
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in General
Ma ka yaabtay terrisaad xumaanta rudy ?? ,, -
why me ?? ... i'm just posting a topic.
-
She will slap you on the face with her bag and tell you she left the guidelines at home ,,
-
Hmmm ,,,,,, Let's see ...
-
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in Politics
There is no Islamic state in this world right now. There is democracy and secularism plus some others and they allow. I'm not talking about if it is allowed or not but i'm talking about the world we live now. Look at the very christian countries and how Da'wah is going ...... -
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in General
There is no Islamic state in this world right now. There is democracy and secularism plus some others and they allow. I'm not talking about if it is allowed or not but i'm talking about the world we live now. Look at the very christian countries and how Da'wah is going ...... -
Jacaylbaro Called for Genocide and Clan Cleasing in one moment of madness
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Waxba sooma socdaan sxb ..... I'm just saying the obvious. -
Asalaamu Calaykum ........... Haye, maxaa sheegteen all the crazy trollers and their associates ,,,
-
Jacaylbaro Called for Genocide and Clan Cleasing in one moment of madness
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Norf, waxba ha is daalinin dadkani meel uma jeedaane ,, their country is a very good example of them markaa don't expect they unite, have one goal or reach an agreement. I don't think they even understand what you're talking about. Give them a break ,,, let them fight each other and talk to only those few of them who are honest and understanding. The more you try to argue the more they go mad and far from the xaqa. -
what is the meaning of the following words and is Muslim Somali ===????
Jacaylbaro replied to SayidSomal's topic in General
You can't find every word in the world in Somali. There are words that are from other language in every language. For example look at the Hindi (urdu) and how it is full of arabic words,, Ishq, Shaytaan, Naseeb, etc. Laangadhe and Gaadhi are also from Hindi and we use it as a Somali language. marka, let the Muqaddas be muqaddas for the moment. -
Col.C/Casiis Garam Garam Oo Sheegay Inuu Dagaal kala Hortegi Doono Maamulka Somaliland Col-ka la magac baxay c/casiis garam garam oo ku caan baxay dagaaladii qabiileysiga ee ka socon jirey koonfurta soomaaliya gaar ahaan gobolada jubooyinka ayaa shaaca ka qaaday inuu dagaal jabhadayn ah la geli doono maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood . Garam garam oo habeenkii xalay ahaa u waramayey qaar ka tirsan Idaacadaha magaalada muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ku dhufoo ka dhaqaaq ah la geli doono ciidamada jamhuuriyada somnalind ee ku sugan magaalada laascaanood taasoo uu ku micneeyey inay wadankoodii kusoo duuleen waa siduu hadalka u dhigaye . Col-ka oo saxaafadu weydiisay dhowr su,aalood oo kala ahaa cida ay ka amar qaataan jabhada uu sheegay inuu madaxa u yahay ayaa sheegay inay jabhadiisa oo magaceeda la yiraahdo SSC aysan labada maamul ee punt-land iyo somalind-ba ay ka madax banaan yihiin islamrkaana ay doonayaan oo keliya inay wadankooda ka saaraan ciidamada somaliland ee iminka ku sugan . Sidoo kale garam garam ayaa la weydiiyey maadaama uu maamulka Somaliland ay kamid yihiin dadka deegaanka sool ,sanaag iyo buuhoodle ma waxa aad la dagaalamaysaan dadka beesha dhul-bahante isagoo ku jawaabey ninka kasoo jeeda beesha *********** ee ka tirsan maamulka somalind ama ciidamadeeda waxuu noola mid yahay eey dhintay waxaanuna ugu hormarainaynaa dagaalka kuwa beesha *********** kasoo jeeda . Hadalka sarkaalkan ayaa kusoo beegmaya xili ay dhowaanahan ka jireen magaalada laascaanood weeraro ku dhufoo ka dhaqaaq ah oo la sheegay inay ku Jihaysan yihiin ciidamada maamulka somalinad eek u sugan magaalada laascaanood . Afnugaal
-
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in Politics
..... rudy attending a church to look for girls ,, means night clubs were not enough for him to find chicks ,,,,, hehe -
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in General
..... rudy attending a church to look for girls ,, means night clubs were not enough for him to find chicks ,,,,, hehe -
No it is not Love ,,,,, It is a plain madness.
-
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in Politics
It is not more than the battle between Islam and Christianity .... look at the other side and see how many of them are converted to Islam. -
Christians are trying to Christianize Somalis in North Kenya
Jacaylbaro replied to Mad_Mullah's topic in General
It is not more than the battle between Islam and Christianity .... look at the other side and see how many of them are converted to Islam. -
Dagaalka wa in la wadaa: Guddiga culimada soomaaliyeed
Jacaylbaro replied to Member-sol-'s topic in Politics
Sheekh Shariif Cabdinuur Sharif Xasan Now this is a heavy weight .... -
Dear Friend, I know that this will be a surprising message to youas we have not meet each other before. My name is Mr.mallam Ouedraogo,from Burkina Faso.I have been diagnosed with Esophageal cancer.It has defiled all forms of medical treatment, I have spent much money through my only uncle claiming that he want to help my critical IL-health condition while using my money for himself.He has even bribed the doctor to tell me that I have only about a few months to live to seeing if i have another money to bring out for him to take of which he can still bribe to kill me.I was never generous, and only focused on my business as that was the only thing I cared for and i did all this because of my inability to bear a child that is why my uncle want me dead so that he will take all my belongings as i have no brother nor sister.Because of my being impotent i adopted a female child as icannot born and i cannot live alone.I do not trust my the man any more to die here and live the little adopted girl straunded, as he seem not to be happy with me and her. He has sworded not to allow her live so that he can easily inbound all my belongings immediately i die. Now that my health has deteriorated so badly and i cannot do things myself any more i will like you to do me a favor and i don't want my uncle to know about this development till i live the country. I strongly believe that our God almighty can still change my IL-health condition.I need your urgent response so that we can make arrangement for me and my daughter to come over to meet you in your country for good treatment before anything happens to me here.I have a fixed deposit account which no one knows about and i saved this funds for the purpose of using it at my old age since i have no child before this adoption. I believe that with this funds you can change this my sickness by arranging a specialist for adequate treatment in your kind control their in your country because with God all things are possible. God be with you. Mr.mallam Ouedraogo
-
Dagaalka wa in la wadaa: Guddiga culimada soomaaliyeed
Jacaylbaro replied to Member-sol-'s topic in Politics
Have the just woke up ?? ,, 17 years and they're still calling calling for more war ?? -
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya, gaar ahaan garabka Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa ****olka ka qaaday aragtidiisa ku waajahan qaraxyadii 29 Oktoobar, 08 ka dhacay magaalada Hargeysa ee lala beegsaday Madaxtooyada, Somaliland, Xafiiska Itoobiya iyo xarunta hay’adda UNDP ee Hargeysa. Xasan Aweys, oo isaga oo ku sugan magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya, xalay waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika oo Telefoonka kula xidhiidhay, waxa uu sheegay inaanu raali ka ahayn weeraradaas, isaga oo xusay inaanu ururkiisuna ku lug lahayn. Waraysigaas uu Geeska Afrika, la yeeshay Xasan Daahri Aweys, waxa uu u dhacay sidan: Sidee ayaad u aragtii weeraradii foosha xumaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Hargeysa, kuwaas oo lala beegsaday Madaxtooyada, Xafiiska Itoobiya ee Hargeysa iyo xarunta hay’adda UNDP? Walaaloow, waxyaabahaas (Qaraxyadaas) way dhici kartaa in annaga la nagu soo leexiyo, laakiin wax shuqul ah oo aanu ku leenahay ma jirto. Shakhsi ahaana waxyaabaha noocaas ah ma jecli sida runta ah, waayo, waxyaalaha dad iska jooga oo aan waxba galabsan dhibaya, markay cadowga tahay waa ka gaar oo cadowga waanu la dagaalanaa oo waxyaabaha loo isticmaalo waa ka mid, laakiin ummadii aan dambiga lahayn iyo dadkii maganta ahaa Diin ahaan in la ilaaliyo weeye, maaha in iyaga la dhibo, markaas in loo isticmaalo wixii cadowga loo isticmaalayay munaasib ilama aha, dadka waxaas samaynayana ma garanayo waxay ula jeedaan. Sidaas daraadeed annagu waxyaabaha noocaas ah shuqulna kuma lihin, raalina kama nihin. Cidda falalkan samaynaysaa maxay kuula muuqdaan, maadaama oo ay dhibayaan dad aan waxba galabsan oo ay galaafanayaan naftoodii? Way dhici kartaa in dadku iyagoo is leh wax wanaajiya inay wax biiyaan, laakiin wixii wax biinaya cidna laguma waafiqi karo. Somaliland oo nabad ku naaloonaysa, oo xiitaa hoy u noqotay dad badan oo ka soo qaxay dagaalada Somaliya, in la soo weeraro sidee ayay kuula muuqataa? Meesha amniga ah in amniga laga qaado annagu kolayba ma qabno, meeshii aanay hadda dhibi ka jirina in dhib la geliyo ma wanaagsana. Dadkii qaraxyadaas ku geeriyoodayna tacsi ayaanu gaadhsiinaynaa, illaahayna bedel khayr qaba ha siiyo. Xilligii ay Maxkamaduhu awoodda lahaayeen, waxa jirta hadal la sheego in lagaa soo xigtay oo ah inaad tidhi ‘Dadka Somaliland waxay caabudaan Sanam nabad la yidhaahdo.’ Hadalkaasi horta ma jiray wakhtigaas? Warar badan oo la sheego waxba kama jiraan, warkaasna maba odhan aqaano, wararkaygana ka mid maaha, markaas anigu maan odhan hadalkaas. Sheekh Shariif, waxa uu nidar ku maray oo uu ku hawlanyahay inuu hirgelin doono heshiiskii xabad joojinta ahaa ee uu dhawaan la galay dawladda Cabdillaahi Yuusuf. Adiga aragtidaada heshiiskaas iyo xabad joojintaasi ma hirgalaysaa? Inta cadowgu dhulka ku jiro qofna ma odhan karo xabadda waa la joojinayaa, xataa haddii uu Madaxweyne yahay ma odhan karo waa la joojinayaa, markaas cadowgu haddii uu wadanka ku jiro, xiitaa dad aanu dagaalku waajib ku ahayn sida dumarka iyo carruurta ayuu ku wada waajibayaa. Markaas waxaasi wax soconaya maaha, xabad la joojinayaana ma jirto.
-
looooooooool Ayoub ,, yes i can picture Ali Nadim ,,