Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. The connection is not good to listen anything maalmahan ,,,, i will listen to it when it gets better IA ,,,
  2. How much is the chicken ?? ,,, Yummmyyyy
  3. Praying in a Church ??? :confused: :mad: :confused:
  4. Now if you don't behave sayidow ,, you know what is awaiting you out there ,,
  5. I'm wondering what they put in Sayid's morning coffee today ......... lol Ibti, it is normal you receive such emails ,,, yes it is so strange Walee. I just had my Bariis and Muus .... time for a cuppa tea ... hehe
  6. loooooooooooooool ,, kabahaas waaweyni odayga waa dhibeen ,,
  7. Shir Caawa fiidkii ka dhacay magaalooyinka maatana oo looga hadlayey Mustaqbalka dambe ee gobaladda Sool Sanaag iyo Cayn oo Caawa fiidkii lagu Qabtey Hoolka weyn ee Tajmahal oo ku yaala Cedar and Lake ayaa lagaga dhawaaqey xisbi cusub oo matali doona danaha Siyaasadeed ee dadka ku Abtirsadda Goboladda Sool Sanaag iyo Gobolka Buuhoodle. Waxaana Xafladaasi siku meel gaadh ah loogu doortey Gudoomiyaha Xisbigga Somaliland Reform Party oo marka la soo gaabiyo loogu yeero (SRP} Muddane Abdi farah laba gole oo hore dadkii Xafladaasi ka soo qayb galay oo ka koobnaa dad si gaara loo soo casuumay oo u badnaa dad masuul ah ayaa aad u soo dhoweeyey Xisbigga Cusub iyo waliba Gudoomiyaha ku meel gaarka ah. muddane Abdi farah laba gole oo ay ku tilmaameen siyaasi da' yar wax badanna ka badelli kara xaaladda gobaladaasi mudane Abdi farah wuxuu hore U ahaan jiray madaxa Telifisionka Soomaliyeed ee minnesota. Wuxuuna ahaa nin aad iyo aad isugu soo dhowaayeen dhanka Sxaafada Somalida minnesota mudane Abdi farah laba gole wuxuu la soo shaqeyey madaxweynihhii hore ee Soomaaliland alle ha u naxariistee Maxamed xaaji Ibraahin Cigaal. mudane axmed yusuf oo ah madaxa waaxda dhalinyaradda ee somaliland ayaa ku tilmaamey arintni inay tahay mid timi xilli loo baahnaa. ururka ardayda ee gobolka Sool iyo buuhoodle ayaa aad u soo dhoweeyey. waxayna madaxa xisbigga ugu Hambalyeeyeen guul iyo horumar deg deg ah, Waxay alle uga baryeen in uu u sahlo howlha adag ee hortaan gudoonka cusub ee Somaliland Reform Party. Afnugaal.com
  8. Ka daroo dibi dhal .......... Wax la sheegayaba haduu fahmay kani ,,, looooool ha kugu taagnaato sxb ,,,
  9. loooooooool@waa dhurwaa ,,,,,,, Sayidka casharro badan baa ka dhiman iyo weliba sannado badan ,,
  10. I just want to see the pictures ,,,,,,, anything ??
  11. I'm surprised how everyone is here today ,,, i expected it is early for you guys.
  12. Are you sure about this ??? ,,,,, :confused: Lemme see bal ,, carabtan waxba lagama rumaystee ,,,
  13. looooooooooool ... niyow wuxuu ahaa macmacaan lagu iibin jiray iskuulada hortooda oo qori lagu duuduubi jiray ka dibna sida nacnac qoriga loo cuni jiray ,,,,,,,
  14. Waar odayga lacagta yar ha iska dhamayn ku dhaha doorashadii weli ma dhawee ,,,,
  15. nuune,, Koora, yes they are foreigners according in the legal terms.
  16. Niyow bahalkii maalashaanka la odhan jiray yaa xasuusta ,,, mise magac kele baad u taqaanaa
  17. Niyow bahalkii maalashaanka la odhan jiray yaa xasuusta ,,, mise magac kele baad u taqaanaa.
  18. Hello Lily ,,, I had to work during the weekend ,, i was on the field. Yes, and i can already see the Monday blues ,,,
  19. Waxa laga yaabaa inuu qaad ka dhergey.
  20. Belo ku dooraysay adigana ,, Now you reminded me of caano baraawe, what about the Maalashaan ?? ,, i used to like that niyow.