis disease then that food is yummyyy. Aniguba waan cunaye adigu maxaad ku diidi ,,,,
  19. Kuwan shaqo kele oo aan propoganda ahayn ma leh ,,,,, If 2 oday meel fadhiistaan they just say Bugland baa shirtay oo qabanqaabisay ,,, This is not more than a local meeting among the maakhirs ..... and i appreciate that.