
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Tea Drinking & Toe Kissing: The perfect Breakfast in Bed With The New Minyaro
-
Hargeysa (Qarannews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa xaley ka soo saarey go’aan khilaafkii ka taagnaa dhoofka xoolaha ku sugan magaalada Berbera. Madaxweynuhu waxa uu go’aamiyay qodobo ay ka mid yihiin in la fasaxo xoolaha waqtigan ku sugan Berbera, iyo in muddada ka hadhey sannadkan aan la keenin xoolo dambe, ciddii keentaana iyadu ka masuul tahay. Warsaxaafadeed arrintan ku saabsan oo uu xaley madaxweynuhu soo saarey oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews ayaa waxa uu u qoraaa sidan hoos ku xusan: “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Wuxuu Go’aamiyay :- 1.In xoolaha hadda jooga Dekada Berbara la Fasaxo. 2. In Mudada shanta bilooda ee maxjarka ka hadhay furitaankiisa aan la keenin xoolo dambe ciddi keentaana ay iyadu masuuliyadeeda iska leedahay. 3. madaxweynuhu wuxuu magacaabay guddi ka kooban wasiirada Ganacsiga Cismaan Qaasim, X,Xoolaha Idiris Ibraahim ,Arrimaha Gudaha Cabdillaahi Cirro, Duulista Hawada Cali Warancadde oo Arrimaha Xoolaha xidhiidh kala yeealata rugta ganacsiga iyo ganacsatada xoolaha.”
-
Don't get salt ....... they sometimes look alike
-
Then you should've gone to the suuqa markaas ,,,, 11pm is never late never.
-
I stayed at uni till 11.30pm That is not even when i go home ,,, it is too damn early. Suuqaaba ii shidan markaas ,,, Some papers are red ,, remember ??
-
Your eyes are better CL ,,, looks you've rested. Morning ,,,,,,,,
-
Morning early Ibti ,,,, Yes i can see your eyes are red. You need more sleep ,,
-
Hurre 'buuba' called up from Saudi Arabia by Ethios to fill in.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
Waxaas waa laga ilbaxay. You are too far behind niyow. Haday taasi dhacayso ma isagaa ka maqnaan lahaa. -
Hurre 'buuba' called up from Saudi Arabia by Ethios to fill in.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
kaas wuxuu sheegayaaba iska yar ........ -
Mid baa yidhi aan ku dhunkado, then carrabkay soo laalaadisay ka dibna wuu ka qaniinay ... That is how she lost her tongue ,,,,,
-
looool ,, i know you would be the best person to respond on behalf of them ,, Saaka waa maalin kele ,,,, dabaysha dhacaysa waad yaabaysaa hadii la i yidhaahdo seexo ilaa caawa maan keceen baan filayaa ,,,
-
Ninkii sir u dhiibtaa ka waalan ,,, SOL uun ha iska eego ,,
-
Subax wanaagsan dadka waalwaalanow ,,,
-
The WORLD is Increasingly Interested in Investing Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Foreign traders from different nation arrived at the headquarters of the self-styled state of Somaliland which falls north in the Somali map. These foreign traders are representing different trade companies which operate in the Kingdom of Saudi Arabia, Turkey, Zimbabwe, Kaziqistan, and Russia. This high trade delegates have safe landed at Egal international airport yesterday, afternoon and were nicely welcomed at the airport by members in Somaliland admi nistration, and were taken to the house of Somaliland where they were open heartedly received by the president of Somaliland Dahir Riyale Kahin and some of his ministers. The main objective of these trade delegates is how to invest Somaliland's land. The president of Somaliland Mr. Kahin said that his authority is ready to receive anybody who wants to invest Somaliland. These delegates have within yesterday reached the old coastal town of Berbera on scrutinizing mission in the old habour of Berbera and Berbera airport too. These delegates said that they will renovate the airport which seems to rather unsuitable for planes to land and take off. Foreign traders are latterly pouring into Somaliland, and it was some weeks ago when a Saudi tycoon signed agreement with the authority of Somaliland on the side of animals exporting -
Yes, there was one called "Dharaara na soo maray" ... it is more of his own diary.
-
Somaliland minister Talaabo held prisoner in Ethiopian hotel
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Adeer pay the bills of your parliament premises so that they will have the water and electricity back. -
`looooooooool@the best option ,,
-
,, i'm just pulling her leg ,,,
-
Waar niyow kaas weli ma daawanba ,, somehow i'm not following those somali TVs ,, say Universal, RAAD, HCTV, etc ,,,,,,,,,,, Horta maxay sheegaan ??
-
Aniga mugoo Bella dan ma fahmin ,,,, maxay ka hadlaysaa ??
-
End of the day ,,,,,,,, good luck trollers and see you all tomorrow Insha Allah
-
..... baleeg waakaase maxaan sheegayay. Imikaa la odhan doonaa calaa geel laayay ,,
-
don't let the imagination break your virginity yaa Abtigiis ,,, Waa hadii uu jiraba dee ,, looooooooool
-
In everywhere ,, do you mean ,,, ehem ,,, ,, Yaa ???