
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Liin dhanaanta hilibkaa lagu cunayaa caanahana waa laga daba cabbayaa ,,,,,,, soodigii hilib cunka sheeganayay niyow ,,
-
Inta raacdaay nabigee [sCW] rafiiqiisii noqotee Aan rumaysay noqonee kusaliya rasuulkaa[sCW] Rabbi sali calal xabiibi……………………… Ninkii waalnaa ee reer Burco wuxuu yidhi: Alla maxaa dhakh Nebiga Baratay
-
xagaynu joognay awal ??
-
Waar dee nuune school muu soo marine sida ka daaya ,,, in yar oo oday beri hore Cadan wax ku soo bartay uga sheekeeyay buu weli sii xasuusan yahay oo uu inagu dabbaqayaaye ,,,,
-
Maxaan ka ogaa inaad qado ku maqnayd ma A&T track baa iigu kaa xidhan ,,,
-
What if we focus on his statement not his support ???
-
Ururka SOLJA oo Sheegay in Aanay Aqoonsanayn Dallad Sheegatay in ay Ku Midoobeen Suxufiyiintu Hargeysa (Somalilandnation)- Masuuliyiinta ururka saxaafada Somaliland ee SOLJA , ayaa beeniyay warar ka soo yeedhay urur la baxay dallada midowga Saxaafada (USJ0, oo sheegayay in ururka SOLJA yahay ururka saxaafada dawlada. Xoghayaha Ururka SOLJA Muuse X. Muxumed oo ka hadlay shirka jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda Hargeysa , ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warrka ka soo baxay ururka isku magacaabay dallada saxaafada , waxana uu tilmaamay in ururka SOLJA uu yahay ururka saxaafada Somaliland, isla markaana ay ku bahoobeen suxufiyiinta warbaahinta qaranka iyo kuwa madaxa banaan. Xoghayaha SOLJA waxa uu sheegay in aanay aqoonsanayn dallada dhawaan lagaga dhawaaqay Hargeysa oo aan sharciyad lagu aasaasin. Gudoomiyaha Ururka SOLJA Mustafe Cabdi Ciise “Shiine”, oo shirkaasi ka halday ayaa sheegay in suxufiyiinta ka hawl gala saxaafada dalku ay xuquuq isku mid ah leeyihiin , isla markaana aan loo baahnayn in la kala faqooqo. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in ururkoodu aanu ku jirin , isla markaana aqoonsanayn wax dallad saxaafadeed ah oo ay ku midoobeen saxaafada maxaliga ah. Sidoo kale waxa shirkaasi ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka SOLJA Xariir Faarax Ducaale , waxana uu sheegay in marka dallad la samaynayo lagaga qayb galo ururo , isla markaana aanay ururkoodu aqoonsayan kuna jirin dalladaasi oo uu ku tilmaamay mid aan sahrci ahayn.
-
-
where'z A&T now is he fabricating another story Exactly ! ! ! ! He did ,,
-
and he will not answer ,,
-
and it was telling me 5.2 ,,
-
i wonder where was that military court ,, probably in Ethiopia ,,,
-
It is in your house Ngonge ,,, i saw it ,,,,,,,,
-
He will be banned. @marcus iyo tolkiis ,, hahahahaha
-
Ngonge, I can still see ibti is somehow sensitive about your topics and stories niyow ,,, maxaa jira ??
-
You don't need to explain ,, i didn't say you've seen him. May be he saw you instead ,, why don't you wait and see what happened last night then start commenting ?? what is the big deal about it bal ??
-
I didn't know it is a silly story ,,, how do you know he doesn't even start to write it ?
-
BUUR KAA DAAC ........... Buur = Mountain KAA = That DAAC = Burp Buur Kaa Daac = Mountain That Burp Unless you mean BUUR KA DHAC
-
Ibti, Are you afraid that you are included in those stories ??
-
Something wrong with nuune's calculation ,,,
-
what does that suppose to mean ??
-
loooooooooool@Afro Nogonge, i told you she is around. Now you have the proof ,,,
-
I don't know why you are scared the NG's stories horta ,,,,,,, don't scare him bal Afternoon ,,,,,
-
At least it is something you can tell ,,,
-
Now i hope Burco will be happy and stop the Hargeisaa-naga-fiican mentality ,,,